Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Galbeedi fikrada aad Mujaahidka ka qabto mid ka duwan ayuu suldaankii Samaroon ka qabaa, Suldaankii Samaroon baa gabyoo yidhi
  2. Oodweyne Somaliland Rabi iyo rag bay leedahay aad ka mid tahay, waanan hubaa in ay u dhici doonto "sidii xeegano xeego u noqoto,ilkana ku nabadgeli lahaayeen'
  3. Hadii geeriyi ku dayso gabow maxaa laga yeeli, waliba laga yaabaa in xiligaas ay ahaayeen in their 40s.
  4. Halkan ka daawo war bixin laga diyaariyey heshiiskii taariikhiga ahaa ee Somaliland iyo Khaatumo
  5. Aqoonyahankii,culimaddii iyo waxgaradkii ayaa dalkaa gabay. Runtaa isu sheegi waydeen oo waad isu garaabi waydeen! Talo waad keeni waydeen oo shisheeyaa idin adeegsadda.
  6. http://www.debatesinternational.org/debate/somaliland-presidential-election-debate
  7. Wow! A picture is worth a thousand words! Oo maxay bandiirradii Xaaf Shoodhe sawirkiisa sanka uga gasheen?
  8. Murashaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga Ucid oo Sool si fiican loogu soo dhawdeyey.
  9. Oodweyne & Suldaanka, Dee afka nooli wuu iska hadlaa! Dhulkii ayaa cidhiidhi ku soo noqday Sidii loogu lahaa 'Waraabe utaag' baa tihiin. Waa khasab markaa inay wax uun yidhaahdaan oo ismuujiyaan. Calooshood u shaqaystayaasha aan cidna metelin ha u daayaan dhaqaalaha ay ka helaan dalkaa tabaalaysan.
  10. Shimbiraha quruxdda badan rag baa dambaaba oo ilaashadda'e ma ishaad wax kaga guru hadii kuwaagii(iyaba qurux kama qatana'e) aad Garanwaa iyo Gudhuu ku casuuntay!
  11. Galbeedi Waa runtaa Somaliland waynu wada leenahay kaamana xigo xaqiiqda.com ileen gari Allay taqaanee,suntaana in la cidhib tiro oo dawlad adag oo mamnuucda Alle in a siiyo ayaan rajaynaynaa.
  12. Galbeedi QaadkA Somali oo dhan baa cuntee ma istidhi "Baroortaadu Orgiga way ka wayn tahay" oo sidii R nacayb baa lagu hayaa? Bal noo sheeg meel ka mid ah geyigga Somaliddu degto oon bahalkaa lagu cunin.
  13. Harun Maruf Harun Maruf @HarunMaruf · 10h A 3rd Somali region declares it's standing w/ UAE-Saudi cloalition against Qatar in an unprecedented challenge to the powers of federal govt