Barwaaqo

Nomad
  • Content count

    715
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    14

Everything posted by Barwaaqo

  1. Wasiirka warfaafinta Eritrea muxuu ka yidhi waftiga Hargeisa jooga
  2. Warkaaganni waa saambuuse laga adimaye; miyaan wali laguu soo dhiibin waxaad ka sheegi lahayd Madaxdda meeqaamka sare leh ee Mujaahidka qasrigiisa ku soo booqday? Ma diyaaradii Waftiga Eretariyiinta ah Muqdisho u waday baa la soo khaldantay buu cinwaankaagu noqon?
  3. Kkkk, Islaan habaryar ii ah bay show been u sheegeen oo ku yidhaahdeen “Muuse Biixi markuu Abu-Dhabi tegay waa la waayey oo Xamar baa laga dejiyey “ Habaryartay dhowr jeer baa war khaldan loo sheegay oon beeniyey balse beenta Facebook ee reer Nabad iyo Naxdin kama ilbaxdo.
  4. Dr Oodweyne Waxaan la yaabaa kuwo taariikhda dhabta ah iska indha tira oo ku meeraysta maro meel la sudhay iyagoon wali xoroobinba.
  5. Somaliland waxay noqotay dal(xuduudo sugan leh) 26/06/1960 ,waxana aqoonsaday inay aduunka xorta ah ku soo biirtay in ka badan 30 dawladood. Somalia wali xornimo ma qaadan markii Hargeisa laga dabaaldegayey ee la sudhay calan. Calankaa waxa madaxeyne u ahaa Ina Cigaal, waxa baarlamaan u ahaa 33kii member ee xorta ahaa waxana Magaalo madax u ahayd Hargeisa. Dowlad dhisan oo calan xor ah wadata ayaa Muqdisho ku biirtay oo magaca Jamhuuriyadda Soomaliyeed loogu wan-qalay. Somaliland Shanta maalmood ay xorta ahayd ayaa ka dhigaysa dawlad calan lahayd oo ka hor dhalatay Somalia. Somalia calankaa waxay sheegan kartaa markay xorowday 01/07/1960 sababtoo ah dal aan xor ahayn calan ma yeelan karo. In Somaliland dal ahayd waxaad ka dheehan kartaa fadhigii barlamaanka UK ee wakhtigaasi. SOMALILAND (INDEPENDENCE) (Hansard, 25 July 1960) API.PARLIAMENT.UK SOMALILAND (INDEPENDENCE) (Hansard, 25 July 1960)
  6. Haduu tallo qorshaystay Inuu qar-iska tuuro Waa qasaare halisee !
  7. Intay ilkihii ka rideen bay Saqaf ka dhacdhaya u galiyeen .
  8. Buugta manhajka Oo Dugsiyadda Badhan loo qaybiyey
  9. Barwaaqo

    President MBC en-route to Abu Dhabi

    Samo ku waar
  10. ^^^^^^^ Cidla laga hel , Cambarro korisay iyo Hebel tolwaayey waa naanaysaha loogu yeedho ciyaalkii Estu aabahood u qoor-diiday sidaadda oo kale. Reer Burco naanaysta cidi kuma gaadho.
  11. Barwaaqo

    No deal yet in Kenya-Somalia maritime row

    ^^^^ March 5, ku saxeexan warqadda, March 6 iyo kulankii Neyrobi baa ka dambeeyey.
  12. Barwaaqo

    Waa digan sal liita leexadu ku sidato...

    Villa Som dadkeedda maxay runta uga qarinayaan iyo wixii laga wadahadlay? Abby Ahmed sheekadii la caadaystaystay ee ay madaxdda odhan jireen “the meeting was fruitful” tweet dheeraynayuu ku soo afjaray! Isagoo leh hadee runtu ma fantaa?
  13. Barwaaqo

    Waa digan sal liita leexadu ku sidato...

    Warkii oo kooban iyo Haaruun Macruuf
  14. Barwaaqo

    Waa digan sal liita leexadu ku sidato...

    https://muqdisho.online/deg-deg-mw-farmaajo-oo-ogolaaday-in-kiiska-badda-lagu-dhameeyo-wadahadal-xog-muhiim-ah/
  15. Barwaaqo

    Waa digan sal liita leexadu ku sidato...

    Ditoore Dhiigaa i dhaqaaqay Dee! Balse waan ogahay In Suldaankeenu awrkiisa ku kicinayey.
  16. Barwaaqo

    Waa digan sal liita leexadu ku sidato...

    Dhanka xubiga; oo maxay u diidi waaba dahabe! Xaga siyaasadse ee Suldaanoow Duulxulkaagu u dhacayo waa lagaa adkaa oo dhinac walba laguu jeedi.