Sign in to follow this  
Abu Jibreel

Where were you born and raised..?

Recommended Posts

Haatu   

Maaddeey adna maad is cadaysid?

 

Nuune: Ninyow Sabuuli meel fog bey iiga taalaa. As for my last visit, around a couple of years ago :D

 

Have you got any pics?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Haatu, lol@meel fog bey iiga taalaa, raggeedi

 

maya I am not a camera person, booskaan camerad ka wadan lahaa dhalo iigu jirto caana geel ayaan la laafyoonayey, though MMA got loads of pics, he was the real journalist carrying 5 different cameras with him, sawiro badan aan isla galney waa inaan dhahaa keen oo dhiiqadii islii ay ka buuxaan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Waraa sawiradaas kaa jaray yaaqee.. kaalay sawiro mala gasheen jokoraaydii? waraa igu saa aadi yaaqee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by nuune:

though MMA got loads of pics, he was the real journalist carrying 5 different cameras with him, sawiro badan aan isla galney waa inaan dhahaa keen oo dhiiqadii islii ay ka buuxaan
:D

Waaba yaabey. I thought in Xaajiga Al-Shabaab ay kidknapp gareysey :D

 

Tell him to post the pics.

 

In Garissa, suuqa arbacada ee Suuqa Xoolaha ma gaarteen? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;196381 wrote:
^^ Haatu, lol@meel fog bey iiga taalaa, raggeedi

 

maya I am not a camera person, booskaan camerad ka wadan lahaa dhalo iigu jirto caana geel ayaan la laafyoonayey, though MMA got loads of pics, he was the real journalist carrying 5 different cameras with him, sawiro badan aan isla galney waa inaan dhahaa keen oo dhiiqadii islii ay ka buuxaan
:D

Nuunka, ha igu kalifin inaa sawiradii aad ogeyd inta soo giliyo. Dhiiqadii Islii anagoo isla taagan walina OZ na sawiraaye. Kuwii meesha maraayena maxee dhahaayeen? Haa, ka leexda dhiiqada iyo busta oo meel fiican oo dhiiqo ahayn isku sawira, anagana dhahnay busta iyo meesha jajabsan rabnaa inaa isku sawirnaba. Wey yaabeen waa ogeyd. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this