Qurac&qansax

Nomads
  • Content Count

    170
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    7

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. war hayaay,.....wasiirku kii ugu daacadsanaa soo ma ahan dowladii farmaajo. Soomaliya un baa laga arkaa meel xatooyo layskugu duceeynayo,
  2. HSM, weeye oo diyaaradii Biden horey u soo raacay, dibna u la noqonaya....
  3. tick tok, miyaa hada isku badashay Police, Court and CID. Ninyahoow, dadka masaakiinta ha isku dirinina hadaan wax cad la hayn.
  4. i think any where galkacyo south ka jirta,..too violent, alshabaab invested, looma rari karo. waa in Somaliland ama puntland loo raraa, si ku meel gaar ah. dhibta xamar, ama south ka jirtoo dhan waa dhamaan la heed. dadkaan alshaydaan supportigareenaya way iska qaban lahaayeen, hadii condition looga dhihi lahaa, caasumad iyo alshabaa support iskuma helaysaan, ee kala doorta.
  5. sucuudigana waa ku xigaa. boorso sooryo ah baa loo doonan.
  6. i am not a fan of sacdiyo. Laakiin, sheikhaan ilaahay ha ka baqo, oo qof hadal uusan dhihin in uu yiraahdo saas bay tiri waa danbi ween. Laga yaabo in aysan ba akhrin waxa meesha ku qoran.
  7. Gudoomiye, sanyare waa halyeey somaliyeed. Sanyare, sababta ugu ween ee guushiisa dhalisay waxay aheed isagoo ahaa "stake holder" interest baa ugu jirtay in alshabaab la baabiyo. Walaalihiis iyo reerkiisa bay dileen. It was personal. Compare to that, Mahad Salaad, NISA leader, ina adeerkiis baa alshabaab leader u ah, sidee buu ula dagaalamaay. It is a rotten system. HSM hadii ay run katahay in uu la dagaalamo alshabaab ninkaan ha u dhiibo one of, NISA, Wasaarada arimaha gudaha; ama Mayor of Mogadishu. Hadii kale waa jugjug meeshaada joog. This interview was a message to HSM. Waxyaahaba kale, oo aan iga yaabin, laakiin natusaysa in wax dowladnimo ah anaan meesha ka jirin. Wuxuu yiri, dadkii aan soo qabqabanay dad horey loo qabtay oo la siidaayay bay u badnaayeen, markii aan maxkamadihii, ama policekii u tagnay oo aan dhahnay dadkaan filekoodii nookeena, wax file ah oo laga qoray maba jiraan. Sidoo kale, dadkii dhamaa ee gaalkacyo dadkaan ku dileen markaan hospitaaladii tagnay oo dhahnay sidii loo dilay ama cause of death iyo inta xabadood ee ku dhacday filkiii na siiya, sidoo kale file ma jiro. This is the lowest thing dowlad sameen karto. This is not unique to Puntland, this is every where in Somalia. The is no basic of governancy. Weli reer guuraa baa nahay, aan dowlad wax ka garaneen.
  8. Senetor Gaagaab oo ku dhaliilay HSM in shaqooyinkii dowlada uu tolkiisa ka safay
  9. Khadar faroole miyaa la taliya noqday!!!! Puntland Ma ku qanci doontaa
  10. Hamsa Hiroshabeele wuxuu sii kaxaystay Xildhibaanadii laga soo doortay, halka HSM uu ku wii Puntland xamar uga tagay. Ma xilhdibaanada Puntland baa xishood badan, oo airporka is dhoobin, diyaarada baalka qabsan, mise HSM baa garaadkiisu gaaban yahay oo aan casumin.
  11. Dhagaxtuur, that is my point. Gaajadu iyo deforestation waa isku xiran yihin. They are not separate.