Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,182
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    16

About Saalax

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. This brainless attacks on civilians by argaxiiso makes 0 sense. Inta askarta laga so baqo ba shacabka hubsanayn laso weeraraya. Cowards of the highest order.
  2. Jubbaland iyo Gedo ya horeeyay horta? Jubbaland 2012kii ba la sameeyay. Federalism wa voluntary haday daadka deegaanka rabin dee laguma qabsi karo inay ka miid ahaadan mamuul goboleedkas inkasto awalba ay xukuumiin meeshas. Hadaan uso labto ariinta Cabdi Xaashi ma ninka dhabodhilifka uu ah Kenya oo baada Somalia ku haysata iyo kooxaha calool uu shaqaystayasha UAE ba la amiina? kolay Khadar Gulaid ba ka dacaadsan kagana haboonsan masuuliyaada Somaliland ee dawlada Somalia. Wa tu laha Muuse Biixi Cabdi Xaashi wa mujahiid marka halkas ba arkaysa inu ahayn nin midniimo Somalia ka shaqeeya ileen Muuse Biixi ayaba jecel.
  3. Reer Gedo refused Jubbaland which is why Madoobe doesn't control Gedo. I thought federal states were voluntary? as for Cabdi Xaashi wa turncoat la shaqeeya Muuse Biixi (the big secessionist) marka ya amiini kara, which is why Khadar represents.
  4. Dooraasho xor iyo xalaal ma waxad uu taqana ii siiya xildhiibaanada Gedo iyo Somaliland . Xildhibaanada Somaliland waxa ka masuul ah Khadar Gulaid, kuwa Gedona daadkii deegaanka uun ba dooran kara ee nin Garissa ka yimi ma dooran karo. Xaqiiqda wa tas.
  5. The constitution waxa lagu talogalay inay daadka ku kala baxan anigu ma arag meel ay dawlada Somalia ku diiday constitutionka. It is the federal mamuul goboleeds that refused their own agreements they entered since September 2020 in addition tried to add other nonsense like "disband gorgor and other Somali military forces", wax macquul ah wa ina meesha lala yimaado.
  6. Does anyone still believe in ictiraaf in 2021 wa yaabe?
  7. They have a right to represent their federal states of course but not at the cost of the entire nation.
  8. Kikuyu bootlicker who are my people?
  9. Aniga waxan la yaabay daadkan siyaasi isku sheega moving goal posts (agreements) everytime wixi ka yeela ka walan.
  10. @Tillamook if Farmaajo was a dictator I would be the first to call him out lkn ruunta waxa weeye the federal states are too spoiled. They don't even know how to compromise they want everything their way which is unrealistic, not to mention their behaviour borders treason always siding with UAE & Kenya (both clear enemies of Somalia). The Federal states have very poor PR, at this point one might ask himself what is the point of their existence other than providing security for their residents.
  11. How many mamuul goboleed governors can you spot in this picture.