Xudeedi

Nomads
  • Content Count

    1,691
  • Joined

  • Last visited

About Xudeedi

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. This Gentleman that goes by the name Xiimayo is only an instigator, so i suggest for those of us who are from these regions to ignore him.
  2. http://www.sac-na.org/pdf_text/somalia_ph3/SOM2&3_PosterMap.pdf
  3. Here is the source of the map. http://www.sac-na.org/pdf_text/somalia_ph3/SOM2&3_PosterMap.pdf
  4. The secessionists don’t even own one exclusive town in Sanaag region that rivals Hadaaftimo. They speak of Ceerigaabo oftentimes, but who are the majority in Ceerigaabo but Maakhiris? Who owns majority of houses in Ceerigaabo but Maakhiris? Who owns most businesses? Who is in charge of the Security of the City, the Military and the Police? Who More Pics to Come... Hadaaftimo Hadaaftimo High School
  5. Salaadiinta beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari oo taageerey Raysal Wasaaraha Cusub ee dowlada Federaalka Warqad nooga timid Garaad Cali Aw-Yuusuf oo ah Salaadiinta ugu muga iyo miisaanka culus ee gobolada Woqooyi iyo Bari ayaa warqad soo gaarsiiyey xafiiska shabakada Dhahar.com. Garaad Cali Aw-Yuusuf ayaa wuxuu haatan ku suganyahay dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Seattle halkaasoo loo keeney xaalad daryeel caafimaad, isagoo kasoo kicitamay magaalada Dhahar. Warqadii sidan ayay u qorneyd. Ku Socota: Raywal Wasaare Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo” Ula-jeedo: Hambalyo iyo taageero Marka hore waxaan kugu salaamayaa salaanta Islaamka ah ee Salaamu Caleykum. Marka xigta anigoo ku hadlaaya magaca Salaadiinta beelaha reer Maakhir, hambalyo iyo boogaadin hawada kaaga soo marinayaa xilka cusub oo dhawaan laguu magacaabay. Soomaalidu waxay tiraahdaa “Nin xil qaadey eed qaad”, Laakiin cidwalba oo aqoon kuu leh, way ogtahay howl karnimadaada iyo xilalkii aad horey usoo qabatey taasoo noo iftiimin karta in aad gudan karto xilka haatan ku saaran. Soomaaliya haatan waxay ku jirtaa xili sida aad ogsoontahayba ah waqti dagaalkii sokeeye uu isu badalay wajiyo badan, isla markaana ay adagtahay in mabaadiida faraha badan la mideeyo. Waxaa laga maarmaan ah sida aad sheegteyba in aadan ka daalin miiska waan waanta, xaqana aadan ka gaban, iyo tixgalinta midnimada umada Soomaaliyeed. Waxaan Alle kaaga baryeynaa in uu kuu fududeeyo xilka aad dhabarka u ridatey. Shacabka Beelaha Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka Bari iyo Salaadiintaba way ku taageerayaan, waxayna si guud iyo si gaar ahba kuugu soo dirayaan hambalyo iyo boogaadin. Garaad Cali Aw-Yuusuf garaadcaliyuusuf@gmail.com
  6. Listen to the interview by clicking on the link below: http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=592:dhagaysi-sanad-guuradii-koowaad-ee-maamul ka-ssc-iyo-wareysi-ay-idaacada-spr-la-yeelatey-hogaamiyaha-maamulka-ssc-ee-saleebaan-xaglatoosiye&It emid=121
  7. Dhagaysi----Sanad guuradii koowaad ee maamulka SSC iyo Wareysi ay idaacada SPR la yeelatey hogaamiyaha Maamulka SSC ee Saleebaan Xaglatoosiye (SPR): Maanta oo ay taariikhdu tahay 16ka October 2010 ayaa waxay si toos ah ugu aadan tahay maalintii majaraha loo qabtey isla markaana la magacaabay maamulka SSC iyodoo ula jeedada ugu weyni ay ahayd sidii loogu sameyn lahaa maamul deegaanadaasi oo ahaa kuwa aanan maamul lahayn oo muran iyo is maandhaafna ka taagnaa. Xaflad sanad guuradan lagu xusayo ayaa waxaa lagu qabtey caalamka daafihiisa iyo dalka gudihiisaba, Hadaba wareysi xiisa badan oo uu wariye Jaamac Nuur Muuse la yeeshey Hogaamiyaha Maamulka SSC Saleebaan Xaglatoosiye oo ka warbixiyey guud ahaan sanad guuradii koowaad ee SSC, waxa u qabsoomay maamul ahaan, talaabada la gudboon, xiriirka maamulka SSC iyo dowlada Federaalka iyo sida ay u arkaan Raysal Wasaaraha cusub, ugu dambeyntii baaq u jeediyey umada Soomaaliyeed iyo shacabka SSC ba. Download HALKAAN KU DHAGAYSO MP3
  8. Congratulations to the organizers of these beutiful events aimed to assemble greater awareness. I hope these events motivate the intended community.