Tuujiye

Nomads
  • Content Count

    3,881
  • Joined

  • Last visited

About Tuujiye

  • Rank
    Waxgarad
  1. Tarzan 3 bilood ayuu siiyay dadka dibada iyo gudaha jooga in ee dhistaan dhulkooda or dowlada (Asaga mr Tarzan) ayaa la wareegeysa.... specialy Curubo iyo aga gaarkeeda lool Wareer Badanaa!!!
  2. Tuujiye

    Gaalkacyo

    I feel soo old... waraa waxaas dhan MMA ayaa noo kilifay in maanta nin weyn dhaho "may dad use to tell me about owkoombe"... saffer raali noqo adeer.... lool Wareer BAdanaa!!!
  3. Tuujiye

    Gaalkacyo

    ^^ Yaa kuu qoslaaye hee? Dadkii hore meeshaan ma joogaan....lol Xamar ayaa isku dhajdhajinee MMA aaqirkaaga gaalkacyo ayaa ku danbeenee lool... waraa Ninyaaban goormaa America ka baxday? nin AC u bartay ayaa tahay iyo remote control lool " I love gaalkacyo" kulahaa lool the only way aa adiga meeshaas ku jeclaan kartid adiga is hadii aad heshid maryoolee magaceeda ladhaho " caasha cali Aftaag"... gaalkacyo duur waaye abti roobka xitaa xarash uu u haayaa waa maqashay... Wareer Badanaa!!!!
  4. Tuujiye

    Gaalkacyo

    ^^ Yaa kuu qoslaaye hee? Dadkii hore meeshaan ma joogaan....lol Xamar ayaa isku dhajdhajinee MMA aaqirkaaga gaalkacyo ayaa ku danbeenee lool... waraa Ninyaaban goormaa America ka baxday? nin AC u bartay ayaa tahay iyo remote control lool " I love gaalkacyo" kulahaa lool the only way aa adiga meeshaas ku jeclaan kartid adiga is hadii aad heshid maryoolee magaceeda ladhaho " caasha cali Aftaag"... gaalkacyo duur waaye abti roobka xitaa xarash uu u haayaa waa maqashay... Wareer Badanaa!!!!
  5. sanbabpoool... the Slander team sanadkaan waa igu jirtaa... Arsenal kenyaatiga kooxdoodana waa niikinooyaan... Laakiin Chelsea ayaa ku jeesi doonto waa iska ogtihiin nooh,,,, man yuuuu and City are the only team that could stop Chelsea this year....
  6. Chelsea!!!!!!!!! Ciyaalka Xaafada meeshaan waa dante markaan aniga ka tagay waan u jeedaa.... Ar yaa nool oo yaa dhintay ilaah ha u naxariistee..... Chelsea!!! Wareer Badanaa!!!!!
  7. Chimira sxb Thank!! Too bad Somalia hada reer baadiye lacag yeeshay iyo tuugo cimaanado soo xirtay ayaa isku heysto.. We need leaders who understand the wealth that we have. Waxaan u baahan nahay dad wadani ah.. Ilaahey somalia umad wax garad leh haka dhigo iinsha allah..
  8. Xabad.. Qashin adigoo kale aniga in aan moderate kuunoqdo ayaa kuu fiicneed... Wax kaste aad adiga ito gaalkaas qortaan waan tirtiri lahaa.. Nuune, gaalkaan ingiriiska ayuu dagan tahay ee maad ngonge kistoo lacag utuurtid si uu ninkaan ula kaco? Ngonge waa oday qamarji eh and qashiimiinta dhan sida looqaarijiyo asagaa yaqaanee... Ngonge pls ninkaan lakac yaaqee, use your tuugo to take hin out... Aaliyaah!!! Lol tnx sis.. Life got me busy.. Waa la duqoobay hada yaaqee... Wareer Badanaa!!!
  9. Reer sujuu raali ahaada! Wiligeey ma umaleynin in dugsi aad dhigateen.. Raula oo "cama" aqri la dhahay aaba iisawir matay.. Lawaaxatul lil bashar... I think does of us who went through the real dugsi system back when somalia was peace had the best experience. I think it made me a better man. However, my dad was cool till they started asking for money every other day. " maanta jimcatul barako waaye qaam qaam keena", " maanta talaado barakeysan waaye ee diish diish keena" , duqa markee arboco kusoo dareen sheekada, waa ku qaraxday looool masaajidka aada uu dhahay lool... Wareer Badanaa!!!!
  10. Blue!! You are right! This nuune guy is not being fair!!!! Waa in dadka laga qabtaa yaaqee!! Nuune can you please be nice to people for once man?? Wareer Badanaa!!!
  11. loooool@ Abtigiis... lool Macalin raanboo dugsigiisa miyaa kan? Nuune waqtigaan haduu dugsi dhigan lahaa, baas ayaa lagu furi lahaa damiin nimadiisa daraadeed.. damiin kabiir laga dhigay asagaa igu horeeye.. I think macalinka adeerkiis uu ahaan jiray... that pic is classic walaahi... Wareer Badanaa!!!
  12. "Wasted until 3am" aalkuliiste dhagax lagala daba cararo aan arki jirney laakiin tan in ee qurbaha nugu sugeeso yaa ogaa? perfect example of todays Somalis in the west. Alcohol became so normal that this fool feel so confident in his saying. Calaashaan anaga dhan in aan aalkolo cabno camal uu hadalka noogu taraarixiye kawaran...lol... Saaxiibkaa bajaq aalkolada ka dhaafto uu helay oo afkiisa caano iyo alaabo kale ku qabato...faankuulo waaxid... Sida kale! kuligiin waad salaamantihiin.... Wareer Badanaa!!!
  13. Chelsea had Uve that game waraa tey got lucky.. Chelsea should win all the other games in this group. PSG and Man City wont make it to the next round.. Ps. Why do I see Liverpool fans in here? Just asking... Wareer Badanaa!!!
  14. Chelsea!!!!!!! The kids are getting better everygame! The only thing RDM did wrong was sending Essien to Real.. Khadira is coming of the bench for him and he wasnt good enough to team up Mikel lool bad move but Im glad Essien is playing well again Wareer Badanaa!!!
  15. Chelsea is not the youngest top four team looool Chelsea!! It will be a fun year for the fans.. We are about to have a mini Brazilian team in London.. Lol@Arsenal! Wareer Badanaa!!!