Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. http://www.somalilandpost.net/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wax-heshiis-ah-oo-dekedda-berbera-ku-saabsan-kala-saxeexdeen-imaaraadka-carabta/amp/?__twitter_impression=true
  2. Woow Walee libin waanu gaadhnay saa Faqashii baanu ciin daaqsiinay! Moorgan doorta ayaaban idin kula talin lahaa.
  3. Xeradii Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho oo ay boobeen Ciidamo & Wararkii ugu danbeeyay https://goobjooge.net/xeradii-imaaraadka-carabta-ee-magaalada-muqdisho-oo-ay-boobeen-ciidamo-wararkii-ugu-danbeeyay/amp/?__twitter_impression=true
  4. Markii horaba Farmaajo ‘hayaay ka soo kacayeydiisii’ waxay ahayd siyaasad xumo uu doonayey inuu dadka ku jaahwareeriyo si loo eryo Jawaari oo dadweynaha loogu sheego in UAE arimaha Somalia ay ku dhax jirto, Eeg lacagta Imaraadku la soo degayey wuu qarin kari lahaa hadaanu ujeedo kale lahayn; dabadeedna hoos ula xaajoon lahaa Emaratka xitaa haday Jawari Camp u socotay . Emaraadka, Qadar iyo kuwa kalaba Muqdisho lacag way kala soo degaane ma cid baa maqli jirtay? ‘Booraan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontaa mooyaane.’ mise waxa kaga sii habooon ‘Waraabihii ..............’
  5. Training to build the Somali army ABU DHABI - The United Arab Emirates (UAE) has decided to end its training mission in Somalia to build the Somali army, which began in 2014. This decision comes against the background of the incident of the detention of the Somali security authorities a private civil aircraft registered in the UAE on Sunday, April 8, 2018 at Mogadishu International Airport, with the elements of the UAE duty forces, and against the background of some security elements seized the funds allocated to support the Somali army and pay The salaries of Somali trainees. The UAE and Somalia are linked by historical cooperation on the basis of mutual respect. The Emirati force of the UAE has carried out several training courses, thousands of them from Somalia The UAE oversees the Puntland police force's anti-terrorism and piracy program. The UAE has contributed to raising the capacity of Somalia's security and military institutions, as well as supporting and strengthening counterterrorism efforts in cooperation with several international parties and AU forces in Somalia. The UAE expressed its condemnation of this incident, in which it sees the misunderstanding http://wam.ae/ar/details/1395302682172
  6. ‘Qiiq dab la’aan ma yimaado’. Russia hopes to open a 1500-man naval base in the breakaway republic of Somaliland in the horn of Africa, a region where numerous countries have done so in recent years because of its strategic location. http://www.eurasiareview.com/10042018-moscow-may-recognize-breakaway-somaliland-republic-to-open-a-base-oped/?utm_source=feedburner&utm_medium=twitter&utm_campaign=Feed%3A+eurasiareview%2FVsnE+(Eurasia+Review)
  7. Xabashigan u sheega maahmaahdii ahayd ‘Waryaa labo walaalo ah dhexdoodda yaan Waraabe kugu cunin’ kililka iyo kuwa kaleba yuu mooday?
  8. Alle ha u naxariisto Marxuumadda dambigeeda ha dhaafo, Amiiin.
  9. Jamhuuriyadda baasaboorkeedii shalay oo bishu ahayd 05/04/18 dawladda UAE ay ogolaatay In dalkeeda lagu galo, Sucuudigana isla bishan gudaheedda ayaan ogolaansho ka sugaynaa ee Badhan warka gaadhsii si ay Baasaboorka u qaataan.
  10. Yaab iyo Amakaag cinwaanka ku bedelo. Arinkani wax kale ma aha’ ee waa ‘Soomaaliyeey Tooseydiinii’ oo heersaysan oo dhigaysan
  11. Hadii la xaqiijiyo arintaa, inanka hala wanaajiyo waa Ina Mujaahid Ibnu Fulaane. Ma ogtahay In meelaha ugu go’doonka badnaa ee dhibaatadda ugu wayn Daaquudkii u gaystay inay ahayd gobolka Sanaag? Xitaa raashinka doonyaha yayari sidaan ee Xiis ama Maydh iman jiray xaga xeebta ayuu ka gubi jiray.
  12. 5tii sano ee u dambaysay afar cagafcagaf oo daxalaystay baan arkayey oo beerlaxawsi ah! Horta sow jidkani ma dhamaado?
  13. Waa halkii Oodweyne ‘e , magac/sharci-dawladeedkii khiyaaliga ahaa ee la siiyey ayey ula tageen Masters koodii; waxana loogu jawaabay “xataa anna yaa Haamaan” oo yaad ismoodeen?
  14. Jaariyad baa caruur caawinta loo qabsadaa dee. Anyway waa halkaagii ee tani waa mayduuc kale oo hada furfurkiisa ma haboonna; qoraalkaaga markaan arkay unbaa dacari I qabatay , I had to say something.