Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Taariikh Nololeedka Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Abdi
  2. Let me thank my brother Suldaanka who created this tread and has been updating us on the election. Ninyahow farafududidaa -you have beaten me to it many times reporting events as they were unfolding, Bravo. Shar-gudban Shaydaan xijaaban, Buti bax baan idhi.
  3. Doqon iyo nin liitaa Durbaabadda Siyaasiga Dagaal moodayee Kii la doortaba U dabaaldegoo Kaan la dooranoow Beri baa dambaysee U soo diyaargaraw.
  4. Waanu idin heshiisiin karaa oo wax idi bari karaa sababtoo ah jinsigaynu wadaagnaa balse dawlad wadaagi mayno Sheekhoow. Sheeku wuu ku mahadsanyahay hambalyadda.
  5. Thanks Che, Gobonimo waa taas. Walaalkaa horumarkiisa ku Farah. Thanks
  6. Axmed Ibraahim Cawaale, WasiiruDawlaha Wasaaradda Qorshaynta ee Maamul gobleedka Puntland oo ayaa guul Puntland gaadhay ku sheegay tiro kooban oo ah kaadhadhka codbixiyaha doorashada Somaliland oo uu miis hortiisa yaal ku soo bandhigay. Wasiirka ayaa lixdameeyo kaadh oo laga leeyahay degaanada hoos yimaada Buuhoodle ku soo afmeeray hanjabaaddii Xukuumadda iyo Baarlamaanka Puntland ka soo saareen wax ay ugu yeedheen “ilaalinta xuduudaha Puntland”. http://www.laascaanood.com/daawo-puntland-oo-khajilaka-iskaga-biisay-lixdameeyo-kaadh-oo-ay-iibsatay-wasiir-guul-ku-sheegay/
  7. Meeday maxaabiistii, goobtii codbixinta ileen film la metelayo oo hindiya ayaad noo shideene kkk Mida kale rasaasta kor loo loo ridayaa waa maxay? Daawadayaashiina maxaad caqligooda u caayeysaan ma damiinaa?
  8. Jabuuti oo u hambalyeysey habdhaqanka fiican ee musharaxiinta