cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Unfortunately there are more deaths which the government is not aware of and not tested. But what will help us is the age population which is 75% under the age of 30.
  2. If everyone who is having flu like symptoms in muqdisho tested the numbers would jump into thousands, from what I m hearing from family the whole city is suffering from flu symptoms.
  3. Maasha-allah lix boos oo isku xiran laamina saaran oo degmada hodan yaalo You talking million dollars worth of property. Shirkada guryahan dhistay waa tan https://www.facebook.com/aldaarso/
  4. The issue is not just khaat itself but how people behave in the khat market and marfishyada lagu qayilo mainly in Somaliland regio. At least government should close marfishyada and crowd-control the market.
  5. Would they stop khaat export to Hargeisa. That would be positive news.
  6. Waa laysku laayey xamar iyo qasaaraha lama oga wax is raaci karo ma ahan. teeda kale waxaad qiil u raadinaysaa Somaliland oo tiri awood aan jaadka Ku joojino ma hayno laakiin awood aan masaajidyada Ku xirno waan haynaa.
  7. Even here in UK hospitals only accepting emergency cases. Digfeer hospital wuxuu xiray qeybta bukaan socodka, the outpatient laakin qeybta emergency iyo qeybta maternity wuu shaqeeyaa.
  8. Virus have already spread the whole city now I m told from my family that xaafadayda towfiiq someone died today who had the virus symptoms and died lack of oxygen.
  9. Gobolka sanaag waa meesha ugu quruxda badan wadanka Somalia in my opinion waa gobol leh beautiful mountain, coastline qurux badan and the weather, a generally beautiful landscape all together.
  10. The way government handled the situation was wrong police went to the masjid while masajidka uu buuxay and people were waiting to pray and told them to leave. Waxay aheed in habeenkii amarka lasii bixiyo oo subaxiiba policeka masaajidyada hor istaagaan.
  11. Ceerigaabo airport ayey u baahan tahay si dalxiisyaal badan u hesho waa magaalo dalxiiska Ku fiican.
  12. In Sweden there is no lockdown even though they have highest virus cases in Scandinavian countries.
  13. Wasiirka sir badan ayuu kashifay oo wuxuu yiri xataa madaxweynayaasha iyo siyaasiyiinta wey ogyihii inaysan aqoonsi soo socon laakiin everyone is making their dollars from cashuurta masaakinta oo ay uga badalayaan been hawaas iyo fairy tale.
  14. As usual Somaliland will make deal with daacish and release him as they did before with shabaab they had peace agreement between them.
  15. Halkan waa suuqa khudaarta jumlada u qaaska ama suuqa siinaay degmada wardhiigleey HAL million iyo dagaal boqol waa roughly 80 dollars.
  16. War ninyahow geeljirenimon waad soo martay, Newska wixii macquul ah waa la qaadanaa laakiin Kan North Korean stylka ah kaa qaadan mayno.
  17. Horta whatever happened to that Somali assets ee yaalay caalamka ee waagi Hasan sheekh isku dayey oo gabadhii yusra abraar ka carartay dowladan maxay raadin weysay .
  18. Reer qawdhan masaajidka cayaarta ka daaya wax walba waxaad ka dhigteen rag iska dhicis. Ethiopian airline ilaa hada waxay ugu soo dagtaa Hargeisa waa xamar Ku xumeeya laakin masiibo ayey idiinku noqon doontaa
  19. Waa jawaabtii hadalkii shalay kasoo baxay dowlada jabuuti sheekada waa rag iska dhicis ayey noqotay.
  20. The first person to die for this virus in Sweden was 86 years old Somali woman.
  21. Reerkan muusa biixi gaajada ay ka yimaadeen ma Yara waa sidii anyaxa oo kale ayey dhulkii u boobayaan Xasan shekh maxamuud reerkiisa ayaa laga yaabanaa waagi uu madaxweynaha ahaa Kan ayaaba ka daran