Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Kadinkanni uma baahna Camalboy, waa geel reer magaal ah Horta kadinku ma 100 geeluu ahaa? Kadin or Kedin?
  2. Hambalyo Ciidamadda Qaranka Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland oo 24 jirsaday. Gaadhhayaha dalkoow:
  3. Horta sheekadan Jeegaantu waxaabay noo furtay albaab kale oo na tusaya sida cadawga Somaliland mindiyaha u lisanayaan! Jeegaantu way baaba’aysaa sida ta ay magaca la wadaagto ee Cirkuba u baab’ado wakhti yar dabadeed, waxaanay noo noqon doontaa Cashar aan wax ka baranno .
  4. https://www.google.co.uk/amp/s/somalianewsroom.com/2016/04/28/kenya-reaches-deal-with-somali-clan-leaders-on-border-security/amp/
  5. Ex PMs ayaa ogolaaday iyagoo hantidda Tolka ee Nayroobi taal u tudhaya.
  6. Fosiyi siday u tagtay naguma soo noqon, mida kale gabadhaa sebentiyadii baanu bixinay oo waa laba toleey.
  7. Waligaaba bay-baydh ama beelo kale qabo, Waleee lama huraan waa caws jiilaal.
  8. War lagu sii intaad soo tirisayba halkoodii bay Jamhuuriyadda ka duulinayaan badidoodna Facebook iyo Twitter bay xaadir ku yhiin , mareegihii wa laga ilbaxay. Saalax isagu waa sheegato harag shabeel buu huwan yahay. Talaabo dalkiisa lexejeclo ayaa ka haysa ee hala barbardhigin ninka metelaha ah. Oodweyne shaqo Culus buu qabtay oo ah tii aqoonsiga keenaysay. Warla’aan baa col hoday!
  9. Cidladdu kuwii ay dishaa Telephone-kooda liveka daartay...
  10. http://www.ethpress.gov.et/herald/index.php/news/national-news/item/10600-ethiopia-committed-to-somaliland-peace-stability-hailemariam-desalegn
  11. Macnaha qaamuuska Somali/English qorayaa waa sidaa: jeegaan rainbow
  12. Alle haw naxariisto Marxuumadda,Ehelkeed iyo asxaabteedna Samir iyo iimaan ha ka siiyo,inanna haynooga daba naxariisto Aamiin.
  13. This madness must be stopped! This Jiniboqor madaxdhaqameed waa in laga soo horjeestaa oo la soo afjaraa ficilkoodda qaldan.
  14. Taxi driverskii Ingriiska ka xamaalanayey ayaa lacagtay shaqayteen Vilooyin Hargeisa kaga dhistay ee ma Siilaanyo oo ilaa sebenticoodh-coodhkii shaqaysanayeye oo dad iyo duunyaba Alle siiyey (MaanshaAllah) baad la leeyahay Daar buu dhistay? Dhako kale keen sheegatooy.
  15. Hadii kale Waxaan lahaa Jabuuti iyo Somaliland Xuduud xeebtiyo dhulkaba Xidhiidh soo jiireeniyo Xeer iyo Xidid wadaagiyo Abti iyo Seediyo Huunooyin wadajiriyo Hadii kale Waxaan lahaa Jamhuuriyadii sii barakoowdayoo Waxaan dooranay Halyeey Samatarba sidii uu yidhi Dhabta meel ugu tagoo Kudhac iyo han-lahoo Tunkiisa aan la loodin karin Hadii kale Waxaan lahaa