cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    891
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Posts posted by cadnaan1


  1. They're facing heavy losses specially this hajj season Ethiopian airlines waxay qaaday sanadkan more than 7000 passengers for the hajj that's 60%.

    Waa meesha ugu badan ay faaidada ka sameen jireen xujayda tiina waa laga qaaday.


  2. 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    No one expected this. How leaky Soomaali governments are - regional amd otherwise - this was completely out of no where especially considering this might have been ongoing for months.

    I say once again good for madaxweynaha; it means no cushy plan B foreign country to run to when the challenges become harder. He is committed.

    Laakiin sharciga maraykanka soonma dhigaayo in qofka haysta dhalasho American inuu San noqon Karin madaxweyne wadan kale, dhawr jeerna uu farmaajo kaga baaqday shirkii UN ka New York.


  3. 10 hours ago, Suldaanka said:

    People are free to get which ever passport they wished as an indivitual. They can get Djiboutian, Ethiopian and there is no reason why they shouldn't get Somalia's Passport if they so choose to.

    But like Djiboutian, Ethiopian passports, they need to make the effort and travel to Somalia if they want it. Not inside Somaliland. 

    With regards to the MP, he should resign first, and then he can do whatever he wants as an indivitual. 

    My issue with this man is he is telling people xamar qofkii wax u doonta waa baqti and he is doing the opposite of what he is breaching


  4. 18 minutes ago, Tallaabo said:

    The government of Somaliland made an excellent decision not to export livestock to Saudi Arabia this year. In every hajj season, Somaliland sends millions of animals to Saudi Arabia for slaughter as part of the hajj ritual. No country in the world can fill the giant shortfall in the supply chain which will soon emerge when Somaliland is no longer sending livestock. The hajj ritual of millions of pilgrims many of whom paid their life's savings to fulfill their religious duties will be in jeopardy and Saudi Arabia's reputation will be on the line. The political fallout for the Saudi regime for a chaotic or failed hajj season will be huge, so Somaliland should keep its feet firmly on the ground and just watch what happens. 

    Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia.

    I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.

    • Thanks 1

  5. 6 hours ago, gooni said:

    Afartii bilood oo ay u bixiyeen caga bararka oo dadku ku noolaa qolofta mooska iyo qaraha, waliba qofkii heli karay wakhtigaas,  dambigeedii luquntay ugu jirtaa ilaa yumu-diin.

    Tan daarta waxay muujinaysaa in nabad iyo nolol muqdisho ka bilaabatay, dhisidda dalkuna waa ka baraka badan tahay dal shisheeye dhisidiis.

     

    Cagabararka had nothing to do with Cali Mahdi iyo ceydiid cagabararka waxaa sabab u ahaa reer Gedo  oo beerihii iyo bakaartii reer Bay& Bakool bililiqaystay.


  6. 2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

    Haddee run ka tahay kuwa waxa xasuuqaayo waxee si toos ah u weerari karaan Xarardheere ay Barbaarta heystaan toban iyo dhowr sano.

    Waxaa sidoo kale arkaaye Muuse Suudi iyo xulufadiisa shir warbaahin qabtay, lehna dad gobolka Shabeellaha Dhexe ka soo jeedo ayaa lagu xasuuqay. Tolka Muuse Suudi lama dhaafin miyaa xataa?

    Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.