-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Originally posted by 'Liibaan': suaashu laakin waxa weye halkeed ka tagaysa dhul aad ka taagtiid ma haysa horta
-
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
There was a video yesterday about this event it was aired on universal tv , it will be probably put on YouTube soon -
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood + Daawo Warkii 21-Jun-2010 iyo Qormadii: NEWS Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub. Waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar. Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen. Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub. Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub. Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah. hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa. -
Dayeerku ma so dhawaan , hada huuno meesha ka talisa., unless dayeer spirituali meesha mamuulo lol.
-
Reuters: Refugees in Somaliland angry at status change
Xaaji Xunjuf replied to Chief_Aaqil's topic in Politics
They should be send back to their country of origin -
Wasiirkii hore ee Ganacsiga PuntlandFaroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
Libaan cry me a river xagla jifiye is a nurse from ohio and his leadership skills are limited , all he can do is brag how bad the pirate state is ,and how they politically abused him. But he is your nurse I hope he will save you From the bad evil Somaliland Boogeyman -
Wasiirkii hore ee Ganacsiga PuntlandFaroole Wuxuu Necebyahay Beesha SSC
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
bilan dee xaglajifiye laftigisa ayaa caqli yar,, marka dadka tageersan ba maskaxdoodu wey koobnanaysa ma fahantay -
Somaliland administration seized Las’anod town from Puntland at the end of 2008 and recently the president of Puntiland said they will bring Las’anod town under Puntland administration Qollada bugland xita garan mayaan xiligi laascanood laga qabsaday war waxay ahaydn 2007 Bishi october. shaw wa waxay ugu dagalaami wayeen garan ba mayaan xili laga qaaday
-
Somaliland parliamentary delegations arrive in buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ war airportka buhoodle baanu dhisayna , bal ummad diidan ina wax lo dhiso ka waran waba cajiib. -
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
The Vice president of Somaliland Received a nice warm welcome in the milky town called laascanood , he was welcomed with the flag of udub and also with the flag of Somaliland. , he is staying in xamdi Hotel , in laascanood. -
Originally posted by Che -Guevara: ^Dhibaatada soomaalida heysata soo doontid uga hadal to your heart's content besides af dhilo leedahey yaaku aamusin kara laakin stop b*tching about us talking about Somaliland.
-
Somaliland vice president arrives in laascanood pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
War deg deg ah:Madaxwayne kuxigeenka JSl Axmed Yuusuf Yaasiin oo soo gaadhay magaalada Laascaanood waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub. waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar. Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen. Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub. Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah. hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa. Source gabiley.net -
hada waxay maraysa somali site haka sheegiin dhibaatada na haysata lol
-
Waleh calan ba wax dhisin , qollada koonfurianska na callan bey kaga dhagtay war calani wax ma qabtee ummad ba wax qabbata waddajir wax ku qabsada , calanka hadaad miis ku maxasaxtiid iyo hadaad miiss saaraatiid ama hadaad cirka u taagtiid wa isla calanki uun
-
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwene ku xigeenka Somaliland ayaa soo gaadhay Magaalada Laascaanood + Daawi Sawiro Posted to the web on Jun 21 S Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka somaliland axmed yuusuf yaasiin oo isugu jira wasiiro iyo wasiiro ku xigeeno iyo xubno aad u tira badan oo ka mida xisbiga talada dalka haya ayaa saaka subaxnimadii soo gaadhay magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waftigaasi oo ay ka mid ahaayeen wasiirka gaashaandhiga , wasiirka arimaha dibeda ,wasiirka warshadaha iyo xubno badan oo ka mida xisbiga talada haya ee udub. Waftigan oo 7aadkan safaro kala duwan ku marayay gobolada somaliland ayaa si hersare ah loogu soo dhaweeyeynayay goobihii ay safarkooda ku soo kala bixinayeen oo ay ka mid ahaayeen burco, caynabo oo uu madaxweynaha siomaliland uu xadhiga kaga jaray bangi cusub kuna hakadeen halkaasi habeenimadii xalay waxayna saaka usoo kici timeendhanka magalada lascanod iyagoo soo maray deegaanada ,oog,guumays,yagoori adhicadeeye,canjiid iyo xargaga waxana uu madaxweynuhu ku hakaday maanta oo ku beegan maalinkii u danbeeyey ee xisbiga udub uu ku lahaa ololaha doorashada magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool halkaasi oo loogu soo dhaweeyey si heer sare ah oo aan loo kala hadhin odayaal dhalinyaro wayeel iyo dumar. Dhanka kalena maamulka gobolka sool ee somaliland oo ay ka mid ahaayeen gudoomiyaha gobolka sool faarax askar xusein iyo Waftigiisa kaga hortagay tuulada guumays oo dhanka waqooyi ee magalada lascanod ah una jirta hilaadi 80 kiilo mitir waxayna waftigii uu hogaaminayay madaxweyne ku xigeenka somaliland u soo gelbiyeen dhanka iyo magalada laascaanood ee xarunta gobolka sool waxayna waftiga iyo maamulka Gobolka sool ba ay hakadyo ku samaynayeen salaamo kala duwana kaga qaadanayeen dadyawgii taageeraha u ahaa xisbiga udub oo ay halkaasi ereyo kooban uga soo jeediyeen. Ilaa iyo boholaha xargaga oo magalada laascaanood dhanka waqooyiya una jirta hilaadii 10 neeyo kiiloo mitir ayaa taageerayaasha xisbiga udub ay safnaayeen iyagoo lulaya calanka jamhuuriyada somaliland iyo astaanta xisbiga udub iyagoo dadkuna ay ku dhawaaqayeen halku dhigyo ay ku taageerayeen xisbiga udub. Waxay waftigu kolkii ay soo gaadheen magaalada lascaanood u gudbeen hotel xamdi oo isagu ahaa halkii ay xafladu ka dhacaysay oo ay isugu yimaadeen badiba shacbiga magalada lascanod halkaasi oo madaxweyne ku xigeenka iyo xubnaha kala duwaan ee waftigiisa ku weheliyaan ay hadalo kooban uga soo jeediyeen hadalo kooban oo ay ku boorinayaan shacabka magalada gaar ahaana taageerayaasha xisbiga UDUB waxana madaxweyne ku xigeenka hadaladiisi ka mid ahaa "in ciyaarta taala somaliland laga soo laaday boorama hargaysa iyo burcona ay yihiin ciyaaryahanadii ku bada maamulay burcona ay ay u soo laadey dhanka gobolka sool magaladiisa laascaanood dhaliyaha somaliland na ay tahay laascaanood ee reer laascaanoodoow diyaar ma u tihiin inad dhalisaan goolka kubadana ku hubsataan shabaqa waxaa inoo balana inaad codkiina sii buuxda usiisaan udub. Waxa kale uu ku dheeraadey mudane axmed yuusuf yaasin waxqabadka xisbiga udub ee talada dalka haya uu ka sameeyey gudaha dalka waxana uu shacabka ka codsadey inay jiraan hawlo aad u tiro badan oo u qabyo ah iyo balanqaadyo caalamiya oo ay ka haystaan beesha caalamka marka walaalayaal hormar gacanteenuu ku jiraa ee ha inaga gaagixinnina waxadna xasuusataan hadii hada talada uu la wareego xisbi kale hawshu waxay ka soo bilowmaysaa meel aad u hooseysa ee hadaynu kala badhka taaganahee aynu hore usocono gadaalna ha inoo celinina shacabkayagoow masiirka iyo mustaqbalka somaliland na waxa uu ku jiraa gacantiina ee walaalayaal u hiiliya dalkiina oo doorta xisbiga udub oo isagu habayaraatee aan wax qabyaalad iyo cunsuriyadi aysan mabda, u ahay xisbiga udub na waxa uu hayaa wadadii aynu hormarka ku gaadhi lahayn ee fadlan codkiinu ha ahaado udub Gaba gabadii xaflada ayaa waxaa halkaasi kalmado aad uqiimo badan ka soo jeediyay madaxweyne ku xigeenku oo uu ku dhiiri gelinayay taageeradiisa run ahaantiina soo jiidatay qofkasta oo reer somaliland ah. hadaladii waftiga iyo wasiirada ka dib ayaa madaxweyne ku xigeenku soo xidhey xafladii lagu xusayay maalinka u danbeeyey ee uu xisbiga udub ku lahaa ololaha doorashooyinka qaranka ee fooda inagu soo haya Kadib Madaxweynaha ku xigeenka Somaliland Ayaa Galabnimadii maanta ka anba baxay magaalada laascaanood isagoo usii jeeda dhanka iyo magaalada hargaysa.
-
Somaliland parliamentary delegations arrive in buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xubno Kulmiye Ka Socda iyo Kooxda Xaglatoosiye oo Kulmay Share Wararka naga soo gaadhaya magaala madaxda Gobolka Cayn ayaa sheegaya in caawa (20-06-2010) fiidkii ay kulmeen laba masuul oo ka tirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland iyo kooxda uu hogaamiyo Xaglatoosiye. Kulankan ayaa ka dhacay aqalka uu Xaglatoosiye ka degan yahay magaalada Buuhoodle waxaana halkaa ugu yimi Cabdirashiid Ducaale Qambi (Raaf) iyo Xamse Gaadaweyne oo labaduma ka tirsan xisbiga Kulmiya ee Siilaanyo. Kulankan oo saacado badan qaatay ayaa waxaa uu ku soo beegmay xili ay magaalada Buuhoodle hareysay tuhun aha in kooxda xaglatoosiye ay isu diyaarinayaan dhinaca Hargeysa ka dib natiijada doorashada Maamulka Hargeysa. Siilanayo oo dhanwaan hadal jeediyay xiliuu ku jiray olalaha doorashada maamulka Hargeysa ayaa sheegay in wada hadlo u socdo iyaga (Kulmiye) iyo SSC (Xaglatoosiye) hadalkaa Siilanayo oo ay dad badani u arkayeen in uu ahaa mid dacaayad ah hase haate kulanka Caawa dhexmaray labada dhinac ayaa ka marqaati kacaya in uu jiro qorshe qarsoon oo u wato Xaglatoosiye. Warar aanu ka helnay ilo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa sheegaya in dhawaan codsi ka yimi dhinaca Kulmiye oo ay ku dalbadeen dhawr qodob kuwaas oo ay ka mid tahay in si doorashadu uga qabsoomto degaamo ka mid ah dhinaca Hawdka sida Widhwidh in ciidamada SSC laga soo dulqaado . Wararka ay Taleex Media ka heshay degaamada Dandan iyo Dhalaamacune ayaa sheegaya in ciidamadii gfadhiisinka kulahaa degaanka dhalaamacune loo soo raray Dandan. Ujeedada Wadada hadalka Caawa ayaan kala caddeyn waxa ay ku saabsan tahay hase ahaate waxaa loo badinayaa in ay qayb ka tahay isu dhawaanshaha labaad garab ee Kulimiye iyo Xaglatoosiye. Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland Maxamed Aadan Faraax oo dhawaan wareysi siiyey Taleex Media ayaa sheegay in ay suura gal tahay doorashada gobolada waqooyi galbeed ka dib ay kooxda Xaglatoosiye u safri doonaan dhinaca Hargeysa . Wixii war ah ee ka Soo kordha arinkaa kala soco Taleex Media Taleex Media Buuhoodle,Somalia Email: sscayn@gmail.com -
I think you have other things to worry about , the people of the failed country are lost souls, the only thing we can do for them is pray
-
Nice pictures especially the horses, even though gabiley is traditional kulmiye territory how ever they welcomed the president, it looks like they gave the president a last respect
-
The people of the failed country are discussing the politics of a democratic country , the irony
-
dawasho wacan
-
Over 300.000 votes are missing , that’s amazing walahi.
-
Somaliland parliamentary delegations arrive in buhoodle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wefti Somaliland ah oo ay hogaaminayaan Xildhibaan Xamse Gaadaweyne iyo Wasiirkuxigeenkii hore ee Hawlaha guud ee Somaliland oo Buuhoodle soo gaadhay. Posted: June 19/2010, 8:31 pm Wefti Somaliland ah oo ay hogaaminayaan Xildhibaan Xamse Gaadaweyne iyo Wasiirkuxigeenkii hore ee Hawlaha guud ee Somaliland Cabdirashiid ducaale qambi ayaa Buuhoodle soo gaadhay. Weftigan oo xukuumada Somaliland u soo xilsaartay dhowr qorshe ayaa la filayaa inay ayaamaha soo socda ay ku sugnaadaan magaalada buuhoodle. Warar lagu kalsoonyahay oo aanu ka helnay ilo xogogaal ah oo ka tirsan maamulka somaliland ayaa xaysimo.com u sheegay in weftigani ay shir la yeelan doonaan kooxda narobi ay hogaamiyaan Saleebaan xagletoosiye iyo Garaad Jaamac garaad Cali. Weftigani waxay sidaan fariin hoose oo Somaliland kooxdan ku amaanayso siday beesha u kala qaybiyeen islamarkaana u fashiliyeen abaabul qorshe dib u xoreyneed oo dhameystiran. Kooxdan ayaa qaybo badan oo bulshada SSc ka tirsani ay aaminsanayeen inay si hoose ugu adeegaan maamulka Somaliland.