Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Horta taariikhdii Daraawiishta oo sax ah dib haloo qoro ka dibna hala dhiso Taalo taariikhdaa ka turjumaysa.
  2. Khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi jeediyey waa qudbad qiimo badan oo dhinacyo badan taabanaysa. Galbeedi laysma caasiyo’e ee bal huunahaagan khudbadiisa wax ka qor mise...?
  3. Taasi ragga Somaliyeed oo dhan baa dambi ku leh ma aha wax Jamhuuriyadda Barakaysan u gaar ah. Nimanka Somalidu horta khalad badanaa Galbeedi?
  4. Nabadgelyo waanad ku mahadsanid tihiin shaqadaad noo soo qabateen . Intaa yaan midi ka soo noqon. Dad cusub oo karti iyo aqoon leh baan doonaynaa. Horaa loo soconayaa.
  5. Very proud of them, jecliyaa In aan arko Somali guulaysata. Dhalintii role model badan baa u soo baxay maansha Allah.
  6. Hadii ceel Walwaaleed ku dhacaan wadaamuhu Waanwaani dhacantoo wadnahaan far ku hayaa by: Garan maayo qofkii yidhi
  7. Madaxweynahayagii 3aad oo la kulmay kaayagii 5aad
  8. Haldoorka Somaliland oo taageeray MBA
  9. Dalkiisuu joogayaa Dee isagu ma aha dictator la eryanayo. Xiligga gu'ganna Dhagaxdheer buu caano geel, hohob , yicib iyo dhafaruur u doonanayaa hadii Alle idmo.
  10. Somalilanders and Somaliland institutions have shown a strong commitment, responsibility and engagement in the electoral process, strengthening democracy in Somaliland. http://warshiil.com/somaliland-elections-statement-by-international-partners/
  11. Guusheenna ninkii Neceb Gidaarka madaxa ha ku dhuftee maxaa innaga galay , Dee waxba
  12. Barwaaqo

    Aroos Faroole

    Miskiin, intii isku faci inay Isla qososho way fiicnaan lahayd balse odayadda Somaliyeed ayuu la wadaagaa sheekadan oo yidhaahdda dumaal baan idiinka tegi - haday ka dambayso Waxaan rajaynayaa inay Kufkeed hesho . Dhinaca kale waxa reerkii gabadhiisii dhimatay sheegeen inuu ahaa SEEDI qiimo badan waana laga yaabaa in xigsiisan loo siiyey.