Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Its sad because this is about an old woman had it been some men it wouldn’t be that bad but this is an old lady , i don’t see how she is a treat to Ethiopia or somaliland. But then again we have the udub administration , those people hardly use their brains.
  2. If this news is true , i condemn this , the people of onlf region should never be targeted and handed over tot he tigray regime.
  3. God bless the state of isreal a true friend of somaliland.
  4. yaa carabta uu bahaan ba horta, war anigu hadaan ina rayaale ahaan laha hada deer baan ka dagii laha tel aviv. Ama kii benjamin neytanyahu ban hargeisa ugu yeedhi laha. roog cas u dhigi laha
  5. February 14, 2010 Dawladda Yemen oo Xafiis ka furanaysa Somaliland iyo dhaqdhaqaaq Diblamaasiyadeed oo sii xoogaysanay Hargaysa(Waaheen)- Warar aanu ka helnay Ilo lagu kalsoon yahay ayaa Waaheen u xaqiijiyay inay Dawladda Yemani Somalilnd u soo dirtay Diblamaasiyiin Sare oo Xafiis Diblomaasiyadeed oo Dalkaasi leeyahay ka furi doona Hargeysa Talaabadan ayaa noqonaysa Guushii labaad ee Somaliland u soo hoyata ee dhinaca Diblamaasiyadda. Hore waxa xafiis safiir ka madax yahay ku lahayd JSL dawladda Ethiopia, iyada oo sidoo kale heshiis hore dhexmaray Dawaladda Djibouti iyo JSL inay isweydaarsadaan xafiisyo diblomaasiyadeed. Xafiiskan cusub ee Yemen ku yeelan doonto JSL ayaa la filayaa inuu wax badan ka taro xidhiidhka siyaasadeed, militari iyo dhaqaale ee ka dhaxeeya labada dal ee wadaaga badda GACANKA CADAN. Ilaa hada ma cada rasmiyan goorta la furayo Xafiiskan balse warka arrinta la xidhiidhaa waxay sheegayaan inay wufuud ka socota Yemeni ay ku soo fool leeyihiin JSL maalmaha soo socda Source waheen
  6. qoladi bugland ma waxay nugu haystan maxaad red croski badhan u geyseen oo dadkina wax ugu qabbateen
  7. Xafiiska bisha cas oo laga furay degmada Badhan,iyo riigii biyaha oo isna gacanta lagu hayo.Warbixin Warkii 14-Feb-2010 iyo Qormadii: NEWS Waxaa albaabada loo furay xafiiska laanqayrta bisha cas ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag,iyadoo halkaas ay ka socdaan mashruucyo badan oo la xidhiidha xaga horumarinta gobolka,iyadoo ay hawlahaas fulinayaan si wadajir ah odayaasha dhaqanka iyo maamulka Somaliland oo beryahan wada shaqayntoodu aad u fiican tahay. Xafiiska bisha cas ee degmada Badhan ayaa la hirgeliyey kadib markii odayaal uu horkacayo suldaanka guud ee beesha bariga sanaag Suldaan Siciid ay booqasho ku tageen magaalada Hargeysa halkaas oo ay kula soo kulmeen madaxda maamulka Somaliland,iyagoo kala hadlay sidii maamulku gacan uga geysan lahaa horumarinta deegaadana Sanaag bari. Odayaasha Suldaanka ku weheliyey safarkiisa ayaa waxaa ka mid ahaa Xassan Soomaali,Md. C/Kariin Wahaabi,iyo cuqaal badan,waxayna bulshada deegaankaas u soo bandhigeen mashaariic badan oo laga fulin doono deegaamada Sanaag bari,kuwaasoo ay ka mid yihiin 24 iskuul oo laga hirgelin doono deegaamadaas,iyo weliba iyadoo la samayn doono biyo gelin baaxad leh. Dhanka kale waxaa magaalada Badhan laga bilaabay qodida riiga biyaha macaan,iyadoo hada la dhameeyey sarfaygii hore,waxaana mashruucaas oo ay maalgeilanyso dawlada Somaliland qandaraas loo siiyey Eng Maxamuud Xaaji siciid,oo madax ka ah hay'daha Manhal,oo ah hay'ad ka shaqaysa xaga horumarinta bulshada. Xafladii xafiiska bisha cas albaabada loogu furay ayaa waxa ka hadlay Suldaan Siciid,isagoo ka warbixiyey safiirkii ay ku tageen Hargeysa iyo wixii uga soo qabsoomay,isagoo ku booriyey dadka deegaankaas u dhashay inay ka shaqeeyaan xaga nabadgelyada,iyo horumarinta arimaha buslahda ee deegaankaas. Waxaa isna xafladaas ka hadlay Guddoomiyaha Hay’ada Bisha Cas ee Degmada Badhan Xasan Maxamed Saalax,isagoo sheegay in xafiiskani uu wax weyn ka qaban doono xaga caawimada dadka danyarta ah,ayna qaban doonaan hawlao badan oo muhiim ah,ayna soo socdaan hay'ado kale oo ka qayb qaadan doona xaga horumarinta arimaha bulshada. Afnugaal News Desk. Contact:xassand2000@yahoo.com
  8. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Xaaji, Qaar badan oo reer Shankaroon ku abtirsada ayuu Bucur Baceyr dhalay--marka, inaad awoowgiini idin dhalay inaad dhagax ku tuurtaan qabrigiisi, sidii Shaydhaankii, waa laga fiicanyahay. Shakaroon dad badan ba ku abtiirsada qaar xata adiga ad isku Hayb tihin
  9. Bucur bacayr aniga ba xabaasha ku hubsaday Aw barkhadle meel ku dhow ba jirta oo dhagax lugu tuuro sida xajka Shaydaanka
  10. Originally posted by Jacaylbaro: waa adiga oo kele ,, sow sidaad muxaafad u ahayd uun Radio Horyaal maad dhegeysan oo kulmiye maad noqon Waryaa Radio snm waxba haka sheegin
  11. Originally posted by juma-nne: Oo kaalaya, horta sheekadii Sheikh Isxaaq bin Hashim, iyo Jabarti Bin Fulaan miyay beenowday?. Why are the supposedly decendant of the two sheikh denying their ancestry?. mise bahashu markeedii horeba luga kuma taagnayn? Markad dhalashada iyo siysada kala saari karey weyday ayaad hog ku dhacday sxb
  12. Kan horta cismaan hindi waba caade qaate , sidu u aha mucaraad uun bu habeen Muxaafad noqday
  13. Xuudeydi tallow muxu odhan Ilka jiir ba ka soo shaqeyey.
  14. Originally posted by Dajiye: ^ Xaji_Xunjuf maxaad ooga reebtay? Mise isagu gabayada ayuu ku fiicanyahay... Anigu isku ma mashquuliyo qolladan xarafyada baddan leh nsum , waxay isku eekeysinayeen mujaheedinti snm. waxa lugu yidhi Somaliland sadexda xaraf bay ka baqaan alla ya run u sheega
  15. In Golaha Khusuusiga aanu ka mid noqon: 1- Qof xil ka soo qabtay Puntland ama Soomalidiidka ha yaraado xilkaasi ama ha weynaadee. 2- Qof xiriir siyaasadeed ama xiriir saaxiibnimo ama xiriir dhaqaale la leh ama la lahaan jiray labadaas maamul. 3- Qof lagu tuhunsanyahay inuu fikir ahaan iyo siyaasad ahaan u xaglinayo labada maamul midkood. 4- Qof shikhsiyadiisu u muuqan karto inuu yahay qof dhaqaale ama jago ama caadifad labada maamul ku jidan karaan. 5- Qof ka qayb qaatay kala qoqobka Beesh ssc iyo isku dirkiisa. 6- Qof leh iimo kale oo Isimadu u arkaan in qofka lihi aanu xilkaas qaadi karin. Iyagoo habka ay doonaan fikrada u gaarsiinaya cidda xubnaha soo xulaysa, waxa haboon in Isimadu arrintaas si deg deg ah wax uga qabtaan. Hadii dad aan xubin-nimada u qalmin ama hagardaamo Beesha ssc wadaa Golaha Khusuusiga soo galaan waa in Isimadu ogaadaan in cidda la eedayndoona iyaga noqonayaan.
  16. Originally posted by Jacaylbaro: horta xaajigan maxaa i daba dhigay ma hadhkaygii baa ?? maya xaajigu Gaadh bu ka haya , topican dawlada fadaraha na dee aad baan u jecelahay inan ka hadlo
  17. Originally posted by xiinfaniin: ^Ma dhantihiin maanta xaaji war waxa hanugu masaalin
  18. Originally posted by xiinfaniin: ma habaarkiiba bilowday sibaad Maaddeey alshabaabi iskugu soo dhawaanaysaan Adigu ma tfg baad naf ka sugeysey? dawlad wasirkeedi maaliyadu Tamaandho ku ibin jiray Baydhabo iyo meeshu madaxweynuhu ahaan jiray macalin quraan
  19. War rayaale mu taggo Tel aviv u so qaado aqoonsiga.Muxu sugaya Isreal wata sheegtay waxay sugaysa uun inay somaliland la xidhiidho? Haadu aqoonsiga so qaado even me who is a kulmiye supporter ayaa rayaale 5 sannoh oo danbe dooranaya.
  20. Burco oo dhan ba is bedel u bahaan no no . lets say somaliland oo dhan ba is bedel u bahan marka qeyb burco tageerta udub u malayn mayo ileen dadku wa isku baahi eh. africanka hadaad ta ka dhadhiciso wax badan ba hagaagi laha
  21. ilahay ha u ziyaadiyo miskinkaas meesha ku xidhan si ban family u nahay ninkaas.
  22. udub tallow sanadkan maxay reer burco ka ibinaysa ololihi doorashadi wa bilawday. Laakin Burco wa kulmiye.
  23. Xiinfanin wax walba wa dhag dhag laascanood wasiirki arimaha gudah ayaa hotel xamdi jooga Magaalada camaradooyin ba lugu xidhaya siidan wararka ku hayo.
  24. Xiinfanin Wanu idinka salaadin iyo boqoro fiicanahay hada runta la sheego. Ina igarre na suldaan ma ahayn laakin ina cali shire suldaan buu aha