Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. wata somali,, dawladi somaiiyeed wuxu yidhi waxa iska leh reer keyga tasa la leeyahay ha is raacdo
  2. Do i need to elaborate that. The current situation of the koonfurians , and how the world views their 50 year aniversary further more just how the waving flag country currently stands.
  3. The Western-backed government of President Sharif Sheikh Ahmed, who only controls a few neighborhoods and strategic locations in the capital Mogadishu, celebrated the 50th anniversary of his country, marred in civil war since 1991. priceless
  4. 39. Wasaarada hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar Cali Rooble Koonfuriansku wasaaradu khatar ah bey leeyihin
  5. and what does this have to do with siyasad wrong section sxb
  6. and what does this have to do with siyasad wrong section sxb
  7. Mucaarad ka ree jabuuti ee dhaqdhaqaaqa dib u soo nooleynta dimuqraadiga iyo horemarka(MRD afka fransiiska) oo hambalyeeyay doorashada ka dhacday JSL waxay cashar u tahay gobalkan iyo dhamaan meela badan oo ka mida dunida Jabuuti(Gabileynews) Aniga o ah Daahir Axmed Faarax kuna hadlaya magaceyga gaar ka ah iyo ka xusbiga MRD ee ugu da’weyn axsaabta macaaradka Jabuuti lana odhan jirey PRD ayaa u soo jeedinaya hambalyo kashka iyo laabta ka soo go’day madaxweene Axmed Maxamed Maxamuud oo ku guuleystey doorashadii madaxtooyada ee dalka Soomaali Laand ka dhacdey 26 bishii June 2010 iyo waliba xusbiga Kulmiye ee u madaxa ka yahay. Waxa kale o aan hambalyeynayaa dhamaan shacbiga reer Soomaali Laand oo muujiyey nabad jacayl, waayeelnimo ee biseyl siyaasadeed, taas o suuragalisey doorasho nabdoon oo dimuqraadi ah. Runtii, cashar dimuqraadi ayey reer Soomaali Laand u dhigeen mandaqada, siiba Jabuuti o u madaxweene Geele ku tumanayo dimuqraadiyada isago raba inu talada sii joogo illaa u qabri galayo. Mar labaad hambalyo. Waxna mandaqadu ha ku qaadato dhacdadan dimuqraadi ee weyn. Gudoomiyaha MRD, Daahir Axmed Faarax, Brussels
  8. ^^ oo sh dalxiis ma dawlad ba , ka la ma tirsado sxb
  9. Liibaan Muuse bixi is A true Halyey, you will see him more often from now on
  10. like they are going to make any difference, you can announce them hundreds of times, but the reality on the ground is Tfg only exist in two streets in xammar
  11. Xildhibaanad Baar Siciid oo ka waramaysa siday doorashooyinku uga dhaceen Dhahar iyo Sanaag bari. Warkii 28-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Xidhibaan Baar Siciid Faarax (Dhahar) oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ee bariga Sanaag kana soo jeeda degmada Dhahar ayaa shaaca ka qaaday in dil ka dhacay shalay magaalada Dhahar aanu wax siyaasad ah shaqo ku lahayn, iyadoo intaa ku dartey in degmadaasi ay doorashadu si rasmiya uga qabsoontey maalintii doraad, isla markaana ay si nabad galyo ah ay u dhacday. Xidhibaan Baar Siciid Faarax oo aanu xalay khadka telefoonka kula xidhiidhnay iyadoo ku sugan magaalada Dhahar waxna ka waydiinay iska hor imaad qof ku dhintey oo la sheegay in uu ka dhacay magaalada Dhahar, iyadoo arinkaasi ka hadlaysaana xildhibaan Baar waxay tidhi “Wax dagaal ah oo deegaanka ka dhacay ma jiro, balse laba nin oo gacan ka hadal dhexmaray ayaa nin ka mid ahi dhintey, ka dib markii uu tooray ku dhuftey kii kale, marxuumka dhinteyna edo ayaan u ahay oo walaalkey ayaa dhalay, magaciisa waxa la odhan jiray Jaamac Axmed Siciid, wakhtigan xaadirka ahna aaskiisii ayaanu ku hawlahanay, ninkii dileyna gacanta ayaa lagu hayaa sidaa darteed dilkaasi wax siyaasad ah kuma shaqo lahayn oo laba nin oo iskood isku dilay ayey ahaayeen” S:Doorashada waxa la sheegayaa inaanay ka dhicin degmada Dhahar, arinkaasi maxaa ka jira? J:Waxaasi waxba kama jiraan oo waa iska hadal, si fiican bay doorashadu uga dhacday deegaanka. S:Ma waxaad leedahay sanaaduuqdii codbixinta doorashada ee la geeyey goobaha degmada Dhahar way ka hirgaleen? J:Markii shalay galab(doraad) gabalku dhacay ayaa la wada xidhay goobihii codbixinta ee sanaaduuqdu yaaleen ciidamaana lagu wareejiyey. S:Ma waxaad xaqiijinaysaa in doorashadu ka wada dhacday degmada Dhahar iyo tuulooyinka hoosyimaada? J:Ma kitaabaan kuugu dhaartaa inay ka dhacday Dhahar, way ka dhacday. S:Goobaha codbixinta doorashada ee degmada iyo tirada guud ee sanaaduuqda la geeyey ee laga codeeyey waa imisa goobood? J:Goobuhu waxay ahaayeen dhawr iyo labaatan, laakiin anigu tirada guud ee sanaaduuqda si rasmiya uma hayo, laakiinse shaqaalihii Komishanku way wada gaadheen goobihii doorashada. S:Ciidamo Puntland ka yimid ayaa la sheegay inay ku sugan yihiin magaalada Dhahar ee aad joogto, arimahaasi maxaa ka jira? J:Ciidamo Puntland ka socda oo jooga Dhahar ma jiraan, ciidamo Somaliland ka socda ayaa ku sugan. S:Waxa la sheegay in dilkan dhacay uu sababay iska hor imaad lagu diidanaa doorashada Somaliland oo lagu kala qaybsamay, arinkaa maxaa ka jira? J:Wax mudaharaad ah oo magaalada ka dhacay ma jiro, dilkaasina wax siyaasad ku shuqul leh ma ahayn, magaaladana xaaladeedu waa caadi, haduu siyaasad ahaan lahaa rasaas ayaa la isku adeegsan lahaa, laakiin gacan ka hadal laba qof dhex maray oo tooray mid ku dilay kii kale. S:Maxay sababay oo ay isku qabteen marxuumka iyo gacan ku dhiig luhu? J:Walaahi si rasmiya hada uma hayno waxa uu ka dhashay, laakiin marka maxkamada la horgeeyo ayey soo bixi doontaa sababta uu ku dilay iyo waxay isku qabteen. S:Ma xilal ayey ka kala hayeen Somaliland iyo Puntland, maxayse ka kala shaqaynayeen? J:Wax masuuliyad ah may hayn.
  12. God bless the new somaliland president mujaheed axmed maxammad maxamuud silanyo he knows all about khusuusi and darawishism Xaaji suudi and ina shixiri wa awoowyaashi Now say hambalyo to your new leader liibaan
  13. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Africa own are you back yet or are you still in somaliland? Don't I have you on Facebook? I am not sure , i have lots of friends lol
  14. President Cali mahdi 1991 prime minister cumar carte qalib
  15. Africa own are you back yet or are you still in somaliland?
  16. Originally posted by Thankful: General Duke, I dont know if he has accepted it, usually the exiting President Makes a speech to his support the day he finds out about the loss, shakes the hands of the incoming president. I am not sure, but did any of this happen yet? Maybe there is something out there that shows this, but I haven't come across it,yet. Madaxweyne Rayaale wuu aqbalay natiijada Madaxweynaha Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa aqbalay natiijada doorashadii Madaxweynaha ee looga guuleystay. War uu si gaar ah u siiyay BBC, wuxuu Madaxweyne Rayaale sheegay in xilka uu si xarraga leh u wareejin doono. Madaxweynuhuwuxuu ugu baaqay dadweynaha Somaliland in ay ilaashadaan midnimadooda. Wuxuuna tartankii ololihii doorashada uu ku tilmaamay in uu ahaa cayaar walaalnimo. Madaxweynuhu wuxuu u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay, Axmed Maxamed Silaanyo iyo Madaxweyne ku xigeenka lala doortay, Cabdiraxmaan cabdillaahi Zeylici. Daahir Rayaale Kaahin, oo ah Madaxweynaha Somaliland, wuxuu ahaa murashaxa xisbiga UDUB oo hadda noqonaya mucaarad. Hore ayuu Madaxweynuhu u ballan qaaday in uu doonayo in uu magac uga tago Somaliland oo uu xilka si qurxoon u wareejiyo haddii laga guuleysto. Xaaji Cabdi Xuseen oo ka mid ah odayada caanka ah ee Somaliyeed, ayaa xalay ugu baaqay Madaxweynaha in uu sidii Adan Cabdulle Cusmaan si sharaf xilka u wareejiyo. Daahir Rayaale, waa Madaxweynihii u horreeyay ee Somaliland u qabta doorasho Madaxweyne. Laba jeer ayuu qabtay oo marna uu guuleystay, marna laga guuleystay. Labada jeerba waxay tartameen Madaxweynaha hadda la doortay, Axmed Maxamed Silaanyo. Haddana, rayaale wuxuu noqon doonaa, Madaxweynihii ugu horreeyay Somaliland ee xilka doorasho shacabku codka bixiyay lagaga adkaaday ee markaa xilka si nabad ah ku wareejiyay. Source bbc somali
  17. qudhac in 24 days he will be sworn in at beerta xoriyada.The inauguration ceremony will take place on 26 july 2010. God bless the president
  18. Muj axmed mire as the defence minister , that would be great