Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Ahmed Aby oo maanta la hadlaya barlamaanka Ethiopia ayaa sheegay in Muqdisho ogolaatay Fadaraalka inay Ethiopia la gasho.
  2. Kelmadda guulwade marka qof loogu yeedho waxay leedahay negative connotation ; balse Waxaan ka jeclahay in laygu yeedho guulawade Somaliland ma jirto. Su’aashaada jawaabteedana nimankaan u daayey.
  3. Waryaadha warkan ma waxaad ku qarinaysaan sida la idiin dhaxal wareejiyey eed qayb uga noqonaysaan Ethiopia? Dee airport ka Ina Ibrahim Cigaal diyaaadaha ka soo degaya Xamar lagama xukumee; bal nooga warama xaaladaha jira.
  4. Holac Waraabe - utaag is a dummy in the shape of a man and it’s made of old clothes with sticks. The nomands use this dummy to scare hennas when men are away from home. Apparently henna is not afraid of women and children. Halkan waxaan uga jeedaa waa gudoomiye beenbeen ah.
  5. Maryoolay labada qodob ee hore ayaa si fiican u qeexaya.
  6. Galbeedi, ninka aad ka hadlaysaa waa pilot sare Abdi Rodol, Chief Captain of the defunct Somali Airline. Captain Rodol knows everything about emergency landing and its procedure. Maryoolay haday ninba hawshuu yaqaan uga dambayn lahaayeen dhib ma dhaceen. Captain Rodol wuxuu duulayey from 1965 (possibly the year you were born) till 1991 oo uu ahaa chief pilot. Early 1990s until recently wuxuu duuliye ka ahaa Suadi airlines. Ramadaan Mubarak.
  7. Wasiirka hawlaha guul ee Somaliland oo Buuhoodle laga soo dhaweeyey.
  8. Dadka video ga ka muuqdaa soow Buntland kuma mudaharaadayaan?
  9. ^^^^^^ Haygu waalan Ayeeyo, xogtiina adhijirta ayaa og’e!
  10. Bal noo sheeg xiliga xabadu ka dhici jirtay Garoowe. Dhegayso ninka hadlaya.
  11. Maxaa ka qabsaday Buuhoodle Camay!