Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Health & Safety issue ayaa laysku haystaa, taasna dadka oo la wacyi galiyo uun bay ku Xidhan tahay wax kale ma aha Berbera qarniyo ayey soo shaqaynaysay waana waxyaabaha Alle noogu deeqay ee dawladnimaddayadda soo adkaynaya ee Ina Hebel Kooreeyoow badda joogsoo ka barooro intaad saaxiga keenayso.
  2. Togba taagtii rogmay. Somaliland intii tamarteed ah tidhi, ileen qosala hiil lehe!
  3. Wax hala saxo iyo fairytale laba macno ayey kala leeyihiine afsomaliga baro oo Bal degaankaagii Taleex soo booqo ,iskana daa sheegashadda cid aanad ahayn adigoo is leh waxbaad Somaliland yeelaysaa. Magacaaga runta ah ka awoow Somalilander buu ahaa reer Koor.... taariikh qurux badan bay leeyihiine adiga waa maxay inangumeednimadda ku hadhaysay?
  4. http://wargane.com/2017/09/09/somaliland-wada-hadalkii-u-socday-dawlada-somaliland-iyo-kooxda-khaatumo-oo-la-filayo-inuu-barri-ka-furmo-magaalada-caynaba-iyo-labadii-guddi-oo-caynaba-ku-wada-sugan-xalayna-u-hoyday.html/amp
  5. https://somalilandlive.com/2017/07/19/somaliland-ma-waxaa-lala-hadlaa-somalia-mise-somaliweyn/
  6. Suldaan, Mr Caynte waxuu sheegay in Somaliland budgeteedu ka badan yahay ka SFGb
  7. Cod karnimona ugu dar. Hogaamiyuhu waa in uu haybad uu codkiisa dadka ku soo gaadhsiiyo leeyahay. Yaa daawaday -King's Speach? Farmaajo therapy ayuu u baahan yahay.
  8. Listen to Hadraawi; http://www.bbc.co.uk/programmes/b08wmyc3
  9. https://www.africaresearchinstitute.org/newsite/event/event-q-a-session-with-he-dr-saad-ali-shire-minister-of-foreign-affairs-somaliland/
  10. https://www.youtube.com/watch?v=ISoiicvy-ZA
  11. Ninkani waa Shoodhe inaadeerkii, qabyaalad ayuu ku taageerayaa dee.
  12. Ethiopia wishes Somalilanders happy independence 18 May. https://pbs.twimg.com/media/DADX6KpWAAUbb1W.jpg:large
  13. https://www.youtube.com/watch?v=cqq5tr2g7SY
  14. Oodweyne Waa kuwan reer Sanaag, waaba saad sheegtay marka hore junior-ka marka dambe qamaamuurta; miyuu dhaqankeena garanayaa qof sheegato ahi
  15. Oodweyne Waynu aragnaa sheegatadda'e haw bixin waa qolyihii ciilku hayey oo harag libaax soo huwadaye.
  16. Share DP word- 51% Somaliland -30% Ethiopia -19%
  17. Waa maalin qiimo weyn Waa maalin qaayo badan; Waa maalin naga mudan qadarin; Waa maalintaynu nidhi Wixii dhib na soo mariyo, ka maydho wixii horoo Waa taa Maandeeq dhashee; nimcadda maaloo hirqada Waa maalin xoriyadiyo mutaysanay QARANIMEE Makhruuqiyo xaasidkana dhiiliyo murugay u tahay ULuluuuuuu;uluuuu;uluuuuu, happy 18 May.