Barwaaqo

Nomad
  • Content Count

    778
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    18

Everything posted by Barwaaqo

  1. Geeljirenimo+ military training ayaa isugu darsamay.
  2. Madaxweyne Muse Bixi markuu olalaha ku jiray ayuu kukaftamay inuu dhalinyaradda shaqo u dirayo,timaha ka jarayo (sidii dhibooga) una diri doono shaqo xitaa hadaanu shaqo u hayn u diri doono inay tiintiinka jaraan. Kuwa timo jaristan ka dambeeyey hadalkiisii run bay moodeen.
  3. Faanoole Fari kama qodna! Ka dul-bood window dressing -ka waraysiga ,oo dhuuxa warka nuxurkiisa .. http://www.bbc.com/somali/war-42508190
  4. Igu sawir dhisme la furayo uun bay ahayd si loogu qariyo fashilka siyaasadeed
  5. Anoo kale Meeshii aanu reyfaliga weyn kaaga soo jebinay ayaa ciil kaa hayaa!
  6. Kan yar ee Farmaajaysan warka uu Muqdisho ka soo diray in la soo Farmaajeeyey tweet kan baa kuu cadaynaya inuu si indho la’aan ah u taageerayo Farmaajo. Yarku waa reer SOL waa inala joogaa tweetkan wuu masixi doonaa ee u fiirsada. U fiirso sida dadka comment ka dhiibaya tweetka ay ugu eedaynayaan guulwadaynta Farmaajo. Heedhe ma anaan garan geela doofaarku laayey. Carabtii Bilaajo Carab bay intay dhaqankii Yamaniyiinta u soo xidheen Video ka soo duubeen!
  7. Oo Oo annigu Ingiriisiba ma qoree sidee qoraalkayga ku fahamtay , Waxaan arkayey adigoo soo xiganaya hadal aan qoray. Waliba Waxaan isku dayaa Inaan qoro farsomali aan la google-turjimi karin xiligan. AFkayaga miyaad baratay?
  8. Che, Yarka Muqdisho ka soo hadlaya miyaad inoo sheegi? Annaga Sacad Ali Shire ayaa noo waramay. Mays tidhi video-gaasi qadiyadii wuu sii qurxinayaa? Mapkayagii oo qurux badan baa iiga muuqda. Farmaajo isagaa video-gaa sameeyey, adeegsaday weriye la jooga inuu warka international media gaadhsiiyo. Che, dawladaadu way ka dhacsan tahay inay garato cidda ka danbaysa saldhiga,sheekadu way ka wayn tahay cidda ku magacaaban. Waa halkii @Galbeedi’e warkaa waxa ii sheegay ilo lagu kalsoonaan karo.
  9. Hambalyo Safiya, Reerkii lagu nasto ee lagu nagaado iyo wadajire nabad gala Allahayow idinka yeel Amiin. Ubad khayr qaba iyo caano.
  10. Video - gaa Farmaajo ka dambeeya, xoog hadaad wayday dacaayad cusko ayuu isleeyahay sidaan hore u sheegay. Galbeedi JB dadkeedda ma cabsi galiso ,dalkeeddanna ma habaarto ee arintu waxay dul fadhjddaa Somalilandiidkiina iyo Farmaajo .
  11. Oo heedhe Qatar ma iloowday inay Emaraatka xurgufi ka dhaxayso? Sheekadu ma aha Iran iyo xulafadeedda waa Salfhiga Emiratku Berbera ku leeyahay reer Somaliland ka horkeen. Yacni hadaad xoog u wayday dadka baqa geli dhinaca kalana fadeexadii Xamar ka dhacday ku qari. Ciidamada uu Shabeele u dirayaa dhiig iyo xoolo badan bay rabaan, Maamul goboleed uu dagaal la galaana kursigiisa ayay qiiroqiiro galinaysaa balse afar Yamani £300 baa ku filan. Taana wuxuu uga danleeyahay in dadku Baraha bulshadda ku faaqidaan oo kaga jeestaan .
  12. Maxaa dacar lay walaaqoon Waabeeyo ku caafimaaday.
  13. Che Eeg nimankaasi markay war dirayaan waa la yaqaan habkay u diraan, Somali kastana waxba kuma ah in ay helaan afar yamani oo warqad akhriya video-na iska soo duuba xitaa Xamar baa lagu samayn karaa oo ay ka buuxaan. Arinta Wadani iyo Kulmiye xaalkoodii dhamayste, wixii uu Wadani islahaa waxbaa ka qaldamay way soo bandhigeen waxana uu noqon doonaa cashar laga faa’daysto mustaqbalka. Somaliland siyaasadeedu ma aha “i-jiid aan ku-jiidee”
  14. Afar jabhad xuutiyiin ah way fududahay in waxoogaa loo dhiibo video-laga soo duubo. Account cusub on taariikh hore lahayn ayaa warkan an lagu soo tuuray.’ Sheekadu waa hadaan xoog u waayey xeelad laba dhinac leh, qaarna isku jeedi kuwa kalana riwaayad u daar oo fashilkaaga ku qari.
  15. This video Hadaad baadho halkuu ku arooro waxaad ogaanaysaa in uu yahay macmal Farmaajo soo macmalay. Bal YouTube ka ka baadha in aad aragtaan video kale oo hutiyiin ahi inay ku soo xidhmaan. Fadeexadii Ina Cabdi Shakuur buu ku qarinayaa.
  16. Maxkamaddii Badda ayaa soo dhow maryoolay faraqa ayaa laysugu xidhayaa si looga sii jeediyo arinta muhiinka ah. Ka foojignaadda dabinadda laydiin daadinayo.
  17. Talaabo Nin magaalo ka dudoow,siiga yare!
  18. Oday Osman hadalkiisa Waxaan u fahmay “Madaxweyne Musoow ila soo xidhiidh “