cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    871
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

About cadnaan1

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. Probably they will use muqdisho and boosaaso dhawr maxjar ayaa ka furan xamar. Withing this week the Somalia and Somaliland talk will start in Nairobi Somaliland should cancel that meeting for protest regarding in this issue.
  2. Don't forget that xoolaha ugu badan ee laga dhoofiyo Berbera waxaa laga keenaa deegaanka Somalida ee Ethiopia. I'm sure ganacsatada inay boosaaso ka dhoofin doonaa xoolaha.
  3. Waraa adiga mowqif go'an yeelo stop flip-flopping siyaasada Beesha waad Ku wareertay sxb
  4. Cagabararka had nothing to do with Cali Mahdi iyo ceydiid cagabararka waxaa sabab u ahaa reer Gedo oo beerihii iyo bakaartii reer Bay& Bakool bililiqaystay.
  5. Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.
  6. Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.
  7. And day before this killing 4 qof oo reer baydhabo shacab ah ayaa lagu soo dilay dhuusomareeb. Allaah u naxariisto dhamaan masaakinta la xasuuqay.
  8. Ninkan reerka MJ Gabar ayuu ka qabaa aan u malaynayaa amaantooda heer wuxuu gaaray xitaa uu taariikh been ah u sameeyo Xagee talyaani Kula dagaaleen taarikhda lama hayo, actually the opposite ayey sameeyeen oo markii talyaaniga uu kasoo dagi waayey magaaloyinka marka iyo warsheekh wuxuu kasoo dagay Bandar qaasim aka boosaaso.
  9. It's obvious Kenya is trying to create tension and hostility with Somali government to disturb the maritime court case. Dowlada Somalia wey Ku saxsantahay inay ignore Ku sameyso this childish behaviour
  10. https://twitter.com/GDuschenes/status/1122854871059914752?s=19
  11. Kaaga daran wadooyinka ayey asxaabtii ugu magac dareen sida abuu bakar sidiiq iyo cumar binu khadhaab https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2003152889810081&id=100003461676968
  12. Allaah caafimaad ha siiyo odayga sida ka muuqata qof dhamaystiran ma ahan xaga maskaxda.
  13. Whatever happened to the Chinese bank that supposed to invest one billion dollars in Somaliland.
  14. https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2212666038983850&id=100007214256785 Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, waxaa uu 10kii bishan April, ka dhagax-dhigay magaalada Berbera warshed uu sheegay in ay sifeynayso shidaalka qaydhin oo Somaliland la keeni doono. Saylici iyo mas'uuliyiintii kale ee la socdayba waxay ku tilmaameen mashruucan, kii ugu ballaadhnaa ee abid laga fuliyo Somaliland. Shirkadda mashruucan ballaadhan fulineysa oo la yidhaahdo "Singapore New Silk Energy PTE LTD" ayaa cimrigoodu uu dhan yahay hal sano, iyadoo laga aas-aasay dalka Singapore bishii March ee 2018kii. Lama yaqaanno meel ay shirkaddani horey shaqo uga soo qabatay. - Wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland, ayaa sannadkii hore heshiis hal bilyan oo doollar ah la gashay baanki ay sheegtay in laga leeyahay dalka China, balse markii dambe noqday Bangi aan jirin.