-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Khuusuusiga waleh dhibaata haysata Ma garaadki Darawishta ayaa maanta yidhi magaalada iga baxa. Garaadki Nugaaleed na Garowe babu fadhiya khuusuusiga ba wuxu ka waraysta Faroole Taxile. -
^^ Who ma habaarqabihi mudug.
-
Puntland VP Says Education Reform Is Victory. (PICS)
Xaaji Xunjuf replied to Cowke's topic in Politics
Nice pics especially this one -
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Garaad soofe duuraan is not a fan of the khuusuusi. he once gave an interview on bbc somali he was saying Shirka buuro wadal waxa lugu duminaya mamuul goboleedka puntland -
Garaad soofe of Buhoodle: The Khuusuusi Must leave Buhoodle.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Isimo iyo Coqaal baaq ka soo saaray Buuhoodle Jun 05, 2010 SSC(Riinjinews)Baaqan ayaa waxaa si wada jir ah u soo saaray Garaad Cabdilahi Soofe,Suldan Siciid Cisman,Garaad Suleman Buraale iyo Caaqil Maxamuud Xaji Camey Baaqan ayaa ku wajahnaa saddex qolo oo kala ah Hogaanka SSC ,Somailand iyo Dawlada Itoobiya:- Baaqan ayaa sidan u qornaa in Isimada soo gaadhey Buuhoodle ay ka baxaan Buuhoodle ,sidoo kale Somaliand ay kala hadli doonana sidii ay uga wada hadi ahaayeen in ay ka baxaan SSC Iyo Dawlada Itoobiya oo ay baaq u dirayaan nabad ah. Baaqan aya waxaa BBCda ka akhriyey Caaqil Maxamuud Xaji Camey oo si aan xushmad lahayn hadalo ugu yidhi Isimada Qaarkood iyo Hogaanka SSC,Caaqil Maxamuud Xaji Camey ayaa ah Coqaasha xoogaaga sandareerada ah ka qaata Puntland waxaana maanta shacabka Buuhoodle u cadeeyey aragtidiisii qarsoonayd ee ku salaysnayd Maamulka Puntland ee hagardamada la **** socda Shacabka SSC. Isimadan iyo Coqaashan ayaa ka soo horjeeda Hogaankan SSC Iyo Dib u xoraynta SSC,Garaad Cabdilahi Soofe,Suldan Siciid Cisman,Garaad Suleman Buraale ayaa iyagu ahaa Isimadii ka soo kacay gogoshii Shirkii Buuro wadal halkaasi oo ay maanta carqalada iyo kaa daadin ay ka wadan Magaalada Buuhoodle. -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pictures of gabiley and wajaale -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
More pictures of Gabiley and wajaale -
NGGONE why , Dont u want change for the country new leadership with a new vision. I think These ex udub guys will be just used By kulmiye to get votes The Clan Card because these People in Somaliland support Individuals based on clan . But when they win the elections, Kulmiye will get rid of all these ex udub Members. mark my words.
-
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Reer burco video Lama kala hadhin -
i see he is the king of Bosaaso. But tell me cowke where did Silanyo and the king meet.
-
oo halku joogay marko hore , ma boqorki Puntland ba boqorkani i thought boqorku was tuute muuse, i could be wrong
-
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Oodweyne: ^^Good showing, for Kulmiye party, across the board, indeed. Now, lets have lastly, the Ucid party, as well, so that we can "gauge" with an educated estimates, as to the merits of popular support in the street level that each party seems to command, in turn... Yeah tomorrow Its faisal cali waraabe and ucids big day People underestimate Ucids ability in politics , But we will see tomorrow Faisal the wadani -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Mr Koonfurian dhegeyso Isbedelka somaliland iyo Hormarinta somaliland iyo madaxda somaliland inta ba somalilanderska u codeynaya kii ay jecelyihin aya dabaq dheer koraya oo dalka mamuulaya cadaalaad iyo sinaan hormarinaya just the same way u daahir riyaale 8 sanno ku haye just the way ina cigaal u so hayey , adigu worry about faroole oo fara taag lugu so doortay eeh badda is baraada u dhigtay , marna sh dalxiis u dhoola cadeya marna cumar buur u dhola cadeyaa. Marku is garan waya na donald payne mooda obama -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulmiye Hargeisa the Garden of liberty (Beerta Xoriyada) Burco Togdheer -
Somaliland Kulmiye Campaign Day Pics Videos.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kulmiye Hargeisa the Garden of liberty (Beerta Xoriyada) Madaxda saree ee xisbiga Kulmiye ooqudbado kala duwan ka jeediyay goobta ayaa dhamaaan sheegay in dawlada talada haysa ee UDUB lasoo arkay dhamaan waxa ay qabteen ,,isla markaana hada loo baahan yahay isbedel wayn,waxaany sheegeen hadii talada ay qabtaan si cad wax uga qaban doonaan dhamaan adeegga bulshada ee baaba’san maanta sida :caafimaadka, waxbarashada,dhaqaalaha iyo adeegga guud ee bulshada oo ay dawladu dayacday intii talada dalka haystay. Xsibiga Kulmiye oo maanta si wayn iskugu soo baxay fagaaraha xoriyada ee magaalada Hargeysa ayaa umuuqda mid kabsaday taageerayaal horleh halka saaka magaaladu ku waa bariisatay calamada xisbiga Kulmiye oo ka lulmayaa dhamaaan goobaha muhiimka ah eemagaalada Hargeisa . Sidookale waxa dhamaan isku soo bax balaadhan ka dhacay dhamaan gobolada iyo degmooyinka Somaliland. Warar Faahfaahsan kalasoco wararkeena danbe ee Gabileynews -
Kulmiye Supporters In Gabiley
-
lets see what Kulmiye Brings Baritoole.
-
^^Yeah i have seen it today big outcome there for udub
-
First laser surgery in Somaliland took place in Hargeisa
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Here are some more Pictures. -
Oodweyne well put Lets just wait and see one thing is for sure the people want change. How ever the people will make the decision. Kulmiye has a very big chance to win this time I am certain About that and the capital Most likely will go Kulmiye.
-
Originally posted by Qudhac: looool west burco people from gashaamo atacked and took buhoodle trucks east burco say peace yall... waar burco waaba waali cad
-
Well done Muwaadininta reer laascanood.
-
the pirate state house of parliament soon will be empty
-
Well done reer laascanood.