-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Dowladda Somalia oo Aas Qaran u Sameyneysa C/risaaq X. Xuseen Sabti, Feberaayo 01, 2014 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa guddi heer Qaran ah u magacowday qaban-qaabada aaska ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, C/risaaq Xaaji Xuseen oo xalay ku geeridooya Mareykanka. Warsaxaafadeedyo kasoo baxay xafiisyada gudoomiyaha baarlamaanka iyo kan ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in loo saaray guddi heer Qaran ah aaska marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen, kuwaasoo madax looga dhigay guddoomiye ku xigeenka koowaad baarlamaanka Soomaaliya, Jeylaani Nuur Iikar iyo wasiirka owqaafta iyo arrimaha diinta, Ridwaan Xirsi Maxamed. Guddoomiyaha baarlamaanka oo tacsi u diray qoyska ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa sheegay in guddigan laga sugayo inay diyaaraan aaska ayna sheegaan xilliga la aasayo iyo halka lagu aasayo. “Ummadda Soomaaliyeed waxaa ka baxay waddani halgamaa ahaa, kaasoo ka mid ahaa halyeeyadii dhaliyay xoriyadda Soomaaliya,” ayuu C/weli Shiikh ku sheegay war-warsaxaafadeed uu soo saaray. Sidoo kale, guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Shiikh Cismaan (Jawaari) ayaa isaguna sheegay inuu ummadda Soomaaliyeed oo dhan uga tacsiyeynayo geeridii ku timid marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen. “Taariikhda C/risaaq Xaaji cid Somali ah oo aan ogeyn ma jirto; wuxuu ahaa ruux taariikh weyn ku leh Soomaaliya, wuxuu kaalin mug leh kasoo qaatay halgankii gobonimo-doonka Somalia iyo dhisidda dowladdii ugu horreysay ee Soomaaliya. Taariikhdiisuna waxay tusaale u tahay guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna sidoo kale ahaa ruux dadaal u galay in Soomaaliya la badbaadiyo markii ay bur-burtay dowladdii dhexe,” ayuu yiri Jawaari. Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, C/risaaq Xaaji Xuseen ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla gobolka Minnesota kaddib markii uu xanuun la soo gudboonaaday xanuun dhinaca sambabada ah. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
He has lived a long life. It is unfortunate he had to see his country come apart
-
Inna Lillahi wa inna ilaihi raji'un.
-
I was thinking mayors for Camp Qaloocan, Galaadi and Wardheer (new neighborhoods in Galkayo) since reer Jigjiga is getting a nod. I was thinking more about Xamar really, and how the city's administration can reflect all Somalis.
-
^lol@Gheelle.T I get that duqa. Nonetheless, it would have been good PR for a larger goal.
-
There's a decent a population of reer Bay and Bakool, I think they have been represented,
-
He promised one too many things, let's see what he can deliver. I think the most obvious mistake he made so far is appointing Karaash and Bindhe.
-
As my clan is not represented here, we boycott this dawlad kusheeg.
-
<cite> @Khayr said:</cite> It is a case of the illness called Stockholm syndrome. That doesn't apply here, it's sad nonetheless.
-
Puntland Vice President Camey at the Front Seat of Jubbaland Ceremony
Che -Guevara replied to Mooge's topic in Politics
Burn Notice. Let our brothers from the North exhuast their fascination with oil first. We can't have two groups with big egos bragging about oil discoveries. -
Waran Cade oo Laascanod Isago Hubaysan galay
Che -Guevara replied to malistar2012's topic in Politics
Bad PR momen! -
Madaxweynaha Xasan Shiikh and Xaglatoosiye SSC Convention in Dubai
Che -Guevara replied to malistar2012's topic in Politics
In this second picture, the Presidents look likes cunug nanac loo diiday. -
Cadale. At this point, I think you would welcome tribal federalism hehe, the only way to counter Damjadiid...
-
<cite> @YoniZ said:</cite> Waxaan filayaa in aysan jirin cid kufaraxsan sida ay wax udhaceen, iyo 55 xubin oo qol qaadaba laheyn, iska daa in la maamulo. Qofka wax fiican kasugayey madaxweyne kufaraxsan in marka uu xaajo gudanayo ay tahay in askari Ugandhees ah uu sii kaxeeyo, markii horeba wuu qaldanaa. Ayadoo ay taasi jirto, hadana waxa naga maqan hadii aan Maryooley nahay, qaab dhaqanka umadaha jabka uu kudhacay iyo sida ay uga baxaan jabkaas. Waxa muhiim ah badbaadinta jiilasha soo socda oo ah waajib saaran jiilka maanta jooga ama siyaasad toos ha uu jiraan, ama cyberka ha kaga jiraanbee, talaabooyinka lama huraanka ah waa: 1- In la qiro lana rumeysto in Maryooley ay jabtay dhinac kasta. 2- In la ogolaado sida hadda ay xaaladu tahay - Madaxweynaha wadanka waa Nick Kays, ciidanka rasmiga ah waa Amisom, wasaaradaha rasmiga ah waa hey'adaha qaramada midoobey ee wadanka ka howlgala. 3- In laga shaqeeyo sidii wax looga badeli lahaa xaalada dhabta ah ee jirta, lana qaado talaabooyinka la awoodo hadda, kuwa aan la awoodina waqtigeeda iyo jiilkeeda loo gudbiyo si ay ayagu halkaa uga sii wadaan. 4- Isbedel walba oo dadka loo diyaarinayo waa inuu ku dhisan yahay: - Nabad. mid aan dagaal lagu gaarin, maadaama umadan ay u baahantahay in ay kasoo kabsato dhiig bixii badnaa iyo wayraxa uu keenay dagaalka badan, si jiil maskax fiyow oo nabad ku barbaara loo helo. - Isfahan. iscafin buuxda, iyo isfahan dhab ah oo la dhix dhigo umada ayadoo lagabilaabayo heer degmo, heer gobol, heer qabiilo. Waxa asaas u ah isfahanka, in dadka la fahansiiyo xaalada dhabta ah ee wadanka ka jirta. 5- La dagaalanka jahliga. sabata ugu weyn ee maanta Maryooley loo heysto waa aqoon la'aanta dhicyada nolosha oo dhan. Howshan waxa masuuliyda ugu wayn ay saarantahay dadka waxbartay oo inta badan dibada ku dhaqan, waxa ugu yaraan ay dadka gudaha lawadaagi karaan sida umadaha kale u noolyihiin iyo waxa bud-dhiga u ah nolol ku dhisan, ixtiraam, isfaham, iyo wada noolaansho bulsho. 6- Abuurid fursado shaqo, qof kasta oo aqoon leh, xoogaana heli kara, ha isku dayo inu abuuro fursad shaqo ay kafaa'iideysan karaan in kabadan hal qof, shrikad hadii aad wax ku darsanaysid su'aalaha ugu muhiimsan haka mid noqoto, inta shaqo ay wadanka gudihiisa ka abuurayso shirkadaas. 7- Baahin niyad/rajo waanaag. dadka dibada jooga iyo kuwa gudaha jooga ee waxbartay, waxa saaran waajib ah in ay baahiyaan niyad wanaagsan iyo rajo fiican, si jiilasha soo korayo ay ugu barbaaraan jawi fiyow. Hadii, eedeyn, rajo xumo, xumaan sheeg, iyo ciil iyo cuqdad abuurid ay wax dhisi karaan, waxa maanta aan heyno waa miraha arimahaas. Su'aasha aan rabo in aan weydiiyo saaxibada kor arigtidooda ku cabiray iyo reer SOL dhamaan waa: Waad aragtaan meesha xaalku marayo, shakhsi ahaan muxuu yahay waajibka ku saaran, si aad xaalkaas wax uga badashid?
-
<cite> @YoniZ said:</cite> dp I endorse this.
-
http://www.raxanreeb.com/2014/01/daawo-sawirromunaasabadda-magacaabista-gollaha-wasiirrada-cusub-ee-soomaaliya/ Some young faces.
-
Nuune.The Speaker controls the agenda of the Parliament and no motion can be debated without his approval. The problem is this all powerful Presidency. This sort of Government gives legitimacy to the Clan Federal States. Abdiweli seems more appealing than this lot.
-
Nuune. The President has implicitly and explicitly declared his agenda and loyalty, but where does the Speaker stand?
-
I wonder if the Speaker understands his role or knows the extent of his power, or is he another Saacid?
-
I understand one issue was with Defense Ministry. The President had his own man, but a particular tribe was adamantly against that. Some of these ministries overlap.
