cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Dadka hadaysna war maqleenin maxaa la sameeyaa untill now people are still praying taraawiix in the masjids magaalada a waa bandow.
  2. This is serious hadii newskan runyahay WAR DEGDEG AH: Madaxwayne Muuse Biixi Oo Xalay Koomo Galay HADHWANAAGNEWS.CA Maadaama ay tahay bil ramadaan Madaxwaynaha Shacabkiisu ha Usoo duceeyeen.
  3. Cudurkii maa beertiisi ugu dabatagay walee Corona waa laga yaaban yahay Allah caafiyo
  4. No city in Somalia can accommodate the federal government they don't have the capacity, My issue is people assuming that muqdisho is receiving all the benefits but not mentioning that muqdisho is also giving a lot to the government roughly 300 million a year.
  5. Visa Somaliland maa u soo qaataa Mise visa puntland.
  6. You telling me this little village had 238,855 population 2014. This is Google map 2020
  7. But you didn't mention that only muqdisho is paying taxes and muqdisho port and airport are heavily taxed on top of that they introduced VAT on the restaurants and shops ,hotels.
  8. Adigana qabiil ayaa ka dhex hadlaya war lacagtan waxay aheed in lagu caawiyo barakacayaasha collaadaha iyo abaaraha kasoo qaxay ee nolosha xun Ku dhex hayso magaalooyinka ee dad aan colaad iyo abaar toona arki in loo sadburiyo waa ceeb iyo xaq daro.
  9. Somalida wax idaba Marin iyo kusuq kama dhamaadaan
  10. Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna maalgelineyso Bangiga Adduunka sahanka laga sameeyay gobolada dalka ee qoysaska danta yar ee carruurtooda 5 sano ka yar tahay ayaa sahankii laga saameeyay degmooyinka gobolada dalka. degmada Badhan ee Gobolka Sanaag ayaa noqotay tan ay ku nool yihiin qoysaska carruurta da'dooda ka yar tahay 5 sano waa 46,062 (afartan iyo lix kun iyo lixdan labo) waxay labo jibaar ka badan yihiin degmooyin waa weyn oo caasimado ah, sida Xudur, Dhuusamareeb iyo Beledweyne Sahankan waxaa sameeyay Wasaaradda Qorsheynta iyo Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha oo shuruudaha soo gudbisay, iyadoo sidaas tahay waxaa ka muuqata sahanka cadaalad darro iyo sinaan la,aan marka la isu barbaro dhigo Badhan iyo deegaanada kale ee Koofurta Soomaaliya oo ah meelaha ugu badan ay ku nool yihiin qoysaska danta yar ee barakacay sida Beledweyne oo kale. Wasaaradda sahanka sameysay ee Qorsheynta waxaa wasiir ka ah Jamaal Maxamed Xasan, mala dhihi karaa degmadii uu ka soo jeeday ee deegaan doorashadiisa aheyd ayuu u sad badiyay, marka loo eego mashruucan oo ku baxaya mallaayiinta dollar ee taakulada ama lacagta la siinayo qoysaska danta yar. M.FACEBOOK.COM Adi lee dubo adi lee daangeyso!! Mashruuca Baxnaano ee dhowaan dowladda Federaalka daah furtay, ayna...
  11. Nin go'aan leh waaye allaah ka aqbalo tawbad keenkiisa iyo danbigiisa hore Allah u danbi dhaafo.
  12. Sxb qofka loo bixiyey ina mucjiso aniga ma ahan waa adinka ee DNA iska qaad at least waxaad ogaan kartaa inaad tahay oromo ama uraago or maybe who knows amxaaro.
  13. Waraa gabadhan dhaqankii reer ina mucjiso ayey leedahay ee ma adaa dhalay
  14. Qashintan mar ayaa wada shaqeen jirnay around 2006 laakin markaas dhaqanka xun ma laheen oo arimaha Somali community ayey ka shaqeen jirtay for some reason sheekada gadaal ayey ka halaawday.
  15. She is funded by well known Jews family called Goldsmith family.
  16. The patient is journalist u shaqeeya tvga dowlada Kan aktaagan waa abdiazizi Afrika Kan kalena waa government spokes person ismaciil.
  17. Waa run wixii dhici doono allaa og laakiin sometimes you can see the tell tell signs sida habraha isku necebyihiin waa wax qarsami Kara ma ahan.
  18. Like said waxa hada idiin Kala haya waa aqoonsiga ayaa soo dhaw ayaa lagu xaliyaa beelaha is dagaalaya iyo cadawgeena koofur yuusan Naga faaidaysan iyo wax la mid ah laakin taa markay meesha ka baxdo markaad ayey sheeko bilaawan. Aqoon fiican ayaa u leeyahay reer qawdhan sida xaalkooda yahay.
  19. Sxb wax macquul ah ayaa loo baahan yahay Dowlada haday hayso lacag extra ah meelo badan ayaa u baahan sida health care system keena is very low we only have 15 ICU beds and they are in the hands private hospitals and right now we need ventilator machines We need more police recruitment and more military and more teachers, ayada intaas baahi jirto iyo shaqo la aan baahsana hayso dhalinyarada inay dowlada tiraahdo ceer ayaa bixinayaa waa socon waynayee aan roorno.
  20. One common thing that south Sudan shares with Somaliland is extremely high tribalism the hate between the main tribes is high and the only thing that united them was the enemy Which was the North Sudan but once that enemy was gone ayaga isku soo laabtay The same with Somaliland one thing that is uniting them now is the enemy Which South Somalia but once they're given the independent believe me wey is cunayaan
  21. Universities and schools are all shut down for weeks, any university is operating is illegally, he should be arrested for breaking the law.
  22. Dowlada awood shaqaale ay ceydh Ku bixiso ma hayso ee who is funding this project inay run ka sheegto fiican.