cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Xafiisyada waxay u badanyihiin wadada maka-almukarama ilaa iyo airportka qiima waa ugu yaraan 300 dollar qolyar oo xafiis ku filan. Xaga nabadgalyada hadaadan siyaasada shaqo ku laheen dhib ma lahan.
  2. Dadka aad sheegaysid waa inay cadeeyaan siday ku heleen guryaha ay sheeganayaan. Tusaale haduu qofka uu ahaan jiray government official oo ahaa shaqaale dowladed hadan hadane sheeganayaao 10 guryood waa inuu cadeeyaan dhaqaalaah u guryahaasi ku dhistay.
  3. Waa lays wada yaqaanaa xamar dadka sida xaq darada magac dawlad dhul xaaraan ku helay waagi dawlada. maanta looma celinaayo marka iska ilaawa.
  4. Looting properties did not just started 1991. It was way before that let's go back to 1969 kacaan ,dad badan oo reer degaanka xamar ayaa dhulkoodi xoog looga qaatay in the name government an then given to the same ppl oo hada wada qeylinayaaa halkan. Asalba xaaraan ayaad ku heesheen properties aad sheeganaysaan.
  5. Runta hadii laga hadlaayo qof idiinka hortaagan ma jirto hadaadba ogtihiin halka ay ku xabaalan yihiin.dowlad walaa shacab idinka hortaagan ma jiraan. Arintan ah inaad hay'ad gaalo aad weydisaan waxaan u arkaa inay tahay qalad.
  6. Ciidamada dawlada ee fadhigooda yahay magaalada marka maalmihi lasoo dhaafay ciidamo dheeraad ayaa loo diiraayey si ay duulaan ugu qaadaan xagaas iyo kismaayo markaas ayaa la arki doonaa canaasiirta halkaasi joogta ee amarki dawlada diiday waxay sameyn doonaan.
  7. Laakin hadii aysan dawladii wadanka maamulaysay aysan ka qeyb galin sida muuqatana aysan raali ka aheen..muxuu soo kordhinaa mamulka meeshaas kasoo baxa haduusan haysan aqoonsigii dowlada dhexe. Waa waqti lumis.
  8. Sidiisaba furiinka wax fiican ma ahan marka erey ahaan in la qurxiyo ma wanaagsana. Afsomaliga sidaa ayuu ku saxan yahay.
  9. Fadlan naga daaya sawirada fake ah aad soo galinaysaa.wadada nololka ku xiranyihin wada noocaas oo kale xamar kuma tasking.
  10. In uu qilaaf jiro shaki kuma jiro...laakin waxaa nasiib daro ah inaysan qarsan karin qilaafkooda wefdigii turkiga ee maanta laba shir jaraa'id oo kala gooni ah ayey kala qabteen sidoo kale wefdigi maraykana sidaa kala gooni ayey u qaabileen.
  11. Sxb baahi ayaa i haysa baqti looma cuno,,inkasta oo dhaqaale xumo jirto hadana laysma liidiyo.maantana waxay ku fiicneed wadahadalka loo daayo wasaarada ku shaqada leh uu asaga atleast goob joog ka ahaado. Waa in sharciga la wada ilaaliya.
  12. Madaxweynaha shalayto xildhibaan ayuu sidii madaxweyne oo kale usoo dhaweyey..maanta nin hay'ad ka socdo ayey asaga iyo raisal wasaaraha isla soo dhaweyeen. Waxaana mudneed inay soo dhaweyso wasaarada arimaha bulshada , shaqadii oo dhan waxaa isku qaatay sedexda mas'ul ee sare.
  13. Jowhar waxay iigu dambeysay 1992,, waagaas waxay aheed dhismaha jowhar mid aad u liito waxay u badnaayeen cariishyo dhoobo ka sameysan. Laakin hada waxaa ii muuqda horumar saaid ah.
  14. cadnaan1

    Xasuuq 1991

    Somalida dhibkas haysto wuxuu yahay ninba sida uu asaga taariikhda ka aaminsan yahay ayuu rabaa in lagu wada raaco, runtana la iska indha tiro.
  15. oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan meesha maxaan waqti kusoo dabaashay,,,waa meesha ugu caansan jowhar.
  16. oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan waa meesha jowhar ugu caansan magaceeda ha la soo sheego.
  17. Lol amiin caamir markaan wajigiisa rasmiga ayuu lasoo baxay waa isku dire fitna uun ka shaqeeya.waxaad moodaa inuu ka xunyahay wada shaqeenta wanaagsan ee ka dhexeyso sedexda masuul ee ugu sareyso wadanka.wuxuu rabaa sidii kuwii hore ee isqabqabsiga badnaa.