malistar2012

Nomad
  • Content Count

    2,754
  • Joined

  • Last visited

About malistar2012

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Arrimaha dooda ka taagan ayaa waxaa ka mid ah mushaarka Ciidamada ay qaadanayaan, waxaana bil kasta askariga u qoran lacag dhan $100 kaliya, taasoo Xildhibaanada ay sheegeen in aan la aqbali karin. Xildhibaanada Baarlamaanka oo qarka u saaran inay dib u celiyaan Miisaaniyadda sanadka 2017 by master | Sunday, Jul 16, 2017 | 3414 views July 16 (Jowhar)— Xildhibaanada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka doodaya miisaaniyadda sanadka 2017 oo maalmo ka hor ay u soo gudbisay Wasaaradda Maaliyadda ayaa qarka u saaran inay dib ugu celiyaan Wasaaradda miisaaniyadda sanadkan 2017 ee ka harsan 6-da bilood. Xildhibaanada ayaa doodo culus ka keenay miisaaniyada iyo qaabka loo dejiyay, iyagoo ku tilmaamay inay ka jiraan qaladaad iyo cadaalad daro, waxaana ay su’aalo adag ay ka weydiiyeen Wasiirka Maaliyadda. Dooda ku saabsan miisaaniyadda oo maalintii labaad gashay ayaa marka la soo gaba gabeeyo lagu wadaa in cod loo qaado, waxaana laga cabsi qabaa in Baarlamaanka uu diido. Arrimaha dooda ka taagan ayaa waxaa ka mid ah mushaarka Ciidamada ay qaadanayaan, waxaana bil kasta askariga u qoran lacag dhan $100 kaliya, taasoo Xildhibaanada ay sheegeen in aan la aqbali karin. Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xidig ayaa sheegay in askari qaadanaya $100 aanu Amni sugi karin, sidaas darteed ay doonayaan in mushaarka ciidamada la kordhiyo, isagoo xusay in shaqaalaha dowladda ay guryahooda ku qaataan lacag $1000, isla markaana askarigii ku sugnaa jiida dagaalka ee jiifay dhaxantana uu qaadanayo $100. Sidoo kale Xildhibaanada qaar ayaa muran ka keenay bajadka loo qondeeyay maamul goboleedyada dalka oo qeyb ka noqday miisaaniyada sanadkan ee dowladda Soomaaliya, iyadoo qorshuhu yahay in dowladdu la wareegto ilaha dhaqaale ee ay leeyihiin sida garoomada iyo Dekedaha. Xildhibaanada ayaa sheegay in aysan cadaalad aheyn in maamul goboleedyada lacago aan isla sineyn la siiyo, iyadoo maamulka Puntland uu yahay kan ugu badan ee lacagaha loo qondeeyay qaadanayo oo gaaraya illaa afar milyan oo dollar, halka maamulka Hirshabelle uu yahay midka ugu yar ee qaadan doono lacag dhan todobo boqol oo kun. Si kastaba ha ahaatee dooda Xildhibaanada ee miisaaniyada lixda bilood ee sanadkan ka harsan ayaa laga yaabaa inay sii socoto, lana soo gaba gabeeyo illaa maalinta berri.
  2. President Terrible budget reducing Soldiers Salaries &biased distribution to Federal States Dood ka taagan Miisaaniyadda iyo Lacago aan isla ekeyn oo u qoran maamul goboleedyada (Akhriso) by A M | Saturday, Jul 15, 2017 | 6993 views July 15 (Jowhar)— Muran iyo dood ayaa ka dhashay miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2017, iyadoo arbacadii la soo dhaafay la hor-geeyay Baarlamaanka miisaaniyada lixda bilood ee soo socota, kaddib markii ay dhamaatay miisaaniyad KMG aheyd ee dowladda Soomaaliya ku shaqeyneysay lixdii bil ee la soo dhaafay. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa sheegay in qaladaad badan ay ka jiraan miisaaniyadda sanadkan, iyagoo farta ku goday meelaha qaladaadka ka jiro sida dhaqaale la siinayo maamul goboleedyada dalka Xogo la helay ayaa muujinaya in maamul goboleedyada dalka ay dhaqaale fara badan ku helayaan miisaaniyada hor-taala Baarlamaanka, iyagoo u qoran lacago aanay isku mid aheyn. Maamul goboleedka Puntland ayaa lacagta ugu badan helaya oo dowladda Dhexe ee soomaaliya siin doonto, waxaana uu helayaa lacag dhan $4,675,000 (Afar milyan iyo todobo boqol iyo todobaatan iyo shan kun). Sidoo kale Maamulka Jubbaland ayaa waxaa uu helayaa lacag dhan $2,695,000 (Labo milyan lix boqol iyo sagaashan iyo shankun) Maamulada Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa si isku mid ah iyana waxay u helayaan lacag gaareysa $1,475,000 (Hal milyan afar boqol iyo todobaatan iyo shan kun) Maamulka Hirshabeelle oo ah maamulkii ugu dambeeyay ee la dhiso ayaa noqday maamulka ugu lacagta yar, waxaana uu helayaa lacag dhan $700,000 (Todobo boqol oo kun). Sidoo kale Maamulka Gobolka Banaadir oo ah xarunta dowladda Federaalka ayaa u qoran lacag dhan $7,000 000 (Todobo milyan oo dollar) Xildhibaan C/raxmaan Xaaji Ibbi ayaa sheegay in miisaaniyada ay qaladaad badan ka jirto, isagoo xusay in maamul goboleed deked leh oo dhaqaale fiican soo gala ay u qoran tahay lacago badan, halka maamul goboleed aan dekedo laheyn ay u qoran tahay lacago yar. [​IMG] “Anaga meelaha aan bidhaamin doono ayay ka mid yahay Maamul goboleeydada kuwo lacag badan u qoran iyo kuwo lacag yar u qoran, waliba maamul goboleed deked leh oo dhaqaale fiican soo gala ayaa lacag badan u qoran, tusaale ahaan Koofur Galbeed waa meesha ugu bulshada badan tahay dalka oo dhan, waxaa ku nool 4 milyan oo ruux, hadana waxaa la siinaa hal milyan oo aan badda u shaqeyn, halka afar milyan la siinayo meelihii daqliga yaalay”ayuu yiri Xildhibaan Ibbi. Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim ayaa sheegay in si aan cadaalad aheyn loo dhigay miisanaiyadan, isagoo xusay inay Wasiirka Maaliyadda ka sugayaan inuu fasiraad ka bixiyo. “Wasiirka Maaliyadda ayaa ka sugeynaa inuu fasiro, sida ay ku kala lacag bateen maamul goboleedyada kuwa dekedaha leh iyo kuwa aan laheyn, waxaa anaga qiyaasaneynaa dowladda bajadka ay siiso maamul goboleedyada inuu sinaado”ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Xasan Ibraahim. Waxaa kaloo iyana dood laga keenay dhaqaale u qoran rugta Ganacsiga Soomaaliyeed, waxaana rugta ka dhex jira khilaaf dhexdooda ah oo ay labo garab u kala jaban yihiin. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa maanta ka doodaya miisaaniyada loo soo gudbiyay ee lixda bilood ah, waxaana suurta gal ah inay hareyso doodo kulul iyo muran la xiriira miisaaniyada iyo qaababka lagu saleeyay.
  3. Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka Home - Wararka Somalia - Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka Jen.Yuusuf Indha-Cadde; oo loo magacaabay guddoomiyaha guddiga hanti soo celinta Ciidanka July 5, 2017 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde ayaa loo magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Hanti soo celinta Ciidanka Soomaaliyeed. Guddigan ayey howshiisu tahay in ay dib u soo celiyaan hantida Ciidanka Soomaaliyeed sida guryaha iyo hantida kale ee maguurtada ah ee ay Ciidanka leeyihiin. durba guddigan waxaa uu billaabay shaqadiisa waxaana Gaadiid dagaal oo ay ku xiranyihiin codbaahiyayaal la geeyay guryaha ay leeyihiin Ciidamada Dalka iyo Xarumaha Ciidamada ee ay hadda degganyihiin dadka rayidka ah. Guddiga waxaa ay muddo kooban u qabteen dadka deggan xeryaha Ciidamada ee Muqdisho iyo Guryahooda,waxaana dadka lagu amray in ay muddo kooban ay uga guuraan. Dadka qaar ayaa arrintan cabasho ka muujiyay waxaana ay ku doodayaan in aysan garaneyn goob ay aadaan haddii laga raro guryaha hadda ay degganyiihin.
  4. I support ‘dawladda Soomaaliya 100 % No doubt i have the right to criticize Incumbent President Farmajo , The City has become Bloodbath...... Al-Shabab claims deadly Mogadishu attack | Somalia News | Al Jazeera www.aljazeera.com/.../mogadishu-car-bombing-leaves-dead-170524154635297.html May 24, 2017 - Bombings are a near-daily occurrence in Mogadishu. Most are claimed by al-Shabab, an armed group that is fighting to overthrow the ... Somalia: Huge blast rocks downtown Mogadishu | Somalia News | Al ... www.aljazeera.com/.../somalia-huge-blast-rocks-downtown-mogadishu-17050815181... May 8, 2017 - Mogadishu, Somalia - A car bomb exploded in the heart of Somalia's capital on Monday, killing at least five people and wounding 20 others, ... Deadly car bomb attack rocks Somalia's Mogadishu | Somalia News ... www.aljazeera.com/.../deadly-car-bomb-attack-rocks-somalia-mogadishu-170620111... 3 days ago - The blast comes less than a week after al-Shabab gunmen carried out an overnight siege on a popular restaurant in Mogadishu [abdirisak ... Car bomb targets restaurant in Somalia's Mogadishu | News | Al Jazeera www.aljazeera.com/.../car-bomb-targets-restaurant-somalia-mogadishu-17061417393... Jun 14, 2017 - A car bomb has detonated outside a restaurant in the Somali capital, Mogadishu, killing at least nine people and wounding several others, ... Car bomb kills four outside Mogadishu police station | News | Al Jazeera www.aljazeera.com/.../explosion-reported-mogadishu-police-station-1706221202554... 1 day ago - Bomb targeting the Waberi police station in Mogadishu kills at least four and wounds several others, says police. @Dhagax-Tuur said: ^"Unuka hadii madaxweyne eheen, unuka qaadac waaye, xitaa hadii marmarsiiyo fiican heesanin" This person is hypocrite. When XSM was in charge, it was all about 'dawladda Soomaaliya' now that 'uncle/cousin' is no more, it is mindless propaganda to oppose the current administration. The saddest part of the shyte that you bring here is the mindset is effing prevalent that the chances of united somalis is effing dim. Waxan iyo wax la mid ah aa la leeyahay wax halala wadaago! Ain't going to happen.
  5. Incumbent President Farmajo Destroying what former President Hassan sheikh Has Build . President Hassan sheikh in Saldhiga Booliska degmada Waabari Police Stations and Government building are being target daily in Mogadishu , scores of People are dead weekly . Farmajo Has turned Mogadishu into War zone , Two Police station bombed in the same week . Saldhiga Booliska degmada Waabari Saldhiga Booliska degmada Wadajir Completely destroyed
  6. Farmajo looses khatuum to secessionist SL President Farmajo struggling domestic and International
  7. Gudoomiye-yaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay May 23, 2017 - 16 Aragtiyood Muqdisho (Kalshaale) Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa goor dhow kaga dhawaaqay xarunta aqalka dowlada hoose ee Xamar magacyada 15 guddoomiye oo loo magacaabay 15 ka mid ah 18 degmooyinka gobolka Banaadir. HALKAN KA DAAWO VIDEO Waa Guddoomiyeyaashii ugu badnaa ee degmooyinka Gobolka Banaadir oo hal mar xilka laga qaado, iyadoo la magacaabay Guddoomiyeyaal cusub oo u badan dhalinyaro. 5 ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa loo magacaabay Haween, taasoo ah markii u horeysay taariikhda in 5 degmo in guddoomiye looga dhigo gabdho da’yar. Sidoo kale Guddoomiyeyaasha qaar ayaa waxaa ku jira rag qurbo joog ah, iyo Xubno kale, Liis horu dhac ah oo aanu helnay ayaa muujinaya xubnaha la magacaabay ee Guddoomiyeyaasha degmooyinka, waxayna kala yihiin sidan:- Magacyada Gudoomiyayaasha cusub ee gobolka Banaadir ee hadda la magacaabay 1- Degmada C/casiis: Sharmaarke Maxamed Ladane 2- Degmada Kaaraan: C/fataax Nuur cali yaanyo 3- Degmada Shibis: Safiyo Sheekh Cali Jimcaale 4- Degmada Yaaqshiid: Axmed Xasan Maxamuud 5- Degmada Howlwadaag: C/kariin Cali Kaar 6- Degmada Hodan: Maxamed Axmed Cantoobo 7- Degmada Dayniile: C/wali Nuur Faarax 8- Degmada Wadajir: Cumar C/llaahi Xasan 9- Degmada Dharkeenley: C/raxmaan Siid cali 10- Degmada Shingaani: Basmo Cumar Axmed 11- Degmada xamerweyne: Cumar Shariif Maye 12- Degnada Xamar Jajab: C/wali C/llaahi Maxamed 13- Degmada Waabari Rowdo C/llaahi 14- Degmada boondheere: Zeinab Yuusuf Wehliye 15- Degmada Warta Nabada Zeinab Maxamuud Warasame
  8. Kenya &saudi arabia& kuwait& UAE spending weeks New army chief survives deadly Mogadishu bomb blast Al Jazeera · 1 day ago Al Shabaab car bomb outside Mogadishu army base kills at least 15: military Reuters · 1 day ago Somalia: Seven killed in Mogadishu car bombing Al Jazeera · 5 days ago
  9. Live From Mogadishu‏ @Daudoo Follow More BREAKING: Somali officials "Extremely angered" over #Kenya President's visit to #Dhobley because #Somalia govt wasn't informed - Local Media No official invitation from the government. Maamulka S.land oo Si Rasmi ah ugu Saxeexay imaaraadka Saldhiga Ciidan ee Ber-bera iyo Faysal Cali Waraabe oo si yaab leh uga hadlay https://youtu.be/F1KA_s9J5H4 No word on Farmajo Gov This is Why he was elected since he was heavily funded by UAE And Kenya
  10. @gooni said: malistar xasan sheekh waa tagay maalinkii la doortay amaantaad ku bilowday yaad ku dhoofisay,waana dhaqanka soomaalida fiqo iyo tolkiis jano iskuma arkaan duqa magaaladuna si aan gabasho lahayn yuu doorashadii xasan sheekh ugu ololeeyay umana ekayn duq magaalo mudane farmaajo waxaa laga rabaa inuu nin soomaaliyeed oo shaqadiisa kasoo bixi kara u dhiibo magaalo madaxda soomaaliya iyo meeshii uu is leeyahay dhaxan baa ka iman karta. gaari gacan ciid laga daadiyo dadka lagu qiimeeyo. Labo jeer oo ay waqtiyo kooban u dhaxeeyay ayaa laga xayiray akoonadii Gobolka Banaadir ku lahaa Bankiga Dhexe, taasoo ku xaroon jirtay dakhliga Gobolka Banaadir uu ka helo Dekeda Muqdisho. Disturbing the Mogadishu admin cash flow cutting of salary for the Police & civil service other to do list for the admn ., Thats not why Farmajo was elected is it ? is that positive way to settle score Have you seen or heard from Farmaajo lately whats Farmajo Plan Insert his close friends and circle for Power vacuum ? What makes him different ?
  11. @galbeedi said: Malister, saaxiib ma waxa aad tidhi " noolow ma daale. This governor is a full member of Damujadiid. Unlike Tarzan , this man is in change of both the civilian , police and the intelligence apparatus of the capital. Yet huge security problems still persist in most neighborhood. The new leadership must bring a new blood or bring back M. Nuur Tarzan who proven himself during the difficult times . In terms of " Xaflado", i do believe the time of useless parties thrown in Mogadishu are over. We understand that despite the change of leadership, Damujadiid are very active every where including inside the parliament. Who knows they might even have a hand in the new leadership. The reality is they should allow change and back their bags. The Best Governor & Mayor Mogadishu ever had , The Governor literally changed the face of the city embarking major successful projects and completing it. Caasimaada dalka Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa laga bilaabay dib u habayn lagu samaynayo bulaacadihii qaadi jiray biyaha roobka ee ku ooli jiray wadooyinka hareerahooda Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Kalsooni Ku Abuuray Shacabka Muqdisho The Governor is very active The people support him Big Time
  12. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo la geliyay go’doon dhaqaale iyo mid siyaasadeed (Warbixin) by A M | Saturday, Mar 18, 2017 | 7791 views March 18 (Jowhar)— Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo mustaqbalkiisa xileed uu mugdi ku jiro ayaa waxaa soo wajahay culeysyo baaxad leh oo uga imaanaya madaxda dowladda, iyadoo la geliyay xaalad go’doon ah. Yuusuf Jimcaale oo si weyn ugu ololeeyay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hada ka mid ah dadka ugu horeeyay xil qaadistooda ay dhow-dahay, marka la dhiso Xukuumadda cusub. Ilo lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in labadii bilood ee la soo dhaafay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir la geliyay go’doon dhaqaale iyo mid siyaasadeed. Labo jeer oo ay waqtiyo kooban u dhaxeeyay ayaa laga xayiray akoonadii Gobolka Banaadir ku lahaa Bankiga Dhexe, taasoo ku xaroon jirtay dakhliga Gobolka Banaadir uu ka helo Dekeda Muqdisho. Xayiraada lagu soo rogay Akoonadii Gobolka Banaadir ayaa sababtay inay saameyn ku yeelayo howlihii Gobolka, sidoo kale waxaa muddo bilooyin ah maqan mushaaraadkii shaqaalaha Gobolka. Sidoo kale go’doonka siyaasadeed ee uu galay Guddoomiye Madaale ayaa ah in Madaxweyne Farmaajo uu albaabada ka xirtay, dhowr jeer oo uu isku dayay inuu ku casuumo munaasabado uu Gobolka qaban lahaa ka hor-yimid in la qabto ama uu ka qeyb galo. Guddoomiye Madaale ayaa si aad ah ugu milmay ololihii doorashada Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh, waxaa la xusuustaa hadaladii aan gambadka laheyn ee uu taageerada ugu muujiyay.
  13. Something new President Farmajo visits victims of bomb blast, announces USD$100K reward for information leading to bomb plots Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi Farmajo travelled to Medina hospital to visit the victims of today’s bomb blast and announced that his government would introduce a monetary incentive for civilians to join the fight against Al-Shabaab. Earlier this afternoon, A truck bomb detonated at a busy intersection in Mogadishu’s Wadajir district ripped through Kawa-Godey market just after Dhuhr prayers killing at least 35 and injuring scores more. Ads By Google Medina Hospital Director Mohamed Yusuf said that over 35 people were brought to the hospital. 11 were treated for minor injuries and sent home. He added that 3 victims died while doctors fought to save their lives. Among the victims are several young children and women. Speaking at the hospital, President Farmajo said that his government is offering USD$100,000 as a reward for anybody who provides information leading authorities to car bomb plots, something that he mentioned during his campaign. The Director of the National Intelligence Agency (NISA), General Gaafow announced a separate USD$10,000 reward for information on assassination attempts. Just yesterday, Al Shabaab militants targeted two government officials in two separate drive-by shootings in Mogadishu. Authorities gave chase to the suspects but they ultimately managed to escape. Somali and AU forces have been battling the militant insurgency group Al-Shabaab since ousting them from the capital in 201