cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Caruurta markay talada waalidkooda diindaan dhibka ayey leedahay dowlada federalka dhib ayey ka ilaalinaysa ayagana caasi waalid ayey noqdeen.
  2. Labada calan we Somalia ee meesha suran keebaa sax ah kalarka wey Kala duwan yihiin.
  3. Real reason why he apologized Hadhwanaag TV - hadhwanaagtv.com HADHWANAAGTV.COM
  4. Sxb shisheeye qiil ma noqoto Somali ayaga ayaa gacmaheeda isku dilayso. Dowlada hada jirta waa tii ugu liidatay xaga amaanka markii laga hadlaayo they wasted three years.
  5. Mohamed BK Maxay tahay sababta Al-Shabaab u sheegan weyday qaraxyada dadka badan ku xuqaan ? | Jowhar Doqonkii Mohamed BK ahaa oo xalay xaflad London hadalka ka yiri Wuxuu isku xiray qaraxyada xamar iyo ictiraaf la aanta Somaliland taasi shaki galjnaysa inay Somaliland la shaqeyso alshabaab.
  6. Xamar qaraxyada wey sii socon doonaan ilaa laga helo dowlad saacad ka tahay la dagaalanka shabaab iyo shacab ayagana daacad ka tahay la dagaalanka shabaab Shaqsiyaadka dowlada Ku jira specially diaspora waxay u tageen xamar inay lacag ka sameeyaan iyo tumasho hotelada.
  7. We still lost over 100 innocent Somalis many more severely wounded, Road closeure is not permanent solution government need clear shabaab from two shabelle region or this will continue unfortunately.
  8. Evil is not ethnic or nationality I asked you, are you Somali or not
  9. Why are you not including yourself Are you not Somali
  10. Xeebta liido oo isbadal weyn Ku socdo xaflada new hotel.
  11. Waxaan arkaa Hargeisa oo ay kusoo haraan jeegaanta oo kaliya.
  12. When it comes to spying shabaab are well advanced they infiltrated every government departments and also using corrupted officials to get information.
  13. Wey lasoo daaheen waxay aheed mar hore la bilaabo hawshan it could have saved lots of lives. But it's good beginning and hopefully every road waa lagu xiri doonaa
  14. Hadaad diidan tahay sunada rasuulka (slcws ) shanks qaldan ayaad degantahay Waan maqli jiray qoladan cusub ee la baxay quranist laakin Somali waxaad aamisan ayaad arkay isma laheen Maahmaadii banaadiriga Cumrigaada oo raaga waxaad Ku tusaa geel dhalaayo, yacni wax walba waad arkaysaa camal
  15. Muslim nimada waa la wada sheegtaa laakiin qaar badan oo waxaa Jira khilaafsan shuruucda muslimnimada example Nation of Islam kuwa sheegta oo Louis Farrakhan hogaamiyo iyo kuwan talaabo uu ka mid yahay ee dhahaayo quraanka kaliya ayaa aaminsanhay ee diidaayo xadiithka wey wada dhinsanyihiin allaah soo hanuuniyo.
  16. Bukhaari and saxiixul Muslim xadiith yada Ku qoran waa wada authentic la wada xaqiijiyey by all the culuma. And if you knowingly refuse to accept authentic xadiith than you are not follower of prophet Muhammad slcwslm.
  17. You seemed to have issue with xadiiths Do you read xadiith books bukhaari and saxiixul Muslim.