cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Puntland jaadka Ethiopia maa laga isticmaalaa Mise Kan Kenya.
  2. Fitno walba oo dhacda waxay kasoo aslantaa cadaalad daro isku sameeyaan mushtamaca meesha dagan puntlan bilawgii qabaailo ayaa Ku shirkoobay laakiin hada waxay kusoo hartay sedex jufo oo ilma maxamuud ah markaa dib ha iskugu laabtaan before it's too late.
  3. They do have tough competition with boosaaso and hobyo. Bari and nugaal region will use boosaaso and galmudug will use hobyo.
  4. Waxaad moodaa shabaabkii inay qaraxyadii dhinaca puntland usoo jeediyeen for whatever reasons.
  5. Ramadaanka ilaa u ka dhamaado xataa waa la sugi waayey miyaa waa cajaaib. Dadkii baaburrtii lagala wareegay mala soo celin doonaa hadiiba qaadkii la fasaxay.
  6. This area is called abaay-dhaxan the location is between xamar and Jazeera very beautiful landscape.
  7. Abdi ileey was trying to do that to force nomads to settle permanently and start farming along the shabelle river. The whole Somalia should that program for nomads they will be more productive.
  8. This khat ban was only temporary till the end of Ramadan and after that it will go back to normal. Why would they destroy the family livelihood for that, I think government should keep these cars till the end of the ban and returned to the owners. Or maybe what saalax is saying is true that government is targeting certain community
  9. Unfortunately dad ayaa mucaaradnimo qalad ka fahamsan people were spreading rumours on Facebook saying people were dying because of the ventilators Here is one example of this guy who was spreading rumours. Suuxdinta bukaanada qabo Covid19. Ehelada dad qaar ayaa qabo in suuxdinta la galiyay bukaano ay keeneen isbitaal Martini ay sababtay in ay geeriyoodaan bukaano qabay Covid 19. Ehelada ayaa noo sheegay in ay bukaanka markii la suuxiyo si loogu xiro mashiinka maamulo neefta ay suuxdinta dawada loo isticmaalay u dhintaan dadka. Marka qofka la suuxinayo ayaa loo baahan yahay in uu sameeyo qof leh taqasus suuxdinta ah oo gaar ah iyadoo la eegayo, tabarta qofka la suuxinayo, cudurada uu qabo, cadadka daawado uu jirkiisa loo isticmaali karo suuxdinta, awooda uu u leeyahay jirkiisa in la suuxiyo, iyo su’aalo badan oo qofka la waydiiyo si looga taxadaro in qofka uu ka soo kici waayo suuxdinta iyo in aashitada Caloosha ay sambabada soo galaan taas oo keeni karto in neef mareenka uu dhinto qofkana sidaas ku dhinto. Fadlan hala taxadaro walaalaha dadaalaya ee ka shaqeeya Isbitaal Martini nafta dadka mas'uuliyad ayaa idinka saaran, aqoon la’aanta qaar waxay sababi kartaa in qof u dhinto cudur uu ka dawoobi karay hadduu tacadi dhaco. Waxaa ila wadaagay qof xog ogaal ah kana walwalsan xaaladda suuxdinta isbitaal Martini kana gaabsaday in magaciisa warbaahinta loo isticmaalo. M.FACEBOOK.COM Suuxdinta bukaanada qabo Covid19. Ehelada dad qaar ayaa qabo in suuxdinta la galiyay bukaano ay keeneen isbitaal...
  10. Sxb this was just silly response to another silly topic Mogadishu 2020.. Magaalo walba oo Somali degto from Djibouti to gaarisa wey wada liitaan laakiin dad ayaa moodaa inay Singapore daganyihiin.
  11. Hospital labaad oo loo diyaarinayo bukaakan cudurka Corona viruska
  12. This was deliberate attack on civilians plane it was only 2000 ft high when it was shot down they could clearly see what kind plane it was
  13. Dhismaha carwada waan aqaanaa oo xaafadayda kama foga laakiin waxaan ka wadaa waagi ay Furneet kuma soo gaarin laakiin hada markii loo fiiriyo dhismaha carwo idko is a midget comparing other buildings in the same area.
  14. Sxb this one looks much bigger than carwo idko maasha-allah kharash badan ayaa galay waxaan u rajaynayaa successful inuu joqdo. Dagaalka markuu dhaceyey 10 jir ayaan ahaa waxaana daganeen jowhar xamar waqti danbe ayaa imid 1993 after two 2 years waxaan soo aaday qurbo.
  15. Halkan sawirka hoose waa mucaawimo ka timid puntland waagi qaraxi zoobe ay ugu deeqday dadkii xamar, laakiin sida muuqata kartoomada mucaawmada waxaa lahaa hay'ada UNICEF Cid tirina ma jirto mucaawimadan waxay ka timid UN ka. Dadka waa la Kala nasabsan yahay.
  16. Wax la qarin Karo ayaaba jirin half of the city population was already infected weeks ago waxaa laga ogaan karaa inuu numbers ka sareeyo the daily tests 80% comes back positive.