maakhiri1

Nomad
  • Content count

    1,918
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    15

maakhiri1 last won the day on March 2

maakhiri1 had the most liked content!

Community Reputation

235 Excellent

About maakhiri1

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. maakhiri1

    DP world created lot of jobs at Berbera port

    Saxb, ha sal fududaan, xooga geella ee carab kula dhacdey, Guul meel dheer jirta maaha, don't celebrate too early, kow iyo labo ma joogto,😁, and stop relying heavily on Arabs.
  2. maakhiri1

    Xaliimo Soofe is not happy

    Atleast Mogadishu allows freedom for citizens to express their feelings, imagineif she did that to Biihi in Hargaisa
  3. maakhiri1

    DP world created lot of jobs at Berbera port

    Without proper trade n labour laws, the locals will be exploited
  4. maakhiri1

    Go'aan lagu qasaaray

    Bal adba garo, alot of taxation.That is why xujaajta/many citizens opt to go Garowe or Buhoodle, even as.there is Office operating in HARGAISA.
  5. Great news, Now THEY have to lobby government and ban right hand drive cars. Estimates are majority of cars wrong , so another solutions is change road rules ,with many countries adapted this and changed road rules to make useof second hand cars.
  6. maakhiri1

    Go'aan lagu qasaaray

    Waa sax, ticket $120 to Mogadishu weeye , basaboorkuna waa $300 in Hargaisa, to fly Mogadishu waa $420 from Hargaisa including passport. so instead of waiting weeks and getting passport, they used to take bus to Garowe and fly to Mogadishu with only $150. Waa classical issue of putting horse BEFORE the cart, waxaan laga fekerin, dhaqaala xumo, rakaabkii oo hoos u dhacay. Most SL decision are not based on logic but emotions. Btw new Somali passport in Garowe is $145. I was there in late February and flew from Mogadishu to Hargaisa, it was horrible decision, glad they they came to their senses.
  7. maakhiri1

    Recognition in the name of Jesus

    So now we are judging Sayidka the actions of his son?it is true one of his son was a minister in Ethiopia, and that has nothing to do with Sayidka or his struggles. He fathered 100s so who knows where they ended up. Hal xoqasha rabto geed ay ku xoqoto ma waydo, duulkaan taariikhda ku xussan awoowayashood gaalo raac, bila damiirra, gumeeystaha u adeega ahaayeen, halka dadka qaar gobanimo u dagaalamayeen, diideyna in sar cadde ugu taliyo dhulkooda. Sidee meel isla dhigi karaan dad ku faanayaa awoowayaasheey baa ingririis u shaqeeyn jirey oo ku faanaya iyo kuwa leh awoowgeey ama Sayidka la dagaalamay Ingriiska Mushkilad Wayn weeye, hadii belo kasta la dhaho wax ka Qora taariikhda, dhashii ama faracii kusoo korey dulmigii gumeeystaha ku hayey dhulkeena , ama ka faaideeystey ,waa khalad in wax laga waydiiyo arimahan. Ama mid dhoohan oo sida Guri barwaaqo, sheeko guri la yimaado, mala awaal ah, TAARIIKHDA soomaalida kufsiga ha laga daayo, mana bedel mayso hadaad ku naxdey ama ku aragtey(qaar baaba ku faanayee)in awoowayaashiin Ingriiska kabaha usideen oo u ahaayeen house nigger. Qaarna in ay halgankii ummada soomaalida oo dhan ku tilmaamaan wax kama jiraan ayaa uga fudud in ay qirtaay taariikhda maddow awoowayaashood.
  8. maakhiri1

    Sudan on the brink. Next Somalia?

    Change is not happening where it matters for Arabs. EGYPT AND KSA
  9. maakhiri1

    Recognition in the name of Jesus

    If it wasn't Sayidka, majority would have been Christian .
  10. maakhiri1

    Questions for Khayre

    So Somaliland want to stop brain drain? It is common sense, It is insurance as you can get killed anyday? Every public servant in Hargaisa is looking for a job in Mogadishu. 2. Why are salaries in Mogadishu so high? One of the ironies of Somalia is that salaries of its bureaucracy are exponentially higher, but services and efficiency so much lower than those of Somaliland, the breakaway northern region of Somalia which operates independently. If Somaliland authorities can do a better job with less, why can’t Somalia?
  11. Af wax cunay xishoo, very low for Xassan Adaan, waa la yaabay, ilayn Djibouti iyada ku haysey. Waxa uu ku sigtey inka hormariyo Ismail Omar n Farmaajo.
  12. If he is talking about 1970s, he was present.