Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ war maxaad ku qoslaysa meesha tol ba ku sheekeysanaya oo doonaya inay dimuqradiyad noqdaan oo ay farataaga iska dayaan
  2. Indeed Somaliland is a great democracy , and an example for the entire region God bless Somaliland
  3. Yeah its better just to wait for the results the chairman of the electoral commission will announce it soon any ways , even he made it clear , not to speculate the upcoming results.
  4. Yaa hogaanka u haya codadka illaa hadda la tiriyey? Wararka Golisnews soo gaadhaya ayaa xaqiijinaya in guud ahaan ay si habsami ah usocoto tirintii codadka ay kala heleen sadexda musharax ee kala hogaaaminaya sadexda xisbi. Waxaa meelaha qaar durba soo gabagabowdey tiritii coddadka. Golisnews oo si aad ah ugu kuur geleysa halka la isla marayo ayaa helaysa in Xisibiga Kulmiya ugu horeeyo meelaha ilaa hada latiriyey ama hala dhamaystiro amaba weli hasocotee, waxaana uu Xisbiga Kulmiye ku hogaaminayaa codad umuuqda inuu yahay xiasbiga aad ugu dhow inuu doorasahdda kuguuleystey. Waxaa muuqata in marka laga reebo Awdal iyo saaxil oo ay weli tiradu socoto uu hogaaminayo Xisbiha UDUB. Gobobka saaxil weli waxaa lasugayaa deegaanadda kabaxsan maghaala madaxda. Dhammaan goboladda kale oo dhan waxaa hogaaminaya Kulmiye oo meelaha qaar oo Togdheer iyo Hargeysi kamid tahay codad badan ku hogaaminaya. Saacadaha soo socda kala xidhiidh Golisnews wararkii tirinta codadka oo muujin doona xisbiga ku guuleystey doorashada. Golisnews Network
  5. ilahoow run ka dhig oo mujaheedka xilka u dhiib xalay oo dhan i was hoping ghana to win, And silanyo to win also.
  6. hey jacayl baro did they start xalay with tiira koobka or this morning
  7. Faisal wa rageedi , hadalka lama gabbado. Faisal cali xuseyn Cilmi , Ilahay ha kugu guuleyo. Abti
  8. Originally posted by Qhalib: Viva Kulmiye and future President of Jamhuriyada Hon. Ahmed mohamud Mahamed Silaanyo. :cool: Indeed God bless the mujaheed
  9. Somaliland politicians are mature and Somaliland interest comes first all 3 candidates gave their word,before the elections. And they are politically mature and will congratulate the winner, and that winner will inshallah lead Somaliland in a democratic way, in the next 5 years.
  10. Sanaag iyo Doorashooyinka Somaliland Warkii 26-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa maanta ka socta cod bixinta Soomaliland oo si rasmiya uga bilaabantay Soomaliland. gobolka Sanaag ayaa codbixintu uga soctaa sidii loogu tala galay. Codbixinta ayaa waxaa ay ka socotaa dhamaan Somaliland sida Sanaag. Waxa jiray carqalado la damcay in lagu hakiyo codbixintii magaalada Hadaaftimo taasoo Markii danbe ku dhamaatay la xaliyo xalay xili dambe ah waxaana la go,aamiyay in la Codeeyo iyadoo ay fasaxeen Suladaan siciid Suladaan Cabdisalaan Axmed Ismaacil Suldaan iyo Xasan Maxamed Saalax (Soomaali). Xaaji Ismaaciil Maxamed Shire iyo Cuqaal fara badan oo kaoo kicitimay magaalada badhan Kuwaas oo ka codsaday inaan dhiig lagu daadin Karin deegaanka kii doonayaana ha Codeeyo kii diidayaan yaanu codayn laakiin looma baahna gacan ka hadal keeni kara in Dadka wada dhashay isku dhacaan Dhinaca dhahar ayaa iyadana waxa ka jira cabashooyin ku aadan in wasiiro ma talaya Xisbiga talada ahaya ay doonayaan inay leexsadaan sanaadiiqda inkastoo cuqaashu Baaqa ka soo saareen inaan lagu loolamin degmada maamulada iska soo horjeeda Hadana meel ka baxsan ayay ka socotaa codayntu siduu noogu soo waramay mid kamida Xubnaha doorashooyinku Waxay kaloo cod bixintu ka socotaa dhanka Damale xagare iyo Carmale iyo tuulooyinka Ku dhow dhow oo dhan ayaa Wasiirka Kaluumaysigu sheegay inay siiyaan codkooda cidii Dani ugu jirto dooroshooyinkan ayaa guu dhici doona gobolka sanaag intiisa badanwaxaana loo badinayaa in dadka deegaankaasi ay u codaynayaan xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye Xasan Soomaali iyo Axmed Xaaji Cali Cadami yaa iyana aad ugu hawlan ololaha doorashada. Waxaanay hada codayntu ka socotaa meel magaalada ka baxsan sadex kilo mitir Halkaasoo ay amaankeeda sugayaan ciidamo ka socda Somaliland oo u dhashay Deegaanka hadaaftimo. Source:ceerigaabonews.
  11. ^if he comes back he will be our leader for another 5 years so its all good Its all about Democracy
  12. Somaliland voters ignore terrorist threats and back democracy HARGEISA (Somalilandpress) — There has been a strong turnout for the presidential election in Somaliland, in spite of threats by Islamist militants. International monitors say people have formed queues at many polling stations of the self-proclaimed state. The government closed the country’s borders amid fears that Islamists from neighbouring Somalia could try to disrupt the elections. The Islamist group al-Shabaab had warned voters to stay at home. Earlier this week, the group had issued an audio message, describing democratic elections as “the devil’s principles”. Hope for recognition The Somaliland government had asked voters to ignore the warning. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and is not recognised internationally as an independent state. Security had been beefed up ahead of today's vote BBC analyst Martin Plaut says that the country is largely peaceful and has an effective administration – in sharp contrast to the rest of Somalia. He says many people in Somaliland hope that if this election goes well, it will strengthen the case for independence. Dozens of international observers are in the region to watch the vote. Incumbent President Dahir Riyale Kahin faces two opponents: Ahmed Mohamed Silaanyo from the leading opposition party, Kulmiye, and the leader of the Justice and Welfare party, Faisal Ali Warabe. The final result should be announced in about a week. Source: BBC | Saturday, June 26, 20
  13. So far sh dalxiis has managed to send the best message to Somaliland though ,Comparing to mr godane who said he will blow us all up , and we should stop this kafir culture called democracy , Where is the pirate? No hambalyo from him, I bet he is writing notes
  14. ^^ what about roobki burco ka dhacay mana loo kordhinayn burco
  15. ^^ you forget ceerigabo sanaag and laascanood sool and awdal borama
  16. liibaan suaashu waxa weye somalia meeday? . ma haysa somaliya ciidan somaliyeed ma jira calan somaliyeed ma jira dad somaliyeed oo aminsan somalia. jamhuuriyada somaliland waxay jirtay before somalia maantana 50 years later Somaliland ba doorasho u dareertay Somalia na wey gubanaysa dee sure dadki somalia dagana na wa ka so guureen somalia waxaay u so guureen Jamhuuriyada somaliland oo ay qaxoooti ka yihin tallow yaa guuraya markaas lol
  17. Very nice pictures the president voting ,and the first lady , and even the security forces awesome
  18. Somaliland qassab maha hadad didid somaliland waad iskaga guuri karta , laakin dhulku wa somaliland dadka guura dalku ma guuro
  19. More pictures Dadweynaha magaalada Hargeysa ee safafka ugu jira doorashada madaxtooyada, ayaa waxa si weyn uga muuqata sida ay uga go’an tahay in ay qoraxda u taagnaadaan sidii ay codkooda uga dhiiban lahaayeen goobaha codbixinta, isla markaana ay u dooran lahaayeen madaxweynaha Somaliland hagi doona shanta sanno ee soo socota
  20. Bilowga Codbixinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland Oo Safaf Dhaadheer loogu jiro Maanta magaalada laascaanood Posted to the web on Jun 26 waxaa saaka subaxnimadii ay dad waynaha ku dhaqan magaalada laascaanood iyo guud ahaanba soomaali land ay u dareereen gobaha cod bixinta iyadoo dadku ay safaf dhaadheer ugu jireen sidii ay u dooran lahaayeen madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa. cod bixinta ayaa si nabadgalyaa u socota ilaa iyo haatan wax dhib kama dhicin goobaha cod bixinta waxaana indhauhu qabanayeen ciidamada booliiska oo amaanka sugaya una soo diyaar garoobay in aanay waxa rabshada ka dhicin goobaha cod bixinta laascaanood. cod bixinta ayaa waxay soconaysaa ilaa iyo 6:00 lixda makhrabnimo waxaana ka soo qoyb galay goobjoogayaal caalamiya oo indha indhaynaya habka cod bixintu u socoto iyo sids amaanku yahay iyo in wax qulqulqd ahi ay ka dhacaan goobahaas. ilaa iyo haatan lama soo sheegin wax dhibaato ah oo ka dhacay goobaha cod bixinta soomaali land.