Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Who? Maryan Mursal Mataan? Hal toddobaad lee joogtay Xamar, duqa. Taloow maanta maxee ka dhihi doontaa, Maryaneey, maadaama Amxaaro Xamar kusoo duulay, almost qabsan rabo since she was and is one of the strongest nationalists, daljecel alive. By the way, that little girl calanka luxluxeyso in the opening clip is from Koronto, at Centennial Stadium. Waa meesha ee Soomaalida banooniga ku qabsadaan kuleelaha walba.
  2. Earlier, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi said officials had been discussing how to keep Mogadishu from descending into chaos. "We will not let Mogadishu burn," Meles told reporters in Addis Ababa. ma qosolkaa mise waa murugoonaa? Ninkii waxaas keenay haduu noolyahay iyo haduu baqtiyaba, waxba Soomaali damiirka leh uma dhimeyso. He is nin iska dhintay iska socdo, oo iska noole eh as far as Soomaalida are concerned. Stoogenimo waa dhaafay, puppetnimada waa mooday, haduu moodo dowlada ku sheega burburtay, non-existent inay shaqeyneyso waala arki doonaa. Alalalaaks waa dhamaan doonaa bari. Sanaawi Xabash ayaa maanta saas ku kibreynaayo, islaweyni heer gaartay "we will not let Xamar burn" laga yiraahdo maanta Addis Ababa. Maanta in Xamar laga xukumo Addis Ababa. Aan is wada duugno ayaa dhaanto, ma ogolaan doono inay taas shaqeyso, though. No.
  3. Taladaan ayaa idiin sheegaaye from the day one. Hadii lala hadli lahayn, shib laga ahaan lahaa waxba asagaa isku dardarsami lahaa. Beentiisa in jawaab lasiiyo waa u baahantahay, laakiin robot jawaab iyo jawaab la'aan sidiisa waaye.
  4. Jimcaale, tacsida aa tireysid maxaa waaye, LoL. Ha walwalin, kuwa iyaga ka daran ayaa soo baxaayo if dowlada ku burburtay, non-existent isku deyso Xamar inay maamusho, iskaba dhaaf dalka oo dhan. Jug jug meeshaada joog waaye, clan interwars already have started. Waa siduu Tigreyga Xabashka ah Sanaawi rabay, waligeena isbaabino, but kan stooge u ahaa, puppetka u ahaa, dowlad ku sheegiis burburtay know that? Asagaa arki doono the nightmare u dhiman oo markii lagu shaqeystay. Ooh, the upcoming reality, the shock, the unbelievablity.
  5. Xabash, if you do not stop this inflammantary and trolling threads you open each day, we will have no choice but to delete them. Time for toleration and ignoring whatever you write is up, Mr. Dirdiraale. This is a final warning. Do not post inflammatory, trolling posts that will result insults and other personal name-calling.
  6. They are virus, they will be eradicated. Believe me, they aren't that many. Soomaali badan ayaa soo kacay Amxaar duqeyneyso markee maqleen dhulkeena Soomaaliya. Marka don't ever, ever use "Soomaali-Xabash," Soomaali iyo Xabash dab iyo biyo ayee isku yihiin, neither can get together. Xabashada, like the '77 uu Soviet u hiiliye, waxaa this time usoo hiilisay Mareykanka. Without Soviet, maanta Soomaali Galbeed ayaa fadhin lahayn, and without Mareykanka today waxaan ma dhaceen. Soomaali waa dad Muslimiin eh, Muslimkii usoo hiilin lahaana iyagaa midba mid loo rifayaa. Afrikaankii kalena aan isku qaarada ahayn Xabashta la saftay iskaba dhaaf, oo Soomaali Afrikaan uma heystaan inaa nahnay. Marka ha quursan.
  7. Our own SOL will have its share of division between the TFG cheerleaders after the fall of Muqdisho. Soon after the dust settles PL will deploy its army to Adhi-cadde. SL is told forget the South, PL is a clear and present danger to you. It is a lose-lose situation for all, the TFG, ICU and the rest. The damage is already done. No point of return. Back to square one. Rag hunguri buu isku raacaa is going to back back pretty soon. In other words, filinkii dheeraa aan fiirsanay lix iyo tobankii sano u dambeysay. Xabashada maka kala jeclo, as long aans ku jirto jahwareer iyo midow la'aan. Xamar already bililiqo ayaa ka socdo, laakiin Xabash Xamar ma tagi doono. Dowlada ku sheega, non-existent, puppet waa riyooneysaa hadaa Xamar isdhaheyso waaka talin doontaa. Already qadkii cagaarkaa ee foosha xumaa ayaa ka bilowday . ------------------ Waraa Nuune, halgankii maa ku maqneed. Waa ayaandaradii Soomaali soo marto tii ugu weyneed tan maanta socoto. Wax la murugooda waa dhaaftay, anagoo iska dhimano ayaa dhaanto intay Xamar Xabasho qabsan lahayd. Laakiin they won't. Believe me. Madaxweyne ku sheega, the puppet, stooge, the biggest traitor ever Soomaalida arkeen haduu ku fikiraayo Xamar ayaa ka talin doontaa. It already clan wars isku badashay. Wadaadana meeshooda ayee ka wadayaan qaraxyo iyo bambooyin. Baqdaad II ka sug Xamar, waaba hadee kuwa riyoonaayo ku fikiraan Xamar qabsaneysiin, which they won't. Dad maa booday inay Soomaalida Xabashada kala jeceshahay. Cruel awakening ayaa sugeyso markii qabqabliyaashii soo noqdaan, the puppet, stooge madaxweyne ku sheeg with his equally dowlad ku sheeg, non-existent burburtay isdhahaayo they will allow you to rule, iskaba dhaaf Soomaalida u mindiyo safeysanaayo. Nin magaligiis soo galay uma jeedee, wuu arki doonaa the puppet, stooge, dabanaageys of Sanaawi meeshuu Xamar ku gaaro. Soomaali waa sii kala tageysaa because of him, in uu isku keeno iska dhaafee. Mark these words: You will see kuwaan hada "secessionists" dadka kale ku caaynaayo iyagoo bari waa goo'sanay leh markee the puppet, stooge, dabanaageys of Sanaawi u socon weyso in uu waligiis ka taliyo dalka, which will come to be true. Maalintaas ayaa rabaa we "seceded" and declared "independence" iyagoo ku haayo. They already showed viruses nagu kor noolaa inay ahayeen, their hypocritenima waa soo baxee that coming day. Just mark those words.
  8. Soomaalidiina ninkaan maka daashiin miyaa. Ninkaan maalin walba inta been been socoto ayuu ku qoraa, oo jawaab raadis waaye, wax u jawaabo haduu weyn lahaa asagaa iska bixi lahaa. Idinka aaminkiina wuxuu qoro ayaa igu kaliftay inaa idiin sheego. Idaacadda Jigjigo uu maalin walba inta uu soo giliyaa? Yaa leh idaacadaas, oo magaceeda ku qaraabanaayo? Idaacadda Jigjigo waxaa leh shirkad lagu macaabo Horn Communications, Inc [ku qor radiojigjiga.com meesha], shirkadaan oo lehna Sanaawi maadaama media free ka jirin dhulkaas Amxaarka.
  9. Didn't you know we are all Somali-Ethiopians... What the... Ha dhihin saas. Amxaarka meesha ku jiro wuxuu rabay ayaa saan ahayd. War ha niyad jabin. Believe Xabash in uu dal Soomaaliyeed xukumo ma jiri doonto, and don't even give a faint optimistism the non-existent, puppet, stooge dowlad ku sheegaan burburtay. Even hadee Maxkamadaha meesha ka baxaan, it will be an ugly clan wars that we witnessed the 16 years, especially a one that will surpass the early '90s. Eratareeya and Liibiya will arm angry clans Xabasho loo soo kaxeystay.
  10. This time, however, we're taking Ethiopia down with us. Nin dhar cad wato, dhiiqo waa iska ilaaliyaa ayaa la yiri. Ama si kale ha u dhahee, guri muraayad leh qof degan dhagax ma tuuro, ayaa la dhahay. Ha quursan, Kaastaro. A week ago non-existent, illegit dowlad ku sheega only controlled Baydhabo. It still controls meeshaas, inta kale qabqablihii ayaa xukumo. Amxaarada liked the former status quo, keeping each warlord's enclave in check and arming each side to hate the other. If the stooge, ultimate puppet madaxweyne ku sheega thinks Sanaawi would let him govern asagaa arki doono, let alone Soomaali people would let him rule Xamar. I repeat Xamar isn't degmooyin, oo laba milyan oo qof ayaa degan. Xabashada, however, rather prefer that -- the chaos and dagaalooge rule -- than a strong proctectorate regime even. Chaos and anarchy that can easily be manipulated is better than a weak, non-existent [in the eyes of Soomaalida], even if it is a puppet.
  11. I didn't know maraxa iska daacsada ee Maxamed Dheere in uu kamid ahaa non-existent dowlad ku sheega. Whatever happened to "waa odey ciyaal suuq ah, oo barkimaha iyo joodariyaashii naga xaday xataa..." And Cabdi Qeybdiid asagana ma lagu daray dowlad ku sheegii burburtay? Even hadee ku jiraan, iyaga ma qabsan degmooyinkaan, ee Xabash ayaa qabsatay. Don't be cocky about wax Xabashada qabatay. Max'ed Dheere lix bilood baahi maku disheen Quracjoome iyo agagaarkaas haduu kaligiis wax tari lahaa. Be your own man. Rag iska dhig. Anyway, I will await "odeygaan ciyaal suuqa ah..." burst deja vu.
  12. Midowga Maxkamadaha Islaamiga [MMI]. You can translate it any other language you wish. They later changed, though not widespread in use, Golaha Sare ee Maxkamadaha Islaamiga [GSMI]. Soomaalida are also equally using 'maxkamadaha' [soomaali syntax] iyo 'maxaakiimta' [Carabi syntax]. According to google, twice as many as use maxkamadaha [108,000] than maxaakiimta [57,300]. Good to know Soomaalida at least keep the Soomaali way, though the word maxkamad itself doesn't have Soomaali root.
  13. Waa kaftameysaa, I see, Awkastaroow. Soomaali hadaa nahnay exinct ayaa noqoneynaa intaa Afxabash ku hadli lahayn. Anagoo Afsoomaali ku hadleyno oo heybad leh geeriyoono ayaa dhaanto taas. Laakiin it won't happen. Don't despair in these trying times. PS, I am saddened, though, in uu ina Cumar Geelle ee Jabuuti uu iska aamuso marka la duqeynaayo Soomaaliya by a coward bully. And aawey kuwii leaderhsipka sheeganaaye ee Waqooyi Galbeed? Aawey Siilaanyo? Aawey motormouth iska hadli jiray ee Waraabaha la lahaa? [Oh, then, again markii hore uuba qirtay kaas in wiil ku dhashay Addis Ababa kaga dhawyahay kan Xamar ku dhashay.] At least hadaa awood lahayn waala hadlaa.
  14. "I used to think that the Islamic courts were just another interest group, but now I recognize that they are standing up for the country and religion," said Muse Ali Omar, a banana vendor in Mogadishu. "Ethiopia is my enemy, I will not sell bananas anymore," he said. "I will take my gun and go for jihad. Otherwise I am sure they will kill me in my banana kiosk if I wait for them here." Waxgarad waa kaasaa. Succinctly put, Mudane Muuse Cali Cumaroow.
  15. Ethiopian forces march to Mogadishu? Eebboow yaa Sayidka maqalsiiyo tan. Eebboow halgamiyaashii xaqa u geeriyooday ee dagaalkii Soomaali Galbeed iyagoo Addis Ababa ku sigaayo xataa maqalsiiyo tan. In la qoslo iyo in la amagaago waaba la kala kasi la yahay. Eebboow sahal amuuraha, dad, noo xoolo Xabash ah, baa riyoonaayo ee riyadooda tusi waxee tahay -- a nightmare sugeyso. Xamar waa taasaa ee isgeeyaa, yaa laga shaleyn hadhoow. Nin kuu digay kuma dilin. Awkoombena muxuu yiri? Ninkii soo joog laga waayo, soo jiif aa laga helaa. What did Magool, Eebbe ha u naxariistee, sung? Her beautiful, timeless and unforgetful song summarizes the leadership isku sheega maanta jiro Xabashada soo kaxeeye dadkooda ku laayaan. Inaan tiraayo Qabiilna tuurnay Isutagnaa Talo ku goynee Loo taaganyee Maxaad taqaan [maxaad ogtahayna ku dar] Maxaad taqaan Toobiyo weeyaan Lagu tisqaadee Maxaad taqaan Maxaad taqaan Waa loo tartamayaa Maxaad taqaan Ood tari kartaa Maxaad Taqaan Turunturootoo [turuufotooroow kibir badnaato ku dar ] Kuftay, kuftay Dhacday, dhacday Ayaad taqaan Ayaad taqaan Talaabsan weydoo [soo joogsan weydoo ku dar ] Kuftay, kuftay Dhacday, dhacday [jabtay jabtay ku dar] Ayaad taqaan Ayaad taqaan Taladii seegtoo [ku jisaartoo ku darsana ] Luntay, luntay Ayaad taqaan Ayaad taqaan Taag iyo xoogiyo [xaniinyo Xabashoo hadaad moodid awood ku dar ] Tamaraheenoo isutagtaa Talo ku goynoo Loo taaganyee Maxaad taqaan Maxaad taqaan Toobiyo weeyaan Lagu tisqaadee Maxaad taqaan Maxaad taqaan Dad badan ayaa not only kufi iyo dhici doonin, but aad u jabi doono. :cool:
  16. Modesty, there are no "leaders," dear. They are virus that needs to be eradicated. The latest ugly actions showed us what they are capable of to achieve anything to stay in non-existent power. To say shamelessness is a compliment. They are dhilqo, sun dhilqo ah u baahan in lagu buufiyo. I am now listening hees ah "heybo waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo." Those virus-based bodies want to sell this dhul the hees is talking about, and ultimately our heybad [sharaf] to highest cadow Soomaalida ever had.
  17. Iisi on caayda, baliis. Xaalka waa xunyahay, oo waan la socdaa, laakiin in la isdhaamo ayaa fiican. -------------------- Originally posted by AAliyah416: Asalaamu Alaykum, Lets be real, if the Islamic courts didn't threat the transitional government in Baidoe then Ethiopians wouldn't have been able to invade Somalia. Unfortunately, the Islamic courts facilitated that by threatning them and giving them certain days to withdraw from Baidoe; naturally they thought that the transitional government wouldn’t get support from Ethiopians just like the Mogadishu warlords. What they forget to differentiate was the fact that the transitional government is established government for Somalia. Do not get me wrong, I am not content with the fact that Ethiopians are invading Somalia, but I am just holding responsible the Islamic courts. Why didn't they just stick to Hamar? They were allowed to conquer Hamar? If they were fighting for peace as I thought they were don’t you think they would have found a way to establish peace and negotiate with the transitional government. Wa Salaaamu Alaykum. Aan iska bilaabo aniga and clarify: Qof aan support gareynin ayaan ahaa wadaada nor dowlad ku sheega burburtay today. I scathingly even criticized degmooyin badan ee qabsadeen u dhaw the now non-existent dowlad ku sheeg's base. That was then. This is, alas, now. A new not-it-ever-occured-to-me-unbelievable reality. Dear, today wax blame la yiraahdo ma jiro. Blame game maanta looma joogo. Waa dhamaatay taas. "I am not content with the fact that [Xabasho] are invading Soomaaliya" dhab ka dhig. Make it more than "not content," make it angry, fury as hell, mad as insane -- mise walwalka Soomaalida haayo kuguma jiro? The very existence of Soomaalinimo ayaa maanta qarka u saaran inay ka baxdo ifka, adigana blame game ayaa wadaa. Hadaa moodid inay Xabashada came to invade and airbomb our cities to help Soomaalida, 16 sano ayee isku direystay, midba hub siineysay. They obviously preferred that status quo. But a movement threatened that reality by uniting a country. They don't care dowlad ku sheegaan ee protectorate ah u wadaan, [which ku burburtay the day Xabasho cowardly airbombed Soomaali town in the eyes of Soomaali community, it is as gone as Xeylesalaase is dead]. They would rather prefer sida aan ahayn the last 16 years of chaos, anarchy iyo endless fratricide. Xabashada, from Xeylesalaase to Sanaawiga maanta kalabka iyo kibirka badan waligood inay Xamar [a symbol of Soomaaliya and anything Soomaali] gacan ku dhigaan ayee sugayeen, read history books, regardless who is against them. Xeylesalaasihii xukumi jiray Amxaarada ayaa yiri Banaadir "will soon be part part of" Xabash land; that was uttered a century ago. He was obviously dreaming, dabanaageysta maanta soo kaxeeye may even make that, Eebbe forbid, reality. But it won't. As long as Soomaali dhiig iyo karti ku jirto noolyihiin Xabash Xamar iyo an access to Soomaali sea ee Soomaaliyeed ma xukumi doonaan. It will not be possible, not acceptable. Anagoo wada dhimano ayaa dhaanto, seeing it anagoo nool. Iska illoow dowlad ku sheegaan burburtay. It is an illegit that will never be able to rule Soomaaliya. Instead of uniting Soomaalida, waa kala tagsiisay, brought in cadowgii Soomaalida ugu weynaa, just short of Ibliis is to humankind, and showed Soomaalida dhabta ah iyo kuwa virus nagu ahaa oo magaca Soomaalida ku qaraaban jiray. They are viruses that needs to be eradicated, if not quarantined, from the face Soomaalinimo. Don't fall for their propaganda iyo qashinkee qoraan.
  18. [Waqti la qoslo ma'aha, but can't resist.]
  19. I thought Soomaalida had anti-aircraft hub: Shilke and Suu. Soomaalida were misusing the last 16 years by firing it horizontally, and when it is needed now, I don't know if it can reach the modern diyaaradaha miigga u kaca. Neither do I think Xabashada have the modern diyaarado either, so the old shilko and suu can reach their planes dating back from '70 and early '80s maadaamee hoos ku socdaan. If you then meant heat-seeking anti-aircraft misiles, I don't think qaaraan kaliya in lagu gadan karo. You need a reliable supplier aan Mareykan ka cabsan if caught or risk. It is also a much more expensive. I think either Liibiya, Masar or Eretareeya provided a few.
  20. Duqa, more than half of them Baydhabo ma joogaan, thus I was especially appealing to those. Around 40 Xamar ayee joogaan, the rest, about 100, dibadaha ayee wareegayaan, especially Neyroobi, kuwii markii horena West ka tagay guryahooda Galbeedka ayee ku noqdeen. I had those in mind. Anyway, dagaalka u aayar. Dadka dhimanaayo waa Soomaali, nabada u duceey. Like before xulufadadihii ka horeeye, no group can push the other in this ugly war. It is reality, an ugly one, but reality nonetheless. Qori caaradiis laguma kala baxo, Soomaali taas ha ogaato, even kuwa Soomaali sheeganaayo hadee Amxaaro wataan waa in laga soo bixiyaa la tusiyaa qaladkooda, not dhamaantood la wada tirtiro, in the process thousands of masaakiin kale waxba galabsan kusii dhamaado iyo qax qaxarkeeda. Soomaali waa isku imaan doontaa, regardless how cowardly Amxaar tries to duqeeyo our towns and cities. It already started, marka geed hoostiis ha laga soo bilaabo qorshaha, no more dibad lagu shiro now. Waaka daalnay dagaal, runtii. Dagaal ma fadaana, especially hadaan nahnay reer dibadjoog.
  21. As a Soomaali citizen, Soomaali dhalulad, dalkiisa jecel, I personally appeal to you, xildhibanoow/eey, to those with damiirnimo iyo Soomaalinimo ku hartay, directly and frankly, as a Soomaali to a Soomaali iyo walaaltinimo. Pull the plug on this dowlad ku sheeg that expired with the unforgetful, ignominious day Amxaaro Xabash ah cowardly started airbombing Soomaali towns. Tender with a mass resignation. Let it lose the little international credibility it has since the legitimacy of this dowlad ku sheeg was lost today even to the casual Soomaali observing of Soomaali politics oo dhexdhexaad ka ahaa, not because of clan, not because of idealogy, not because of against a cult personality -- it is because of very existence of Soomaalinimo, a proven proud people throughout history and a known enemy bullying our hapless hooyooyin, caruur and waayeelo by cowardly attacking from above. When Amxaar Xabash, not satisfied what they have done the last 16 years of endless meddling in our domestic affairs decided for once and all to permanently kill Soomaalinimo before our eyes, permanently injure the psyche of Soomaalinimo by attacking Muqdisho airport. Muqdisho airport isn't more important than Beledweyne or other unfortunate airbombed towns, but it is a symbolic in the eyes of international community carrying the capital label, and will now have a historical precedence that Xabashada, even in the hey days of Soomaali Galbeed war, did not even had the inclination to dare and geesnimo of attacking our magaalo madax. For that, and since this dowlad ku sheeg already lost any sane Soomaali support, I personally and passionately again appeal to those with conscience and a drop of Soomaalinimo ku hartay inay dhamaantood iska casilaan xilka ay u hayaan dowladaan and let the caalamka see it no longer has any relevancy. I believe, you, xildhibaaneey with damiirka ku hartay, are at least half, if not more, of xildhibaanada. I also appeal to those qabyaaladnimo, laaluushnimo ama jaganimo u joogo as a xildhibaan that dowladaan burburtay won't get back from xabaalaha lagu duugay. It is gone like yesterday. Save your last credibility aad Soomaalida u tihiin. I appeal the likes of [and many that I don't know their names]: Shariif Xasan Sh. Aaden Caasho Axmed Cabdalle Caasho Xaaji Cilmi Fowsiyo Max'ed Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Sifir Maxamed Cabdi Yuusuf Cabdi Cabdulle Jiniboqor Saleebaan Colaad Rooble Cali Baashi Rooraaye Jaamac Cali Jaamac C/laahi Aadan Axmed Balaak Yuusuf Xasan Dheeg Hilowle Iimaam Cumar Cabdalla Xaaji Axmed Shariif Saalax Maxamed Cali Cumar Xaashi Aaden Cali Baashi Maxamuud Sakariye Maxamuud Xaaji Xuseen Baantuu Cawil Axmed Casharo Ibraahim Isaaaq Caymooy Baliis, pull the rug from under on this dowlad ku sheeg
  22. Biibol, biibol, dadkaan are humans too, ee marka do not gloat over and disrespect, cadow ee kuu yihiin or not. Not all are "Amxaaro," some obviously are wearing dhar aan ahayn kan ciidamada Amxaarada oo dark green ah, so they are Soomaalida u dagaalameysay dowlada, ee marka hala ixtiraamo meydadka, even hadee yihiin Amxaaro, waa biniaaden. Some images are shocking and disturbing oo wax la fiirin karo ma'aha, nin in gacmaha laga xiro [obviously a prisoner of war] and la gowraco is disgusting and out of anybody biniaadenimo ku hartay. Diinta kuwa sheeganaayo inay u dagaalamayaan waa inay bartaan diinta ay sheegtaan first. Prisoners of war shouldn't be dad la gowraco and mutilated, xataa iyaga hadee ku gowracaan. Waa in la isdhaamaa, la kala roonaadaa, especially from kan Muslimka ah. Hate and hatred sometimes dadka biniaadenimada uu ka tagsiiyaa ee ye idinla tagin, waa talo.
  23. It is the first time ever, as far as I can remember three years of following Google News, that Soomaali news makes not only the first page of Google News [it made a minor one before at the bottom], but today it is the very first story on the top, whether the UK version or US version. UK version. US version. More sadder caalamka is noticing the grave situation the country is in than so-called Soomaali isku sheeg that are still downplaying waxa soo socdo with clan mentality.
  24. Originally posted by Dabshid: MMA, the pain and agony will go a way, if you have what it takes,GO and join the ICU..You will be happy.. Fight for what you believe in. Ps, One old friend of mine,Came from Australia to Mogadishu last week for this war, Unfortunately, Last night, they told me he died at Idaale. , May allah rest his soul. Dabdhid, qalad ayaa iga fahantay, walaaloow. I always was and am a pacifist oo dagaal waligiis u advocate gareynin, especially a Soomaali dagaal sokeeye. It never was my character. I believe Soomaali problem in geed hoostiis lagu kala baxo, not qori caaradiis. I am not friend of wadaada ku sheega's and especially Indhamadoowe's xulufo. Having said that, that certainly should not make me damiirlaawe iyo Soomaali dhiigiis aan dareemin. I will never, ever accept Amxaar/Tigrey Xabash eh in uu duqeeyo dhulkeyga iyo dadkeyga. It just can't. Eebbe ayaa damiir nasiiye. Marxuumka ku geeriyooday meesha, Eebbe ha u dambi dhaafo. Aqiyaarta kale, ayaandaro tan camal eh waligeey ma sugeynin. Even the worst days of '77 Soomaali Galbeed war, Amxaarada didn't had geesinimo ay ku airbomb gareyso Xamar but today?????? Sadder still is dabanaageys Soomaali sheeganaayo ayaa soo kaxeeye.
  25. This is disgusting. Oh, the songs aawey maanta: Dhulka soo anigu malihi [haahaahaa] Dalku soo anigu malihi [haahaahaa] Ninkii gumeysi [cusub] wada bee Geeridu dhibeysaa Waqtigii dhamaayoo waa dhaqaaqi doonaa... ----------- Mystic, the emotion is high, I know, but let's respect the rules of this site. Caytin uma qalmo ninkaan Soomaaliga ah Xabash la baxay.