Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Gar_maqaate;988141 wrote: ^^^ I see two beggars!, Don't tell me you haven't noticed the common denominator?. Irony isn't his strongest suit...
  2. Hawdian;987335 wrote: My apologies Che Don't mention Qawdhan....
  3. Haatu. I am actually surprised you know a place called Wardheer apart from the website of course.
  4. Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudiyada joogtada oo go'aamiyay in maalinta berri laga doodo mooshinka (Sawirro) Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalinta berri lagu wadaa inuu ka doodo mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), kadib markii ay maanta shir yeesheen Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudiyada Joogtada Baarlamaanka. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo ay wehliyeen labadiisa kuxigeen iyo 15-ka Gudoomiye ee Gudiyada joogtada baarlamaanka ayaa ka dhacay Hoyga Gudoomiyaha Baarlamaanka. Gudoonka Baarlamaanka iyo Gudoomiyaha 15-ka Gudi ayaa isla gartay in maalinta berri loo qeybiyo Xildhibaanada qoraalka mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul Wasaaraha, si ay u soo aqristaan, kadiba uga doodaan maalinta Isniinta. Wararka qaar ayaa sheegaya in Gudiyada joogtada baarlamaanka ay ku soo jeediyeen in la dedejiyo mooshinka, si baarlamaanka go'aan uga gaaro khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa la sheegayaa inuu ka codsaday Gudoomiyeyaasha Gudiyada joogtada inay mooshinka ay si dhex dhexaad ah u galaan, isla markaana aanay dhicin fowdo, iyadoo horay Gudoomiyuhu ugu baaqay Xildhibaanada in aanay u ololeyn khilaafka labada mas'uul. Kulanka maalinta berri ayaa laga hor aqrin doonaa mooshinka ka dhanka ah Ra'iisul Wasaaraha ee kalsooni kala noqoshada, waxaana la filayaa in marka codka kalsoonida loo qaadayo inuu hor-yimaado baarlamaanka http://www.gwinnettplacenissan.com/index.htm?gclid=CPncqMzG-7oCFcJi7Aodkh8ARw
  5. lol@Burn Notice Are you saying the oil exploration in Sland is a scam like many senior landers on SOL alleged about Puntland:p Oodweyne Don't spend it all unless we are talking about Kaleeji oil type.
  6. "Video of the Atlantic Council meeting was uploaded on YouTube. It garnered over 29,000 views and a slew of hateful comments. Both sides of the debate turned the YouTube commentary into a virtual bloodbath. For example, one user wrote of the president: "You dirty lier you will not take our land from us you filthy **** slave. we will go to war and drag your bodies on the streets of somalia." The **** clan is the numerically largest one in Somaliland and its members hold majorities in the electorate. These YouTube users, most likely from the disenfranchised tribes in SSC, illustrated the galling fear of **** domination. From the opposite side, someone wrote, "All those ****** haters and that ******* ****** khaatumo ***** Siilaanyo kicked your *** and he will do it again." The word "******" was first used as a term denoting regime collaborators and loyalists. It carries an ethnic meaning as well. Somalia's former dictator, Siyaad Barre, coopted the support of minority clans in the 1980s to suppress the **** clans from rebelling. "******" replicated the sound made by Barre's troops walking through mud. LOL
  7. Safferz I respectfully resigned from my position as the Head of Women Affairs.
  8. Oodweyne. You have a measured understanding of the man, something many who despise or love him lack. Now we can move on to Barre, I would give you his regime did promote certain aspects of the Somali history and ignored others.
  9. Saalax;987173 wrote: Back off homo. You are good mimicking......now say after me, one, two, three,
  10. Oodweyne. Let's pur this aside for second, what are your personal views on the man and the movement he led, and his place in Somali history?
  11. Saalax;987165 wrote: Stop following me around and sniffing my "farts" weirdo. haha you are back with your fantasies haye, go and hug Sayid and spare us yourself.
  12. Essentially, you are accusing him of qabyaalad. You seem to have been tainted by the very things you accuse others of?
  13. Saalax;987160 wrote: Well he was a Ethiopian, finally his statue is erected to where he belongs. Stop
  14. Oodweyne;987158 wrote: ^^Yes, that he is gone, but the statue of Ina Cabdille Hassan in the middle of Xamar had far more political significance to him How so?
  15. Barre is gone!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
  16. Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo si heer sare ah Muqdisho Loogu Soo Dhaweeyey “SAWIRRO Wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu hogaaminayey waxaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar,Wasiirro ka tirsan Xukuumadda,inta ugu badan XIldhibaannada Golaha Shacabka,saraakiisha Ciidammada,waxgarad iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa oo ahaa XIldhibaanno ka tirsan Baarlamaanka ayaa mid mid u gacan qaaday dhammaanba xubnihii kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho waxaana soo dhaweyntaasi kadib uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari saxaafadda kula hadlay qeybta nasashada garoonka diyaaradaha Muqdisho isaga oo faah faahin ka bixiyey safarkii shaqo ee wafdi uu hogaaminayo ay ku tageen dalka Kuwait halkaasi oo uu uga qeybgalay shir madaxeedka dalalka carabta iyo Afrika islamarkaasina khudbad ka jeediyey. Sidoo kale Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa tilmaamay inuu kulammo gaar gaar ah kula qaatay dalka Kuwait madax ka kala tirsan caalamka sida Madaxweynayaasha iyo Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada dalalka Carabta iyo Afrika ayadoo dhammaan xubnihii uu la kulmay uu u gudbiyey fariinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,sida ay Soomaaliya diyaar ugu tahay iney soo dhaweyso dal kastaoo maalgashi ku sameynaya iyo sida loogu baahanyahay in dalalka Carabta iyo Afrika ay ka qeybqaataan gurmadka loo fidinayo dadka ay duufaantu saameysay ee ku dhaqan gobollada Puntland. Markaasi kadib Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa kormeeray xarunta Golaha Shacabka oo dib u habeyn lagu sameeyey gaar ahaanna qeybta ay ku shirayaanXildhibaannada Golaha Shacabka oo howlihii dib u habeynta ahaa ee lagu waday lasoo gebagebeeyey. http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2234
  17. Oodweyne. Nagadaa bootada bal how many shares do you have in Genel?
  18. Mooshinkii laga gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu wado inay dooddiisu Billaabato Toddobaadka Soo Socda Khamiis, November 21, 2013 (HOL) — Iyadoo maanta ay ku dhawaad 170 xildhibaannada oo baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ay mooshin ka dhan ah ra’iisul wasaaraha Somalia u gudbiyeen guddoonka baarlamanka ayaa lagu wadaa in mooshinaas dooddiisu ay si rasmi ah u billaabato toddobaadka soo socda sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah howl-wadeennada baarlamaanka. Mooshinkan oo kalsoonida lagala laabanayo xukuumadda Soomaaliya ee uu hoggaaminayo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayay xildhibaannadan kaga dalbadeen guddoonka sare in kalsoonida lagala laabto xukuumadda, iyadoo tani ay kusoo beegmayso xilli uu jiro muran siyaasadeed xooggan oo soo dhex-galay madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. “Waxaa maanta baarlamaanka loo soo gudbiyay mooshin ka dhan ra’iisul wasaare Saacid, waxaana ku saxiixnaa 168-xildhibaan, waxaana lagu wadaa in toddobadka soo socda loo qaybiyo xildhibaanada maalmo gudahoodna la billaabo dooddiisa,” ayuu yiri mas’uul ka tirsan xafiiska xoghaynta golaha shacabk shacabka. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa aroornimadii maanta u xaqiijiyay HOL in mooshin ay ka gudbinayaan ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, kaasoo ay ku dalbanayaan in baarlamaanku uu kalsoonida kala laabto xukuumadda Soomaaliya.d Ma jiro weli hadal kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Somalia oo looga hadlay mooshinkan laga gudbiyay xukuumadda, iyadoo isla maanta uu dib dalka ugu soo laabtay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya oo dalka Kuwait uga qaybgalay shirkii Jaamacadda Carabta iyo Afrika. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo horay u sheegay inuu ku kalsoon yahay in khliaafka isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya kala dhexeeya lagu xalliyo hab dastuuri ah oo la horgeeyo baarlamaanka ayaan la ogeyn in firkiisa uu bedeli karo mooshinkan. Khilaafka u dhexeeya madaxweynaha Somalia iyo ra’iisul wasaarihiisa ayaa weli halkiisii taagan, iyadoo madaxweynuhu uu ku adkeysanayo inuu xilka ka dago ra’iisul wasaaraha iyo ra’iisul wasaaraha oo arrintaas si xooggan u diidan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  19. Somalia Airlines Back in Action The federal government of Somalia has confirmed that the long awaited Somalia airlines will resume in the next coming days. Government of Somalia press statement that was published in the Sky-liner aviation website states the first two Somalia airlines plane that is set to start the road to recovery are ready decorated with famous white star and the blue colour of the Somali national flag in the Hungarian capital Budapest. Other planes that the Somalia airlines ordered include SA Mair(9C, Bratislavia) B737-400 and OM-SDA(MSN 24438) This is the first time since the collapsed of the central government of Somalia two decades ago that the Somali national airline will fully be operational both local and international. http://allafrica.com/stories/201311211566.html
  20. Xmas is a big business. The brother is just making his mark and making it rain...