cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Guinea Conakry, Taiwan, Gambia, DRC. The Z list countries continues Which country will be next......
  2. At the end he said it The Somaliland issue was never an AU agenda not even mentioned in any AU meetings. wasted Somaliland taxpayers money.
  3. You guys have become desperate to make issue from nothing. N&N waxqabad ayey soo bandhigtay adinkana Taiwan ayaad u dabaaldagaysaa sidii inuu UN ka idiin aqoonsaday that's sad reality war laba qaawan iska qaado Taiwan waa idinka oo kale.
  4. Wax copy lagu sameeye Uma jeedo only videoga ayaa heesta background sound looga dhigay and that's normal Sometimes American political campaigns use British songs as background music for their campaigns.
  5. Abdi barud himself is from Hargeisa. Maxaa Ku qaldan haduu isticmaalo hees Somali ah Waxaad dheegto ayaad weysay N&N wadno xanuun ayey kugu riday maal mahan xoriyada horumarka ay soo bandhigeen. Somaliland waxay Ku dabaaldagaysaa maal mahan xoriyada ictiraafka Taiwan.
  6. Most of southern region have completely stopped using shillin somaligii sida gobolka hiiraan oo kale weyba joojiyeen isticmaala lacagtaas because of falsada ka timaadaa boosaaso ayaa dhibtay
  7. As I said before waxay wadaa waa Ku qabso Ku qadi meysid laakin taasi waa la isku wada fahmay. Puntland maanta siyaasad ahaan waa insignificant politically, financially, military ahaan muusa biixi ayaa ceebeyey. machinadii lacagta falsada ah sameen jiray wey qaribmeen no more printing.
  8. Systemka doorasho ee lagusoo doortay Deni muxuu ahaa, one man one vote muu ahaa Mise 4.5.
  9. Waxaan u aqaanaa sheekadan oo kale Ku qabso Ku qadi meysid
  10. Erdogan, Jim, iyo Biixi. M.FACEBOOK.COM Erdogan, Jim, iyo Biixi.
  11. Maamulka Somaliland waxay Ku faantaa inay shacabka referendum Ku codeeyeen 97% gooni goosat laakiin hadana kalsooni shacabka kuma qabaan qofkii xamar tags la xiraayo qofkii shaati buluu ah xirta waa la xirayaa. Markaa I don't believe that 97% inay run tahay hadii kale kalsooni ayey Ku qabi lahaayeen shacabka
  12. Laakiin odayga muusa waa xariif saxiixa dib ayuu u dhigay si uu marka hore u dabaaldago guul u eg prank camal.
  13. Kkkkk you always find explanation for everything ma istiri gacan aan kuu taagay
  14. https://www.facebook.com/Hassangallaydh/videos/212089966534385/
  15. I don't believe dad la keenay Somalia inay jiraan mushunguli, baajuunta iyo inta kale dagta jubada hoose waa dad native ah In the area jubo. Waxaa meesha koyta Ku ah waa lama-goodlayaalka. Isla ayagii ayaa dhahaayo dad ayaa la keenay.
  16. Intaas aad soo sheegtay jareerweyne ma ahoo intaas ayey Somalida isku dhahdaa baantu. Laakiin waxaan ka xanaaqaa markaa maqlay Somali geeljire dhahaayo dadkaas Somali ma ahan waa Tanzania iyo wax la mid ah.
  17. Sxb sedexda shay ee dowlada dalbatay waa fanka, sports, ganacsiga. Siyaasiyiintan kuma jiraan oo taas lama sheegin. Hada laba gabdhood oo fanaaniin ah ayaa waxaynu xiran yihiin maxaad xamar uga soo heesteen
  18. Halka shuruud ay dowlada federalka Ku xirtay heshiiska wuxuu ku noqday reer qawdhan xabad sun ah In leysku furo isu socodka fanka , sportska , ganacsiga oo aan la siyaasadeeynin. Diidmada ay ka keenen taasi beesha calaamka wey la yaabtay.
  19. Now it makes sense her extremist behaviour is to hide her past working with siyaad Barre just like you mentioned waraabe and ina mucjiso but you forget waran cadde he was also another nss officer.
  20. Dadka reer koofur wey isfahmayaan oo waxaasi kama suurtoobaan jubooyinkana cagadheer ma goyn garto oo nin dhagaxbuur ka yimid waxba masiin Karo Kenyan asiga ayaaba temporary Ku ah meesha. Laakiin dadka reer kooraadka ah hanoo gooyaan waqooyi Bari iyo waqooyi galbeed ha is raacaan oo HAL dowlad ha noqdaan.