-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Views of the general public
-
UN approves surge in Somalia troops vs. al-Shabab
Che -Guevara replied to malistar2012's topic in Politics
Those who were protesting yesterday are now welcoming them? Anyway, a truly viable Somali army can defeat Al-Shabab, not these ever increasing foreign forces. -
Relief Effort in Bari and Nugaal-Admin Please Read
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
Aw Xiin, I no longer call Boston home and I don't know people yet in my new city, but I will personally contribute whatever I can. -
12 Nofeembar 2013 Wargalin Ra’iisul Wasaaraha ee ku Socota Ummadda Soomaaliyeed Waxaa xusid mudan in bishaan November 2013, ay tahay sanadguuradii kowaad ee dhismaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Inkastoo marxalad adag iyo caqabado badan ay jireen hadana muddada kooban ee halka sano aheyd oo ay dawladdeena dhisneyd waxay gaartay guulo waaweyn iyo waxqabad muuqda gaar ahaan dhinaca amniga, dib-u heshiisiinta, maamulka iyo kobcinta dakhliga dawladda, waxbarashada, xoojinta siyaasadda arrimaha dibada, dhismaha haykalka dawladda iwm. Inkastoo waxqabadka iyo hormarka aan kor ku xusay iyo wadashaqeyn waanaagsan ay ku dhammaatay sanad-guuradii kowaad, anoo ka xun waxaan ku wargalinayaa ummadda Soomaliyeed in uu dhab yahay is-maandhaafka la maqlay oo ka dhaxeeya aniga iyo Madaxweynaha. Is-maandhaafkaas ma’ahan mid siyaasi ah ee waa mid Dastuuri ah, xalkiisuna waa fahamka iyo ku dhaqanka Dastuurka Qaranka. Waxaan ka codsanayaa ummadda Soomaliyeed iney ku kalsoonaadaan Madaxdooda iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ayagu leh mas’uuliyadda kowaad ee xal u helidda is-maandhaafkaan. Ugu dambeyn, maadaama ay horyaalaan wadanka marxalado adag gaar ahaan dhanka amniga, waxaan farayaa hay’adaha dawladda oo dhan in ay wataan howshooda qaran, siina laba jibbaaraan adkeynta nabadda iyo habsami u fulinta howlahoodaa. Sidoo kale, waxaan ka codsanayaa shacabka Soomaaliyeed iney sii xoojiyaan doorkoodi ku aadanaa wadaninimada, nabadda, iyo hormarka dalka. DHAMAAD Ahmed Adan Warbaahinta Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Muqdisho - Soomaaliya http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2113
-
Sawirro: Ra'iisul Wasaaraha oo aad u careysan, iyadoo Madaxweynaha shir gudoominayo Kulanka Amniga http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2112
-
You can change the name of the post within 'advanced editing'. I think he just find out that function.
-
Safferz;985544 wrote: What was this thread about? How to pick up girls.
-
Relief Effort in Bari and Nugaal-Admin Please Read
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
If you have nothing useful to contribute, please see yourself out. -
Solers, does anyone know if any relief effort is in progress and where we could donate, preferably Somali organizations on the ground. Admin, is there any Somali organization you could point?
-
Xasan Culusow oo Galaydh kula shuraakobay mashruuca khaatumo
Che -Guevara replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Dr Cali Khaliif "Ra'iisul Wasaaraha baan aniga is aragnay, Madaxweynaha wuxuu ku yiri orodoo is casil" Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka sheegaya dalabka Madaxweynaha Soomaaliya u jeediyay Ra'iisul Wasaaraha inuu is casilo, isagoo wal wal ka muujiyo in dowladda Soomaaliya dib ugu laabato khilaafaadyadii horay u ragaadiyay dowladihii hore. Wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliya ee BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in isaga uu xalay la kulmay Ra'iisul Wasaare Saacid, isla markaana u sheegay in Madaxweynaha uu ku yiri inuu is casilo oo uu keeno warqad istiqaalad ah. "Warka soo baxay oo ah Madaxweynihii iyo Ra'iisul Wasaarihii baa is arkay, iyagii baa dooday, warka labada dhinac ka socda waxa weeye Madaxweynaha wuxuu warsaday Ra'iisul Wasaaraha inuu is casilo, Ra'iisul Wasaaraha markaas jawaab ma bixin shalay galab ilaa xalay buu jawaab rasmi ah dhiibay oo yidhi isma casilayo"ayuu yiri Dr. Cali Khaliif Galeyr. Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inay aheyd in siyaasidihii horay u jiray in laga koro, balse aanay aheyn in gadaal loo laabto, waxaana uu ku tilmaamay khilaafkaas in dhibaato weyn ku yahay shacabka Soomaaliyeed iyo danaheeda. "Aniga Madaxweynaha ma arkin, laakiin Ra'iisul Wasaarahaayaa arkay xalay mida uu nagu yiri waxay aheyd, Madaxweynaha iyo aniga kalsooni buuxda isku qabnay, waxaa ku tala jiray dowlada in la shaandheeyo, waxaa madaxweynaha u gudbiyay liis dowladda cusbeyd ah, wuxuu ku yiri liiska iyo dowladda sheegeysay halkan naga dhig arrinta kale ee is casil, wuxuu ii sheegay in Madaxweynuhu ku yiri xushmo iyo kalsooni badan baa ku tusay inaan ku magacaabo hadana waxa jeclaan lahaa inaad keento is casilaada"ayuu yiri Dr. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ahaa Xildhibaanadii la kulmay Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Mar uu ka hadlayay waayo aragnimada uu u leeyahay khilaafyadii horay dalka u soo maray markii uu Ra'iisul Wasaaraha soo noqday ayuu sheegay in Madaxda ugu sareysa dalka ay yihiin kuwo sharciga kala haga, isagoo xalka sheegay inuu ku jiro madaxda dhexdooda oo ay is daayaan. Waxaa uu sheegay in inta lagu dhisayo dowladda ay waqti qaadaneyso, gaar ahaan in la raadiyo Ra'iisul Wasaare iyo in kalsooni looga raadiyo Baarlamaanka ay labadaba waqti qaadaneyso, isagoo tilmaamay in dowladda ay hada dhisan tahay sanad iyo bar wax ku dhow sida uu hadalka u dhigay. Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa mudadii sanadka aheyd aan is khilaafin, iyadoo mudadaas loo arkayay in dowlad rasmi tahay, isla markaana ay kaga duwan tahay dowladihii hore inay KMG aheyd, marka ay is qaban jireen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha. Hase ahaatee arrintan ayaa noqon karta mid siyaasada dowladda ay saameyn ku yeelato, isla markaana uu horseedo xiisado siyaasadeed oo la dega dowladda Soomaaliya, taasna ay keento xalka in wadamada daneeya Soomaaliya ay soo fara geliyaan xaalka. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com -
Xasan Culusow oo Galaydh kula shuraakobay mashruuca khaatumo
Che -Guevara replied to Wiil Cusub's topic in Politics
d/p -
Dr Cali Khaliif "Ra'iisul Wasaaraha baan aniga is aragnay, Madaxweynaha wuxuu ku yiri orodoo is casil" Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay wararka sheegaya dalabka Madaxweynaha Soomaaliya u jeediyay Ra'iisul Wasaaraha inuu is casilo, isagoo wal wal ka muujiyo in dowladda Soomaaliya dib ugu laabato khilaafaadyadii horay u ragaadiyay dowladihii hore. Wareysi uu siiyay laanta Afka Soomaaliya ee BBC-da ayaa waxaa uu sheegay in isaga uu xalay la kulmay Ra'iisul Wasaare Saacid, isla markaana u sheegay in Madaxweynaha uu ku yiri inuu is casilo oo uu keeno warqad istiqaalad ah. "Warka soo baxay oo ah Madaxweynihii iyo Ra'iisul Wasaarihii baa is arkay, iyagii baa dooday, warka labada dhinac ka socda waxa weeye Madaxweynaha wuxuu warsaday Ra'iisul Wasaaraha inuu is casilo, Ra'iisul Wasaaraha markaas jawaab ma bixin shalay galab ilaa xalay buu jawaab rasmi ah dhiibay oo yidhi isma casilayo"ayuu yiri Dr. Cali Khaliif Galeyr. Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay inay aheyd in siyaasidihii horay u jiray in laga koro, balse aanay aheyn in gadaal loo laabto, waxaana uu ku tilmaamay khilaafkaas in dhibaato weyn ku yahay shacabka Soomaaliyeed iyo danaheeda. "Aniga Madaxweynaha ma arkin, laakiin Ra'iisul Wasaarahaayaa arkay xalay mida uu nagu yiri waxay aheyd, Madaxweynaha iyo aniga kalsooni buuxda isku qabnay, waxaa ku tala jiray dowlada in la shaandheeyo, waxaa madaxweynaha u gudbiyay liis dowladda cusbeyd ah, wuxuu ku yiri liiska iyo dowladda sheegeysay halkan naga dhig arrinta kale ee is casil, wuxuu ii sheegay in Madaxweynuhu ku yiri xushmo iyo kalsooni badan baa ku tusay inaan ku magacaabo hadana waxa jeclaan lahaa inaad keento is casilaada"ayuu yiri Dr. Cali Khaliif Galeyr oo ka mid ahaa Xildhibaanadii la kulmay Ra'iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid. Mar uu ka hadlayay waayo aragnimada uu u leeyahay khilaafyadii horay dalka u soo maray markii uu Ra'iisul Wasaaraha soo noqday ayuu sheegay in Madaxda ugu sareysa dalka ay yihiin kuwo sharciga kala haga, isagoo xalka sheegay inuu ku jiro madaxda dhexdooda oo ay is daayaan. Waxaa uu sheegay in inta lagu dhisayo dowladda ay waqti qaadaneyso, gaar ahaan in la raadiyo Ra'iisul Wasaare iyo in kalsooni looga raadiyo Baarlamaanka ay labadaba waqti qaadaneyso, isagoo tilmaamay in dowladda ay hada dhisan tahay sanad iyo bar wax ku dhow sida uu hadalka u dhigay. Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa mudadii sanadka aheyd aan is khilaafin, iyadoo mudadaas loo arkayay in dowlad rasmi tahay, isla markaana ay kaga duwan tahay dowladihii hore inay KMG aheyd, marka ay is qaban jireen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha. Hase ahaatee arrintan ayaa noqon karta mid siyaasada dowladda ay saameyn ku yeelato, isla markaana uu horseedo xiisado siyaasadeed oo la dega dowladda Soomaaliya, taasna ay keento xalka in wadamada daneeya Soomaaliya ay soo fara geliyaan xaalka. Somali news leader www.jowhar.com jowharcom@hotmail.com golfyare@gmail.com
-
Somaliland: 350% National Annual Budget Rise in Last Three Years
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^Classic stuff -
Jacaylbaro;981308 wrote: You better say the " Tolka Fadhikudirir" ..... Tolka maybe spot on this time hehe
-
The right idea, but the wrong goal. This should be a tip line where residents can call to report criminal activities.
-
Somali President Seeks PM's Resignation VOA News November 11, 2013 Somalia's president has asked the prime minister to resign, in a blow to the rare political stability Somalia has experienced for the past year. Sources within the Somali government said that President Hassan Sheikh Mohamud asked Prime Minister Abdi Farah Shirdon to resign on Friday, on the grounds that Shirdon has been ineffective in his job. The sources said the situation was unresolved as of Monday. The president and prime minister came to power a little more than 12 months ago as part of a U.N.-backed process to give Somalia a stable central government after more than two decades of chaos and conflict. Shirdon was a political newcomer at the time, having previously worked as a businessman in Kenya. The country has enjoyed relative peace and a budding prosperity since then, though militant group al-Shabab continues to carry out periodic attacks in the capital, Mogadishu. If Shirdoon were to resign, it would be the first major shakeup in the government since Somalia's parliament elected Mohamud as president. Previous Somali governments often fell apart because of infighting - a situation that hampered the governments' ability to defeat insurgents and exert authority. Al-Shabab was pushed out of major cities mainly by African Union troops. Even now, the Mohamud government has found it hard to settle power struggles within Somalia, where many towns are under the effective control of various clans, militia groups or al-Shabab. http://www.voanews.com/content/somali-president-seeks-pms-resignation/1787727.html
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo R/wasaarihiisa ka dalbaday inuu iscasillo iyo R/wasaaraha oo arrinta ka horyimid Muqdisho [RBC Radio] Sida lugu sheegay war kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh ayaa ka dalbadey R/waraaha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” inuu xilka banneeyo. Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in m/weyne Xasan Sh Maxamuud oo r/wasaaraha dawladda Federaalka ee Soomaaliya oo ka codsaday inuu is casillo, taasoo raysalwasaaruhuna uu ku gacan sayray. Xogaha la helayo ayaa tilmaamaya in codsigaasi uu yimid ka dib khilaaf aan soo shaac bixin oo soo kala dhex galay m/weynaha iyo raysalwasaaraha, taasoo laga dareemay xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Wararka ayaa waxay sheegayaan in arrintan ay sababtay khilaaf soo dhex-galay labadan mas’uul, iyadoo ra’iisul wasaaruhuna uu billaabay inuu kulammo la yeesho la taliyeyaashiisa gaarka ah. Sidoo kale, warar ayaa iyaguna intaasi ku daraya in mudane Saacid uu kalsooni buuxda ka waayay xubno ka mida golihiisa wasiirada, taasoo sii murjisay khilaafka labada masuul oo muddooyinkii danbe ka gaabsanaya halka uu marayo xiriirka wada shaqayneed. Raiisul Wasaare Saacid ayaa waxa uu kulan khaas la qaatay 25 xildhibaan oo xildhibaanada Beelaha ******* ah isaga oo ka dalbaday in ay garab istaagaan. Xildhibaanada uu la shiray waxaa kamid ahaa Cali Khaliif Galeydh, Xildhibaan Cali Amerika, Xildhibaan Cabdi Yuusuf, Xildhibaan Xasan Abshir iyo kuwo kale oo badan. Illaa hadda war faahfaahsan kama soo bixin madaxtooyada iyo xafiiska raysalwasaaraha oo ku saabsan arintaasi maanta soo shaac baxday. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa dhowr bilood ka hor sheegay inuu isku shaandheyn iyo ballaarin ku sameynayo golihiisa wasiirrada, isagoo xusay in goluhu ay noqon doonaan 23-wasiir iyo wax la mid ah, inkastoo uusan si rasmi ah carrabka ugu dhufan tirada uu ka dhigi doono golaha wasiirrada. Mudane Xasan Sh Maxamuud aya wasiirka 1aad ee xukuumadda Soomaaliya u magacaabay Dr. Saacid bishii November ee sanadkii tagay 2012-ka waxana xiligaa uu sheegay madaxweynuhu in sababta uu Saacid ugu dooray xilkan ay tahay inuu yahay shaqsi ay si aad ah isku yaqaanaan ayna wada-shaqeyn karaan. Wararka ilo lagu kalsoonaan karo aynu ka helayno ayaa tilmaamaya in madaxweyne Xasan Sheekh uu ku mashquulsan yahay wadatashiyo ku aaddan sidii ay u suuro-geli lahayd in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu is-casilo, iyadoo aan la ogeyn sida uu isku bedeli karo murankan siyaasadeed oo meeshii ugu xumayd gaaray. ________ Iimaan Maxamed Jaamac Deegaan1994@gmail.com RBC Radio
-
Somaliland: 350% National Annual Budget Rise in Last Three Years
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^That's the thing. We didn't compare, you and Jacaylbaro did:p -
Somaliland: 350% National Annual Budget Rise in Last Three Years
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
He dipped in caramel and sprinkled with sugar. -
Gheelle.T I met Farmaajo once, he seemed intelligent and realistic about the situation in Somalia. If he replaces Saacid, it will be an improvement. The Interior Minister have more power than Saacid.
-
Somaliland: 350% National Annual Budget Rise in Last Three Years
Che -Guevara replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
"This is more than budgets of many African countries" Forget about Somalia, what other countries is he talking about? I always thought this individual is Jacaylbaro. -
I think this is where Faroole makes sense. The so called Constitution needs to be completed and the powers clearly delineated.
-
Xasan Culusow oo Galaydh kula shuraakobay mashruuca khaatumo
Che -Guevara replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Wiil Cusub;985394 wrote: Which planet are you from mars: A question fitting for you as well. -
The last cyclone was actually in December 2012.
-
The second hurricane in three years..what is the weather pattern changing in the region changing?