Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,188
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    61

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Rudy na wax aan lo joogin bu ka hadlaya Somali goverment iyo waxaasi ma jirto
  2. Rudy na wax aan lo joogin bu ka hadlaya Somali goverment iyo waxaasi ma jirto
  3. dalmar Iska da tribilismka iyo waxa nocaas ah dadkaga dhinac ka raac niyo Somaliland wa dhulkaagi wa dadkaagii wa shacabkaagii wa dadkad ehel wadaagtan Maxa puntland iyo dadka nocaas ah ku dabba dhigay, ma dadki ina cabdi xaashi sanadkis iyo badhka u xaqa u laha u diiday inu dhamaysto lix bilood ku so koobay. Maagalaadi aad kula darsatay ku difaaci waye kugu yidhi wa inay Hayb ahaan isku difaaacan, While somaliland ay danahaga iyo dhulkaaga difaacayso. against cadaw kasta ku so wajaha.
  4. Originally posted by xiinfaniin: ^^Boocame distric, which is toward Buuhoodle, right? Boocamadaas waaan maqlay wa tuka raq bay u dhawdahay buhoodle shaqo kuma laha wamaxay dadka dhulkoda kala garaneyn Xiinfanin qolo ugaasyo isku sheega aya tuulada boocama dagga
  5. Originally posted by xiinfaniin: Dalmar, don’t miss the bigger point which is SOOL showed time and again that it is not fond on seceding from Somalia. And that is what most of us care, really! The rest is politics, and you know it. Somaliland's Hol-hol fiasco drove that point home. Markad meel aad ka muuqatiid ayaad wax didi karta hadanad ka muuqan maxaad diidi karta hadaad Jeceshihid inay Somaliland iyo somalia Isku so noqdaan dee Wa inad labbada meelood meel ka muuqata ma fahantay.
  6. After 2 years and Laas Caanood is still occupied, and Puntland is unwilling to do anything to help people of SSC, Puntland lost the support of SSC people aft, and at the moment no one in SSC supports Puntland Admin specially after Holhol conflict, the issims of SSC were chased from holhol and Puntland just doesn't care Faroole and Cadde muuse both of them publicly said they are not interested to free SSC, thats why they didn't care Holhol or the issims of SSC After more than 2 years, again Puntland was defeated in Holhol, Tukaraq without fight, can believe ? Why is Puntland withdrawing a new town every time? the last one is Holhol and Tukaraq Good point
  7. Sophist Garaad jamac garaad cali Puntland lama tusso. And garaad selebaan considers him self a puntland dhibku wa halkaas. Second is garaad selebaan ma dagaal gelin karo puntland to fight Somaliland.
  8. Kan General duke war ama Ilmadeerada u hilii oo dagaal garowe ka soo abaabuul. Mise waxaad micin mooday inad Mushaxaradiid uun , horta ka reysaney Puntland ayaa So ruqaansanaya oo so socottta. Puntland waxa so socod u danbeyse marki tuute muuse tuutihi iska saaray.
  9. Koley wa meel garowe ku dhow.hadi kale somaliland ba ka daba tagi lahayd
  10. i heard farax askar is in hargeisa right now.
  11. ^dadku puntland way ka reysteen dadki aad jeelasha garowe ku leyn jirtay
  12. The people where always part of Somaliland and will always be part of somaliland Tribalism is very bad, and we will not let clan politics get in between the people of Somaliland United we stand divided we fall.
  13. The people where always part of Somaliland and will always be part of somaliland Tribalism is very bad, and we will not let clan politics get in between the people of Somaliland United we stand divided we fall.
  14. The people where always part of Somaliland and will always be part of somaliland Tribalism is very bad, and we will not let clan politics get in between the people of Somaliland United we stand divided we fall.
  15. Bal weynu arki haday warkani run noqoto wa wixi ugu horeyey eeh dawlada udub hogaaminayso ay qabbatay. We will see.
  16. Dalmar do you support sh sharif wa adigan somalia iyo waxas ka sheekeynaya.
  17. Dalmar nin iska dhig oo sol haka calacalin eeh wadanki tag qori qaado oo is xore ama dee naga fadhii.
  18. Originally posted by 'Dalmar': People of SSC have more in common with Puntland than they have with Somalidiid, because SSC People are Puntlanders
  19. i have one 2 exactly the same one. only magacayga ku qoran lol
  20. they have 14 garaads and tons of caaqilslol
  21. Garaad Jaamac “…Soomaliland baa kusoo duushay gogoshii shirkii Hol Hol…” (Dhageyso Wareysi) January 25, 2010Garaadka Guud ee Beesha ssc ee Garaad Jaamac Garaad Cali ayaa Wareysi khaas ah oo uu siiyey Horseed Media uga waramay dib u dhacii ku yimid shirkii lagu waday inuu ka dhaco deegaanka Hol Hol ee gobalka Sool. Garaad Jaamac ayaa sheegay in xiligan uu ku sugan yahay Saaxdheer halkaas oo uu shalay gaaray, kadib markii uu ka ambabaxay magaalada Garowe. Dhegayso Wareysigii Garaad Jaamac Garaadka ayaa sheegay inuusan gaarin Hol Hol oo uu sheegay inay shalay ka warheleen in ay gogoshii shirka ku duuleen ciidamo ka socday Soomaliland oo ka baxay Laascaanood. Garaad Jaamac ayaa sheegay in Issimadii asaga ka horeeyey oo aan ka warqabin weerarka ciidamada Soomaliland ee tagay Hol Hol ay halkaasi hada ku xaniban yihiin. Wuxuuna sheegay Garaadka in ciidamada Soomaaliland ay halkaasi kusoo duuleen, asagoo ka digay in wax dhibaato ah loo geysto Issimada halkaasi ku sugan. “…waanu ka digaynaa in wax dhib ah loo geysto Issimada ku sugan Hol Hol, haday dhacdona cawaaqib xumo ayaa ka imaaneysa…” ayuu yiri Garaad Jaamac oo khadka talefonka ugu waramayey Horseed Media. Garaad Jaamac oo ka hadlay qorshahooda hada ayaa sheegay in ay ahmiyada hada tahay issimada ku sugan Hol Hol inay halkaasi si nabad ah uga soo baxaan. Garaad Jaamac ayaa sheegay in shirkii Hol Hol in loogu talo galay oday dhaqameedka beesha ssc looguna talo galay in go’aamadii kasoo baxay shirkii Horseed ee ka dhacay Nairobi loogu gudbin lahaa dadkii aan nasiibka u yeelan inay ka qeyb galaan. Asagoo sheegay in shirkan uu qorshihiisa ahaa in lagu kala qeybsado hawsha iyo fulinta go’aamadii laga soo saaray shirkii Nairobi, loona taageeri lahaa hogaankii loo doortay inuu wax ka qabto xaalada ka taagan Laascaanood. Garaad Jaamac ayaa sheegay in shirkaasi iyo iswareysigan uusan suurto gal noqon inuu dhaco maadaama aysan issimada halkaasi joogay aysan xoriyadooda helin oo ay halkaasi tageen ciidamada Soomaaliland. Horseed Media Tags: Garaad Jamac, hol hol, Laascaanood
  22. looool@ snm clan walahi wa sheeko funny ah garaadkuna ma usp clan ba walahi dadkani wa cajiib war hee dhe duke Haddaad ficil hinaasiday asaad hilin kari weydey Ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabaysaaye
  23. Garood i would not be surprised if he did that , the mad mulla murdered his grandfather.