cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Very sad to see Hanan ashrawi tweet May you never be sold out by your family or friends.
  2. Ninkan Somaliland meel Sare ayuu gaarsiin lahaan hadii uu noqon lahaa madaxweyne waa nin og runta kuna hadla runta wuu na ogyahay halka uu aqoonsiga yaalo. Laakiin qabiilkiisa madaxweyne kama noqon karo Somaliland.
  3. As I said before the whole point of dpworld taking over boosaaso was to keep competition away from Berbera port and shut down bosaaso.
  4. Waxaad moodaa you guys have been traumatized by aqoonsi la'aanta sodonka sano lasoo dhaafay Cuqdad iyo buufis ayaa idiinka muuqda therapy ayaad u baahantihiin
  5. You are becoming like Trump when you see a news that speaks positive on somaliland you rush to report here ( even from cassimada.com) But when it's not good news for you it's fake news or they're just jealous of Somaliland.
  6. Don't forget Somaliland media is also reporting this news
  7. Wadaadkii wacdin jiray sheekh mustaf siyaasi miyuu isku badalay
  8. Ina mucjiso sxb adiga qabyaalad iyo qurunka goormaad ka gudbaysaa, Xamar wey ka gudubtay fikirka qabyaalada farmaajo iyo kheyre shalayto ayaga ayaa Isla yimid hadana wey Kala dhaqaajiyeen after 3.5 years and they did excellent job together.
  9. It's not just the internet that's down also the telephone call are not connecting from outside the country aniga isku dayey ina aan la hadlo familka mana ii abaxaayo tells.
  10. Barlamaanka iyo farmaajo waxay rabaan two years extension hadalkii gudoomiyaha barlamaanka waxaa ka mid ahaa uu yiri Madaxweynaha waa in uu si dhaqsi kusoo dhisaa xukuumad na gaarsiisa doorasho one man one vote system.
  11. Waxa kalsoonida lagala noqday soo xukuumada oo dhan ma ahan Mise motions ka wuxuu Ku qaas ahaa kheyre kaliya
  12. Kheyre just left dhuusomareeb on his way back to muqdisho, another motion is going to happen tomorrow against madeey mursal
  13. Sababta loo weeraray shirkada astaantv iyo qaar kale oo lagusoo socdo waa inay ka awood badiyeen kuwii local businesska ahaa. Reer Somaliland intii ay isku jeedeen... - Alimahdi Jibril Hassan Shiikh | Facebook M.FACEBOOK.COM Reer Somaliland intii ay isku jeedeen ayay dhaqaalohoodii iyo lacagtoodii qaateen Saddex shirkadood oo aan waddani...
  14. Saamilayda Astaantv Ee Somaliland Oo Shaaciyey In Awood Dawladnimo Loo Isticmaalayo In Laga Saaro Saamigooda HADHWANAAGNEWS.CA Saamilayda Astaantv Ee Somaliland Oo Shaaciyey In Awood Dawladnimo Loo Isticmaalayo In Laga Saaro Saamigooda
  15. Magaca ina- mucjiso sida uu ku baxay markaad ogaatid that explains his behaviour aqlaaq xumida.
  16. Waa sheekadii ninkii la dhihi jiray xoosh ee ganacsiga xamar xaaraantanku heystay in the 80s oo wixiiba nuxur leh xoog ku qabsan jiray asaga oo awood dowladeed adeegsan jiray. Astaa TV wuxuu noqday TV bulsho badan sameystay oo awood saaray xaga fanka iyo dhaqanka suugaanta iyo sportska Somalida kama hadlaa siyaasada.
  17. Abdirisaq Terra - Arrin yaab leh ayaa Hargeysa ka taagan.... | Facebook M.FACEBOOK.COM Arrin yaab leh ayaa Hargeysa ka taagan. Aan ku horreeyee ma ogayd nin layidaahdo Muuse Biixi, oo...
  18. Hadalkayga wuxuu Ku socdaa qofkan waxa ka dhexeeye US / EU Vs China, Somaliland dhexda kaga daraya. Adiga howlahaadi anti-xadiithka Ku ekow hawlahan siyaasada ka dhex bax.
  19. qof riyoonaya assaga oo soo jeedo waa waali cas Sheekadii marqaaka ayaa halkan ka socoto.