cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia. I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.
  2. Waraa adiga mowqif go'an yeelo stop flip-flopping siyaasada Beesha waad Ku wareertay sxb
  3. Cagabararka had nothing to do with Cali Mahdi iyo ceydiid cagabararka waxaa sabab u ahaa reer Gedo oo beerihii iyo bakaartii reer Bay& Bakool bililiqaystay.
  4. Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.
  5. Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.
  6. And day before this killing 4 qof oo reer baydhabo shacab ah ayaa lagu soo dilay dhuusomareeb. Allaah u naxariisto dhamaan masaakinta la xasuuqay.
  7. Ninkan reerka MJ Gabar ayuu ka qabaa aan u malaynayaa amaantooda heer wuxuu gaaray xitaa uu taariikh been ah u sameeyo Xagee talyaani Kula dagaaleen taarikhda lama hayo, actually the opposite ayey sameeyeen oo markii talyaaniga uu kasoo dagi waayey magaaloyinka marka iyo warsheekh wuxuu kasoo dagay Bandar qaasim aka boosaaso.
  8. It's obvious Kenya is trying to create tension and hostility with Somali government to disturb the maritime court case. Dowlada Somalia wey Ku saxsantahay inay ignore Ku sameyso this childish behaviour
  9. https://twitter.com/GDuschenes/status/1122854871059914752?s=19
  10. Kaaga daran wadooyinka ayey asxaabtii ugu magac dareen sida abuu bakar sidiiq iyo cumar binu khadhaab https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2003152889810081&id=100003461676968
  11. Allaah caafimaad ha siiyo odayga sida ka muuqata qof dhamaystiran ma ahan xaga maskaxda.
  12. Whatever happened to the Chinese bank that supposed to invest one billion dollars in Somaliland.
  13. https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2212666038983850&id=100007214256785 Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, waxaa uu 10kii bishan April, ka dhagax-dhigay magaalada Berbera warshed uu sheegay in ay sifeynayso shidaalka qaydhin oo Somaliland la keeni doono. Saylici iyo mas'uuliyiintii kale ee la socdayba waxay ku tilmaameen mashruucan, kii ugu ballaadhnaa ee abid laga fuliyo Somaliland. Shirkadda mashruucan ballaadhan fulineysa oo la yidhaahdo "Singapore New Silk Energy PTE LTD" ayaa cimrigoodu uu dhan yahay hal sano, iyadoo laga aas-aasay dalka Singapore bishii March ee 2018kii. Lama yaqaanno meel ay shirkaddani horey shaqo uga soo qabatay. - Wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland, ayaa sannadkii hore heshiis hal bilyan oo doollar ah la gashay baanki ay sheegtay in laga leeyahay dalka China, balse markii dambe noqday Bangi aan jirin.
  14. Kkkk why are you guys wasting your time you will never agree on anything but I have to say that you guys are debating without insulting each others, not like the old fool oo meeshan ka caytama.
  15. These are manual workers not engineers any locals can do with little training. No wonder waxay dhalinyarada tahriibka bada iskugu shubeen.
  16. War ducale maxaa isbadalay maxay tahay anti Somaliland ood maalmahan lasoo baxday adigana group ka saalax maad kusoo biirtay,
  17. I m surprised it took them whole year to see the problem, Garowe airport oo suuq la' aan heysay ayey suuq u yeeleen.
  18. They reason for the reversing their decision was based on economic reason the passenger numbers in Hargeisa airport went down drastically 4 airlines moved to Garowe and also Ethiopian airline direct flight to muqdisho also had effect on Hargeisa airport oo transit badan ayey Heli jireen markii hore oo raaci jiray Ethiopian airline.
  19. Marka aad wadanka gudihiisa Ku dhex safrayso passport uma baahnid taasi ayey maamulka Hargeisa diidanaayeen ayaga oo Ku qasbayey dadka u dhoifaya xamar ama ka imaanaya inad haystaan passport. But it backfired them oo shirkadihii diyaaradaha Garowe ayey u wareegsadeen ganacsigoodi Hargeisana suuq xumo ayaa Ku dhacday.
  20. Somaliland Oo Ogalaatay In Ay Dadka Muqdisho Tegayi Ka Duulan Garoonka Diyaaradaha Ee Hargaysa Oo Ay Hore U Mamnuucaday Ka Dib Markii Uu Garoonka Garoowe Suuqiisu Cirka Galay BORAMANEWS.COM 14/04/2019(BNN) Bishii April ee sannadkii 2018kii ayay ahayd markii ay Somaliland joojiso in bilaa Baasaboor loogu dhoofo Muqdisho, isla markaana...
  21. Ilhan should take break from the media for while every time she says something it gives ammunition to the right wings and yahuuda to attack her specially SOME PEOPLE DID SOMETHING that was terrible mistake.
  22. Muuqaalka wasiirka loo diray Israel ayaan kannaxay heybad islamnimo ayaa ka muuqata iyo halkuu isdhigay.
  23. Just 4 days ago UN office was sending text message to their staff members warning about possible 4 car bombs have entered the city and one of them is truck bomb, Government did not take any action on this information and this is not the first time that warning message coming out from xalane.