Suldaanka

Nomad
  • Content Count

    5,629
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    75

About Suldaanka

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

2,134 profile views
  1. What is so sad about this whole thing is that, the D-Block are now either fighting from Ethiopian side or the Kenyan side. Xalku waa Uhuru Kenyatta and Abiye Ahmed inay wada hadlaan oo wax isku afgartaan. Galbeedi ". The Farmaajo government had already written a letter to both the regional government and the UN for its desire for Kenya to leave Somalia" There is no such thing as gov't, Cheeseman is fighting for his clan and the IC will burn their hands if they support one clan over another clan.
  2. Anigu waaba ku qoslay kuwa issue ka dhigaya ID card jeebka ku jira. If we continue the same talk, Mr. Cawad kiisi isna waa qariyay so sheekadu maha? Kol hadii waxa laga hadlayaaba noqdeen ID card jeeb ku jira, wax wayn maha. Iskaga meeraysta. Bari ayaa jirtay Somaliland iyo Sacuudi Arabia enemies ahaayeen, maanta sheekadu halkii waa ka dhawday, waxaan filaynaa waa in intaa ka sii fiicnaato.
  3. @gooni maantana ma ilaahay ayaa spokesman u noqotay? Horta awoowe, anigu musheekhda aan ka dhagaysto diinta waa inay reer Waqooyi ama reer Djibouti ahaaadaan. Kuwa Somali Galbeed, waliba O-clan, intooda badan Mogadishu ayay ku so barbaareen oo beenta, baryadda iyo musuqmaasuqa kuwa reer Koonfurka waa ka la mid. Waa halkii Abwaan Dheeg, kolkay 'walaalay" yidhaah daan ayaan anigu dhanka kale u sii jeedsadaa. Kolka awoowe, diinta xataa isku af garanmayno. Muse Bixi adiga oo kale Ilaahay waxba kama waydiiyo. Bal yaan aakhiro la arkin adiga oo naarta jahanama garbo duub laguugusii wado iyo Muse Bixi oo limousine janadda lagu sii galbinaayo.
  4. An Ethiopian delegation led by two military intelligence generals departed from Kismaayo after meeting with President Ahmed Madoobe for three hours. They were dispatched to Kismaayo at the request of President Farmaajo who pleaded with PM Abiy Ahmed. They came with two demands: first, to reopen registration for presidential candidates and second to lift blockade of FGS officials from arriving the city. President Madoobe informed them that the decision to reopen the registration is up to the Jubbaland Electoral Commission, and that as a candidate, he can’t interfere with the electoral commission. Second, he told them that the decision to prohibit FGS officials from visiting Kismaayo was taken by the cabinet based on security and electoral interference information. And to change that decision, the cabinet would have to meet again, which they can’t during Presidential elections. The Ethiopian delegation left Kismaayo without achieving any of its objectives. This info from a contact. Source: Jamal M. Osman.
  5. Acmaasha oo dhan waa 'al-niyah'. Waxa kale oo dhan waa 'worldly' things. Siday Somalidu tidha 'Ninkii Isha daba, aadmiga ayaa arka... ninkii uurka daba, ilaahay ayaa arka'. Kolka hadii acmaalsha oo dhan al-niyah, tahay, ilaahay ayuunba arkaaya, bini-aadam wax uu ka sheegi karo ama mizaan uu saari karaa ma jirto. Waa iska uun hadal iyo nin wakhtiga iska lumiyay. Dad badan ayaa cuqdad nafsiyah iska qaba. Madaxweyne Muse Bixi ilaahiisi adoonka u ahaa, ayu danbi dhaaf iyo duco ba waydiistay. Waxaan leenahay ilaahay ducoda iyo ajarka uu shaqaystay ha ka aqbalo. Aaamin.
  6. Somaliland President had a meeting with ruling Sudanese Military Council Awad Mohamed Ibn Ouf
  7. The fanboys were travelling with Ethiopian Airlines, while MBC was accorded private jets to commute not only between Hargeisa and Jeddah but also between Makkah - Medina and Jeddah. The President is not a private individual. Every action and reaction is for public consumption. So this is just part of that. Ilaahay ayaa acmaalsha xaakim ka ah. Kolka arinka ilaahay iska leeyahay inaad wax ku darsataa waa faduul. Mida kale, waa powerful image. Qof nasiibleh ayuunba hooyadii xajka geeya. Anigu I done it in 2014, she was on a wheel chair too. So I can draw parallels. Saudi Arabia is not a wheelchair friendly place. Those tourist buses are the worse for a wheelchair bound person. I struggled to getting on and off. But it was worth every minute of it.
  8. Meanwhile, Nabar iyo Naxdin fanboys fall heads over heels to get signatures from President MBC
  9. Aun Eng. Yariisow. But it is telling that only during Cheeseman's tenor that we see Ministers, MPs and high level officials get killed.