cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Ina mucjiso Dad kale ayaad Ku sheegtay inay shaqooyin hoose ka qabtaan waqooyi region but reality it's the other way round In xamar waxaa ka buuxo dhalinyaro reer waqooyi ah oo waxbarasho heer jamacadeed ah oo maqaayadaha kabalyeeri ka ah and not to mention some other illegal work done by your sisters markaa inaad iska aamustid ayaa lagu qaatay.
  2. Islaanta waxaan maqlay waa looma ooyaan oo tolkeeda Hargeisa ma dagana.
  3. Just waiting for him to come back with xadiiths iyo aayada quraan iyo gabayo carbeed si uu isku difaaco.
  4. Hadii uu shaqsi Somali ahaan lahaa oo xataa reer degaanka ah hubkooda ayey also bixi lahaayeen oo dagaal culus ayaa ka dhici lahaa halkaas. Somalida ayaga ayaa iska adag
  5. The day you mess with Ethiopia is the end of the Somaliland project.
  6. This picture was posted here before and in reality it was taken in qabridahare in election day.
  7. Ilhaan paid her new husband consultant company more 800 thousands dollars from her campaign money for service. Naagaha Somalida ajaanibta wey u jilcan yihiin.
  8. Ilhaan is also with white man now
  9. Haa waa runtaa posh treat lama amaanin meel fiican ma ahan naago Ethiopian ayey soo kiraysteen message and happy ending ayaa laga sheegayey. Night live ka xamar wuu shidanyahay hada magaalada habeenkii ayaa aad loosoo baxaan area xamarweyne iyo wadada maka almukaram ilaa iyo isgoyska banaadir Wadada sodonka xataa hada habeenkii wey shidantahay.
  10. Dhuusomareeb ayey maanta ka shidanyahay.
  11. Raila odinga yaa afsomaliga nagu baray
  12. Kheyre game halis ayuu ciyaaray shalayto askartii policeka laga soo saaray dhuusomareeb asaga ayaa amray si uu qanciyo mucaaradka maantana hadalkan ayuu yiri.
  13. Qoladii dhuusomareeb sheekadii weyka banjartay the tomorrow meeting maxaa kasoo bixi doono aan aheen waan taagernay baaqii dowlada. N&N caadi ma ahan turubka si fiican ayey u ciyaareen.
  14. This is one of the reason check these bus drivers chasing eachother with high speed.
  15. Waa meelahaas waxay aad ugu dhawdahay safari building
  16. Galbeedi sxb don't give them ideas and don't underestimate the desperation of the reer qawdhan. Wax walba ayaa ka suurtowda reerkan
  17. Meesha aan ka imid waa Ka ceeb ninka raga ah inuu caytamo waana dhaqan xun Hadaad arakto nin caaytamaya waa bilaa nasab faraciisa markaa adiga hadaad kuwaas kamid noqonaysid waa adiga hawl kuu taala.
  18. 30 million ee la dhacay ha lasoo celiyo Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland oo sheegtay in uu fashilmay mashruuca xumbo-weyne ee Hargeysa WWW.BBC.COM Wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland yaa sheegtay in uu fashilmay mashruuca biyo ballaarinta Hargeysa...
  19. The xumboweyne dam was built during siilaanyo government with Arab money 30 million us dollars and muusa biixi government announced it was failed project and the money was corrupted.
  20. In 1990s waagi cigaal markay habraha ku kacaan wuxuu Ku dajin jiray Nairobi ayuu rag cadaan ah NGO yada u shaqeeya ayuu Hargeisa keeni jiray markaa ayuu habraha ku dhihi jiri waa safiiradaha reer Europe aqoonsi ayey noo soo wadaan sidaa ayeyba Ku dagi jireen for few years. Now muusa biixi is using the same technique but this time he sending the poor dhulooz guy to Z list countries.