Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. First of july na way dhamaatay dagaalkii na halkii ba ka socda ,
  2. iyo sheikh dalxiis oo uu dhoofay dalka liibiyaa. lol
  3. Dagaal ka dhacay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Shibis iyo Kaaraan ee Magaalada Muqdisho Arbaco, July 01, 2009(HOL): Dagaal la isugu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo dhinac ah iyo Xoogagga Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab oo isku dhinac ah ayaa galabta wuxuu ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Sanca iyo Igsoyka Degmada Kaaraan iyo xaafadaha u dhow. Dagaalka ayaa wuxuu xooggiisa ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska Sanca iyo Daarta Beyxaani iyo Isgoyska Degmada Kaaraan iyo halka loo yaqaano Geedoole, wuxuuna dagaalkaas ahaa mid xooggan oo hubka noocyadiisa kala duwan la isugu adeegsaday. Inta la xaqiijiyay 15 ruux ayaa geeriyootay 40 ruux oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa soo gaaray, kuwaasi oo u badnaa dad rayid ah oo ay haleeleen madaafiic iyo rasaas habow ah. Dhimashada iyo dhaawaca tirada badan ee dadkaas soo gaartay ayaa waxaa kordhiyay madaafiic ay dhinacyada dagaallamaya isu adeegsadeen intii uu dagaalka socday. Dagaalkan oo bilowday galabta casirkii isla markaana socday muddo seddex saacadood ka badan ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo maalmihii aynu ka soo gudubnay ay xasiloonaayeen xaafadaha ay maanta dagaallada ka dhaceen. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. Contact Us Quraan An-Naas Al-Falaq Al-Ikhlaas Al-Masad An-Nasr Al-Kaafiruun Al-Kawthar Al-Maacuun Quraysh Al-Fiil Al-Humazah Al-Casr At-Takaathur Al-Qaaricah Al-Caadiyaat Az-Zalzalah Al-Bayyinah Al-Qadr Al-Calaq At-Tiin Ash-Sharx Ad-Duxaa Al-Layl Ash-Shams Al-Balad Al-Fajr Al-Ghaashiyah Al-Aclaa Adh-Dhaariq Al-Buruuj Al-Inshiqaaq Al-Mudhaffifiin Al-Infidhaar Al-Takwiir Cabasa An-Naazicaat An-Naba Al-Mursalaat Al-Insaan Al-Qiyaamah Al-Muddaththir Al-Muzzammil Al-Jinn Nuux Al-Macaarij Al-Xaaqqah Al-Qalam Al-Mulk At-Taxriim Adh-Dhalaaq At-Taghaabun Al-Munaafiquun Al-Jumacah As-Saff Al-Mumtaxinah Al-Xashr Al-Mujaadalah Al-Xadiid Al-Waaqicah Ar-Raxmaan Al-Qamar An-Najm Adh-Dhuur Ad-Daariyaat Qaaf Al-Xujuraat Al-Fatx Muxammad Al-Axqaaf Al-Jaathiyah Ad-Dukhaan Az-Zukhruf Ash-Shuuraa Fussilat Ghaafir Az-Zumar Saad As-Saaffaat Yaasiin Al-Faadhir Saba' Al-Al-Axzaab As-Sajdah Al-Luqmaan Ar-Ruum Al-Cankabuut Al-Qasas An-Naml Ash-Shucaraa' Al-Furqaan An-Nuur Al-Mu'minuun Al-Xajj Al-Anbiyaa' Dhaahaa Maryam Al-Kahf Al-Israa' An-Naxl Al-Xijr Al-Ibraahiim Ar-Racd Al-Yuusuf Al-Huud Yuunus At-Tawbah Al-Anfaal Al-Acraaf Al-Ancaam Al-Maa'idah An-Nisaa' Aali-Cimraan Al-Baqarah Al-Faatixah Sh. Cabdira RadioHadhwanaag News In English Dagaal La Isku Adeegsanayo Hub Culculus Oo Goor Dhaweyd Ka Bilaabmay Degaanno Ka Mid Ah Degmada Yaaqshid Ee Magaalada Muqdisho -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- () hadhwanaag 2009-07-01 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):-Iska horimaad culus ayaa goor dhaweyd ka bilowday Is-goyska Sanca ee degmada Yaaqshid, halkaasoo ay gacanta ku hayeen Xoogaga Mucaaradka ku ah dowladda KMG Soomaaliya. Dagaalkaa oo ay soo qaadeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ayaa la isu adeegsanayaa hubka culus iyo midka fudud, iyadoo daryaanka rasaasta ay labada dhna isweydaarsanayaanna laga maqlayo xaaadaha ku dhow dhow halka uu dagaalku ka dhacayo. Lama oga qasaaraha rasmi ahaan ka dhashay dagaalka, maadaama weli uu dagaalku si xowli ah ku socdo, iyadoo sidoo kale dagaalku uu barbar socdo duqeymo madaafiic ah oo labada dhinac ay isweydaarsanayaan. Maalmahan Muqdisho wey xasilooneyd oo wax dagaallo ahi kama jirin, inkastoo ciidamada labada dhinac ee dagaalladu u dhexeeyaan ay is hor fadhiyeen, waxaana la sheegayaa in dagaalka haatan ka bilowday degaankaas uu yimid kadib markii kooxaha Mucaaadku ay halkaasi soo dhoobeen gaadiidka dagaalka oo aad u fara badan, kadibna ciidamada dowlada oo shaki uu galay ay sidaa dagaalka ku bilaabeen. ____________________ ____________________ ____________________ ___ =Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya Oo Muqdisho ku geeriyooday Muqdisho(HWN):-Xildh ibaan ka tirsan Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah ku xannuunsanaa. Xildhibaankaas geeriyooday oo oo lagu magacaabi Jiray Shariif Saafi Rooble ayaa ku geeriyooday Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho oo looga dabiibayay xannuunka. Xanuunka uu marxuumku u geeriyooday ayaa la sheegay inuu ahaa mid muddo dheer hayay, balse waayadii dambe uu la galay Cusbitaal, waxaana lagu wadaa in isla maanta lagu aaso Muqdisho. Geerida xildhibaankan ayaa ka dhigeysa xildhibaanada ka geeriyooday dowladda KMG kii 6-aad kuwaasoo saddex ka mid ah ay si caadi ah u geeriyoodeen, saddexda kalena kooxo hubeysan ay dileen, sida Wasiirkii Amaanka Qaranka oo lagu dilay qarax ismiidaamin ah. Geerida xildhibaan Shariif Saafi Rooble ayaa waxaa xaqiijisay wasiiradda Horumarinta reer Miyiga ee dowladda KMG Soomaaliya Qadiijo Maxamed Diiriye xilli ay ka hadlay Munaasabad lagu xusayay 49-guuradii ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada Koofureed isla markaana ay midoobeen Waqooyi iyo Koonfur. C/raxmaan Dalmar Hadhwanaagnews.com/O ffice Muqdisho/Soomaaliya.
  5. There is nothing to bash sxb it’s just the situation why is alshabab and the sharif forces fighting on this Independence Day. This has nothing to do with Somaliland hadhow na waxad odhan dhiba xammar na Somaliland ba ka danbaysa
  6. War deg deg ah:Dagaal aad u daran oo ka bilowday xaafadaha Yaaqshiid,Kaaraan iyo Shibis ee Muqdisho Warkii 01-Jul-2009 iyo Qormadii: News Muqdisho:Dagaal la isu adeegsanayo hubka noocyadiisa kale duwan ayaa goor dhaweyd ka bilowdey Isgoyska Sanca ee Degmada Yaaqshiid, iyo weliba Deegaanka Jiiro-wacbuudhan oo ka tirsan Degmada Kaaraan & Nasiib Buundo oo iyana ka tirsan Degmada Shibis.Dagaalku waxa uu u dhaxeeya Xoogaga Xisbul Islaam & Al-shabaab oo isku dhinac ah iyo Ciidamada DKMG ah. Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii xoogaga Al-shabaab & Xisbul Islaam oo is kaashanaya weerar ku qaadeen fariisimo Ciidamada Dowladu u sugnaayeen, sida uu inoo xaqiijiyay Qof goob jooge ah oo halkaasi ku sugan. Lama oga khasaaraha rasmiga ah ee dagaalkan ka dhashey dagaalka ayaa sii xoogaysanaya marba marka ka danbeeya,wuxuuna ku sii fidayaa xaafado hor leh,iyadoo dagaalkani u eeg yahay kii lagu kala bixi lahaa. Wixii warar ah ee dheeraad ah,ha ka fogaan Afnugaal.com Afnugaal News Desk,Muqdisho.
  7. Somalia is a failled state for 21 years guys com on the civil war started in 1988.. and stil no government.
  8. snm fought for the people of somaliland and the people of somaliland wanted independence its very simple.
  9. abtigiis reer hebbel maxay ah ummadu wa somaliland iyo somalia, maxaba meesha reer keenay.
  10. Originally posted by Abtigiis &Tolka: He is speaking metaphorically. So many poets and singers before him had talked about Akhiro including one who said "Akhiro nimaan geel laheyn lama amaaneyn". So there is nothing new here. In the context he speaks, he wants to convey the message that you don't enter Janna by using the Shabab way. And I think he is right. Ninka la amaan galiyo. Ama ninki reer hargeysa eeh yidhi ila ma aha akhiro dad ba ku noooll
  11. Nice pics sii fiican baa loo soo dhaweyo puntland diaspora.
  12. JACAYLBARO WARARKA LAPTOPKIISA AYU NAGA LA SOCODSIIYAA ISAGU HARGEYSA JOOGA OO ,MUSHAKAL NA GACANTA KU HAYSTA. GALABTII NA WUU INDHA CASAYSTA . MARKU SOO KACA NA WUXU YIDHA INA RIYAALE MUXU YIDHI
  13. yes i listen to it on voa dood aad oo cilmiyassan ,
  14. Originally posted by Jacaylbaro: No ,, i don't agree with Amin this time ... This is an insult to our religion. There are no mobile phones in Aakhiro ... and no one knows the destiny of those who died ,,,, How do you know There are no mobile phones in akhiiro , everthing is possible
  15. ilaahoow jannada al shabaab hana gayn amiin to that
  16. Madaxweyne Rayaale oo Safar ugu Baxaya Gobolada Sool iyo Sanaag Written by Waaheen Jun 28, 2009 at 10:19 AM Hargeysa (Qarannews) Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin ayaa la filayaa socdaal in uu ugu baxo Todobaadkan Gudahiisa Gobolada Sool iyo Sanaag, halkaas oo uu ku tagi doono Booqasho la mid ah Tii uu ku tagay Gobolada Saaxil, Togdheer iyo Odwayne,. Safarkan Madaxwaynaha oo aan ilaa hada si rasmi ah loo ogayn waxay wararka u dhadhaw Madaxtooyadu sheegayaan in uu la xidhiidho Socdaalo u Xogogaal noqoshada Xaalada Dalka ah, isla markaana uu ugu kuur galayo, Baahiyaha Aasaasiga ah ee ka jira Degaanadaasi, taas oo la filayo Xukummad ahaan in ay wax ka qabtaan. Madaxwaynaha Somaliland Daahir Rayaale Kaahin Safarkiisa ugu horeeya waxa la filayaa in uu tago Gobolka Sanaag, halkaas oo ay wararku sheegayaan in uu ka socdo u diyaar garaw Maamulkaasi ay ka wadaan soo dhawaynta Madaxwaynaha, iyaga oo u diyaar garoobaya sidii ay u saman lahaayeen qabilaad iyo Sooryo la mid ah tii ay Gobolada kale u sameeyeen. Sidoo kale Gobolka Sool Magaalo Madaxdiisa Laas Caanood oo la filayo in ay ka mid tahay Qorshaha uu Madaxwaynahu ku soo marayo Goboladaasi ayaa waxa ka jira u diyaar garaw la mid ah kaas oo kale, iyada oo ay Hor dhac u ahayd Furitaankii Baanka Somaliland laga furay Magaaladaasi oo sida ay wararka qaar sheegayaan loogu sii googol xaadhayo Safarka Madaxwaynaha, sidoo kale waxa la sheegay in Gobolkaasi la gaadhsiiyay Qalab Caafimaad oo loogu talo galay in Safarka Madaxwaynaha laga sii horaysiiyo si Dadka loo tuso in Xukummadu wax u qabatay, iyada oo Baryahanba muran wayni ka taagnaa Lacagtii 2 Percent ka ahaa ee Cashuurta Dalka loogu daray wax ka qabashada Goboladaasi. Safarada Madaxwaynaha waxa loo arkaa in ay qayb ka yihiin Ololaha Doorashada ee Xisbiga Talada haya ee Udub uu ku doonayo in uu mar labaad ku hanto Kursiga Madaxtinimada ee la filayo in 27 ka Bisha sebtember in kasta oo Xisbiyada Mucaaridka ahi ilaa hada ay u arkaan Doorasho in aanay Dalka ka qabsoomayn, hadana waxa la odhan karaa Xisbiga Udub waxa ay olole wayn ugu jiraan qabsoomida Doorashada.
  17. Actually Somaliland has proven the world wrong, the world pumps millions of dollars in to a somali interim government called the TFG, and its crumbling . And it’s worthless today. Somaliland message is very clear , we have nothing to do with Somalia and its government nor do we have something to do with its extremist groups , so we cant be part of it solution , Mr Donald payne seems that he needs Somaliland dispersedly to keep the TFG alive
  18. 26 June 2009 oo si heer qaran loogu xusaya madaxtooyada Somaliland Warkii 26-Jun-2009 iyo Qormadii: sugulle Waxaa caawa lagu xusay 26 June 2009 magaalo madaxda Somaliland ee hargaysa gaar ahaan waxaa xaflad qaran loogu sameeyay xarunta madaxtooyada Somaliland oo ay isugu yimaadeen madaxda dawlada , isimada ,culumadda, xisbiayad dalka iyo bulsho waynta Somaliland. 26 June 2009 waa maalintii gobolada waqooyi xornimada ka heleen gumaystihii ingiriiska ee gumaysan jiray dhulka hadda uu ka arimiyo maamulka soomaaliland waana maalintii ugu horaysay ee calan soomaaliyeed dhulka korkiisa lagu mudo. xaflada oo ay goob jog ka ahaayen madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane daahir riyaale kaahin iyo marwadiisa hudda barkhad aadan , madaxwayne ku xigeenka mudane axmed yuusuf yaasiin , iyo dhamaan golaha xukuumada Somaliland. waxaa sidda caaddu ahaydba lagu furay xafladda quraanka kariimaka , kadibna uu halkaa kazoo jeediyay kalmadii xaflada wasiirka madaxtooyada nuur aadan ismaaciil oo ku hadlaya afka madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane daahir riyaale kaahin iyo xukuumaddaba uu yir waxaan salaan iyi hanbalyo u dirayaa bulsho waynta reer Somaliland dal iyo dibadba oo aah leeyahay ciida ciideeda bashbash iyo barwaaqo iyo nabad galyo ilaahay haynagu gaadhsiiyo . intaa kadib waxaa xafladii maamulkeeda iyo hanaankeedii la wareegay fanaaniin aad u tiro badan oo dalka gudiisa joogtay iyo kuwo dibadda ka soo kici timay , halkaana ku soo badhigay heeso aad dadkii goobta joogay u wada qanciyay ,waxaa goobtaa si aada looga tilmaami karaa fanaanda wayne somaliyeed maryan mursal ciise iyo labadeeda wiil oo baryahan danbaba ku sugnaa Somaliland, maryan waxay halkaa ku soo bandhigtay hees aad dhawaanahanba dadka reer Somaliland ula dheceen oo xafladii 18 may ee sanadkan ay ku soo bandhigtay , noqotayna heesta kaliya ee loogu jecel yahay Somaliland. Fanaaniinta oo ahaa cida kaliya ee goobtaa sida aadka ah uga muuqanayay ayaa waxay ku soo bandhigeen riwaayad ay ugu magac dareen furaha nolashu waa nabad oo ay halkaa dadka ku tuseen wax ay nabadu tarto iyo waxa laga dhaxlo colaada . Isku soo wada duuboo xafladii waxay ku soo gabogaboowday jawi aad u heer sareeya oo ay ku jirtay farxad iyo rayrayn aad ka dareemayso dadwaynah iyo madaxdii halkaa isugu timi . Sugulle Afnugal office hargaysa somaliland
  19. Well we have not attend any reconciliation deal for the koonfurians the passed 17 years and we have never faced any trouble from the failed state of Somalia . Our crazy neighbor , so its working fine manaad is odhan.
  20. Somaliland is very clear and its very simple we do not participate to any briefing reconciliation or any peace deal that is held for the koonfurians . what part do these people don’t understand , if he wants to talk to us he can send us an email. Guys what’s Donald Payne going to do take back our ictraaf lol. Kulaha we are going to isolate you lol. :eek:
  21. We are proud people we are proud of what our forefathers did for somaliland Mujaheed sheikh basher killed by the British Mujaheed Xaaji suudi shabeele Killed by the British in talleex Mujaheed farax omaar Mujaheed suldan nur Mujaheed Suldan time cadde Mujaheed Qaasim Mujaheed xasan kayd Etc and many more who died for the existence and our state of Somaliland So don’t say we are not proud of what took place on 26 june 1960, the dream and the desire for Somali empire a super state , just became unrealistic because we where the only one who where honest about that dream. The koonfurians look at them today no unity the city of Mogadishu became a battlefield for extremist terrorist the north of Somalia became a save heaven for pirates. At least our land the country we took back from the British got one government one people one flag one president
  22. Originally posted by Hannibal: Are we upset or have moved on? make up your mind! Rayaale was appointed to show the political as well qabiil maturity of Somaliland. It turns out he was a bad choice not because of his past but because of his present. In addition, here Somali govt crimes caught in a vidoe: Well said