Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,244
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Originally posted by 'Dalmar': I don't what you think Dajiye, I know the majority of people from Western Somalia support Daraawiish and thier struggle agiast somalidiid Markaa haa iga yaadhsiin in aan ku dhado soomaali Galbeed wax uga majirtu inay xabashi wax la qaybsadaan, taa igama kaa qabato wax Pirateland iyo kilinka 5 la dhaho majiraan, malaa waad ku riyootay, There is Puntland state of Somalia and Western Somalia, Somalis should respect each other, if we want to be United States of Somalia imika ma waxad simaysa Shacabka Somaliland iyo Amxaarada cajib waleh. Dajiye wuxu la dagaalamaya oo iska xoreynaya oo uu duurka u jira inu iska saaro Amxaarada dhulkisa, Adiguna Anigaad ii aragta Inan injir Ku cunsiinayo.
  2. W. boosaha iyo isgaadhsiinta JSL oo canbareyn kulul usoo jeediyey waiirka arimaha dibada Kenya iyo maamul ka puntland ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland . ka dib markii ay canbaarayn usoo jeediyeen booqashadii uu ku maray Somaliland gudoomiye ku xigenka baarkalamanka Kenya faarax macalin. Wasiirka boosaha iyo is gaadhsiinta aya waxa uu sheegay inu gaashaan ku khaldan yahay inuu canbaarayn ujeediyo gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Kenya faarax macalin waxaa wasiirku sheegay in faarax macalin xaq u leeyahay inu booqdo soomaliland,puntland iyo somaliyaba. Wasiir cali ayaa sheegay in farax macalin deegaankiisa labaad uu yahay g.sool sidoo kale wasiir cali wuxuu sheegay inaysan jirin cid eedayn karta imaatinka isaga iyo waftigiisa Wasiir cali ayaa sheegay inuu u mahad celinayo waftiga faarax macalin ayna guul usoo hooyeen dowlada Kenya Sidoo kale cali sandule wuxuu sheegay in Kenya ay tahay eesha ay joogaan deeq bixiyayaasha caalamiga ah ee deeqaha siiya wadamo badan oo Africa ah somaliland’na ku jirto waxaa kaloo wasiirku sheegay in mar hadii waftiyada Kenya ka imaanaya Somaliland la canbaaraynayo ay Somaliland la so wareegi doonto haayadaha deeqaha siiya eek u sugan wadanka Kenya caasimadiisa Nairobi, ina soo wareejindoonaan caasimada s/land ee hargeysa Waxaa kaloo wasiir cali sheegay in imaatinka waftiga faarax ay tahay mid isku soo dhawaynaysa xidhiidhka bulshooyinka Somaliland Kenya iyo waliba xidhiidhka somaliya iyo Kenya Isku soo wada duuboo hadalka ka soo yeedhay wasiir cali sandule ayaa ahaa mid uu ku dhaliilayo wasiirka arimaha diba Kenya iyo kan maamul wadaaga p/land maxamed faarax ciise Gaashaan Gabiley Desk lasanod Office
  3. Originally posted by General Duke: Zack: Now you are being silly adeer, Faroole is a founding father of Puntland state. The man you are talking about is an MP in the government that massacred his people. Zack you are losing the battle here, dont lap dance for secessionist its not a good thing. At least Faroole is more than an equal for Riyaale. How many fathers does puntland have i thought adbilahi yusuf was the founding father of puntland
  4. Originally posted by xiinfaniin: This shows the depth of trouble Farah Moalin finds himself. He is endorsed by the man who asserted Adis kids are closer to Hargeysa than those in Xamar. Today the mad man in his praise to Farah, insulted Kenya's FM Faisal cali waraabe waleh wa libaax awoowgi ba tallin jiray
  5. Originally posted by Che -Guevara: ^Dajiye..You are dancing around the issue. Let me clarify my position-Garowe and Hargeysa administrations take direct order from Addis-each if so ordered will hand anyone and everyone. My question is what was Malacin's motivation considering all both admins hand over innocent citizens to the Tigray regime? What is logic behind it? You condone one criminal entity and condemn the other? Because one they share a bloodline with And one They share Magaca somali
  6. Originally posted by Dajiye: ^It's is deeper than what you think of, young man. But if it helps I support secession too. Somalinimo, and the fake unity died long time ago. It's Faroole who believes that Farah is not Somali any more. So why cry river now? well said
  7. Originally posted by Cowke: Xaaji. You have bucur bacayr position in the tfg and you don't get more then minister role. If you don't like that mugdiga ku jir it's up to you with riyale, but when u do see the light you will follow buuba path!!! Ps: Tell me how is it possible to recognize somaliland, when somalia has recognized tfg that the world communicates to? Maybe in your dreams, I suggest you taking your uncle buuba route and see the light!!!! TFG was and is a failure and will be a failure in the near future. I don’t see why u get so excited About the TFG its just Government on paper, it never passed a few blocks in Mogadisho And buuba being part of it and not able to go to his home town tells a lot about The TFG , and not the other way around. Keep investing in something that will never function
  8. Originally posted by Cowke: Aideed sent u tuur...yusuf sending u siilanyo...mark my words "waad isku habar waceysin after the devastation is going to be done in somaliland. Just look at paltalk how its all heating up with siilanyo thing!!!! It's because everyone knows who he is working for!!! GAROWE So now the Former SNM chairman works for Faroole , This shit is hilarious, can you also back It up, and not with paltalk as it source
  9. Originally posted by xiinfaniin: Farah Moallin slipped big time. The question is was what he did prompted by the alleged mistreatment of his kinsmen in Garoowe, and did it as protest as many assert or did he truly share the secessionism ideology of balkanizing Somalia, and the region? Why not he is from Nfd Region , Somaliland as a sovereign state how could it possibly harm the Somali Kenyans , or even other Somalis. Farax Macalin Wa nin jira
  10. Mar mar cowke waan la yaaba Warqad la sexeexay bu ka hadlaya war jamhuuriyadi somalia wixi la odhan jiray Aya ba la wayey gabigeedi ba , Markad wax haysatid aya wax la sexeexa iyo qalinka wax lugu duuga Bal adigu warqad hayn maxaad wax ku qori?
  11. Originally posted by Cowke: As for the darawish don't be fooled by these snm people. Abdullahi Yusuf called buuba by the finger and said "share a seat with rer awdal" in the tfg. Today mr.buuba is recognized snm person, whilst rayale is still in dark!!! ask yourself why? waa awooda puntland wax kale ma ahan. Now back in 1999-2004 that is when we fought snm, ask yourself why? because their was no federal in hamar. So the ina salad boy could of at anytime sought to give recognition to sland. This is what made it urgent back then. Today their is tfg and a constitution that says "the borders can never be negiotated" and the international community only talks to this administration becaused it's recognized. That is why the snm click is never paid attention to now, however if we weren't in control of hamar we would be fighting again in ssc just like before in 1999-2004 under yusuf days of puntland because we had no presence in hamar politics!!! As for the snm click, u get nothing more then minister role in any government that is recognized!!! that is something we have agreed upon up in garowe!!! And if u try to do anything we will take ur highest minister role wasirka arimaha dibbada from u and give it to jengali!!! Sheikh-Sharif-na is doing good job his killing his people for the federalism and waa inaynu taagerna!!! Whilst we have a foot inside the door of somaliland under siilanyo who is also a federal and causing mayhem for them!!! because silanyo saw the light is brighter on buuba side because he is recognized whilst rayale is not!!!! We will always come out on top, because we are the best politicians out there and strongest and mightiest people of all somalis. wa billahi towfiq TFG IS A JOKE NO ONE TAKES THAT SHIT SERIOUS ONLY IN PUGLAND
  12. Originally posted by bilan: forget about kacaanka,keena SNM iyagaba gacmahooda dhiig baa ka buuxa,funny how people like to act victim all the time, it's been over 20 years get over it. Dee dacwe wakuwas eeh ya ku hor tagaan
  13. That is if u get rid of Emir Seylici the governer of jubbaland wal shabaabiya Federal Bugland uun ba hadal haysa Wala sh dalxiis ba hadal haya wala aw xisbal xasuuq ba wakhti u haya. somaliland na hadalkeeda ba da ama frenchie dhe ama federal dhe yaa ba ku og inad jirtid sxb
  14. Originally posted by Qhalib: This thread made me laugh I don't know why. Duke is truly outstanding clown. ahhahaha Pugland ba beryahan yara qiiqaysa marka wa inu is yara ilaawsiya
  15. Madaxweynaha Puntland ayaa ku dhaliilay Madax dhaqameedka Sool, Sanaag Iyo Cayn go,aamadii ka soo baxay shirka Buurawadal isaga oo sheegay in ay ahaayeen go,aamo la mid ah kuwii Nairobi, laguna doonayo in lagu dhiso maamul kale, wuxuuna sheegay sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ahi in ay keeneen go,aamadaasi in golayaasha maamulku la kala saftaan oo noqdaan kuwo go,aamadaas diidan iyo kuwo ogol. C/raxmaan Faroole waxa kale oo uu sheegay in aan maanta loo baahnahayn in Maamulka Hargeysa lagula xisaabtamo deegaanka Laascaanood xaalado jiro awgood, wuxuuna soo jeediyey in aan loo ololayn sidii Laascaanood hadda ciidan loogu ururin lahaa. War ninki faroole sooka bah dilay khuusuusigi
  16. Originally posted by Alien13: Qaran news & Gabileynews. Sorry afnugaal beri bay so qori doonaan
  17. Wefti Culus oo ka Kooban Xukuumadda iyo Baarlamaanka oo Maanta u Ambabaxaya Maraykanka Weftigan oo uu Hogaaminayo Wasiirka A/Dibadu waxay ku sii Hakanayaan dalka Djibouti Hargeysa (GNS) Wefti culus oo ka kooban Xukuumadda Somaliland iyo golayaasha Baaralamaanka ayaa la filayaa inay maanta u anbabaxaan dalka Maraykanka. Waftigan oo ku tagaya marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen xukuumada Maraykanka waxay ku sii hakan doonaan dalka Djibouti oo ay u sii dhaafi doonaan dalka Maraykanka. Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, C/laahi Max’ed Ducaale waxa ku wehelinaya wasiirada Arrimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro, Wasiirka Qorshaynta Cali-Sanyare, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed iyo labada gudoomiye ku xigeen ee labaad ee golayaasha baaralamanka (Wakiilada iyo Guuritida), Baashe Maxamed Faarax iyo Siciid Jaamac Cali, ayaa Mudada ay joogaan dalka Maraykanka waxa la filayaa inay wada hadalo rasmi ah la yeeshaan xukuumada Maraykanka taas oo uu ku saabsan xoojinta xidhiidhka labada dal iyo arrimaha iskaashiga ay ka yeelan karaan labada dal. Waa markii ugu horaysay ee wafti culus oo ka kooban xukuumada iyo baaralamanku ay socdaal wada jir ah ugu baxaan dibadda, taas oo xoojinaysa dadaalka ay Somaliland ugu jirto inay aqoonsi ka hesho caalamka. Gabileynews
  18. Wefti Culus oo ka Kooban Xukuumadda iyo Baarlamaanka oo Maanta u Ambabaxaya Maraykanka Written by Qaran News Feb 23, 2010 at 07:32 AM Hargeysa (Qaran News) -Wefti culus oo ka kooban Xukuumadda Somaliland iyo golayaasha Baaralamaanka ayaa la filayaa inay maanta u anbabaxaan dalka Maraykanka. Waftigan oo ku tagaya marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen xukuumada Maraykanka waxay ku sii hakan doonaan dalka Djibouti oo ay u sii dhaafi doonaan dalka Maraykanka. Waftigan oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, C/laahi Max'ed Ducaale waxa ku wehelinaya wasiirada Arrimaha Gudaha C/laahi Ismaaciil Cirro, Wasiirka Qorshaynta Cali-Sanyare, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Cismaan Sh Cabdi Sh Maxamed iyo labada gudoomiye ku xigeen ee labaad ee golayaasha baaralamanka (Wakiilada iyo Guuritida), Baashe Maxamed Faarax iyo Siciid Jaamac Cali, ayaa Mudada ay joogaan dalka Maraykanka waxa la filayaa inay wada hadalo rasmi ah la yeeshaan xukuumada Maraykanka taas oo uu ku saabsan xoojinta xidhiidhka labada dal iyo arrimaha iskaashiga ay ka yeelan karaan labada dal. Waa markii ugu horaysay ee wafti culus oo ka kooban xukuumada iyo baaralamanku ay socdaal wada jir ah ugu baxaan dibadda, taas oo xoojinaysa dadaalka ay Somaliland ugu jirto inay aqoonsi ka hesho caalamka. Waaheen
  19. Disarm puntland that’s not good that would mean the security of puntland will get better.
  20. Suldaan sicid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Suldaan Cali shire, oo maanta calanka Somaliland siita wa arin aad u qurux badan