-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Bashiir Raage Beenbeensii maka maqlin miyaa maanta? Anaaba igu daran, why am I listening Beenbeensii these days? But one can't resist these trying times. Eniwey, Bashiir Raage's excitement so bad he couldn't control himself, waan socdaa ku haaye. Yuusuf Garaad ayaa banaanka soo dhigay qashinka uu yahay runtii. When tough questions la weydiiye that he didn't have answers for, like "ma isbaaradii boqolaalka ahayd dadka Soomaaliyeed ka neefsadeen ayaa u bogtay..." Een, een asagoo ku haayo ee ku dhamaatay. Hadana kulaha Xabahada mar dhow ayee baxayaan. "Goormee?" ayaa la dhahay. Mar dhow kulahaa.
-
Special Ethiopian Helicopter delivers Geedi
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
What is more shocking about helikobtarka qanaxa ah is that Afgooye uu kasoo duulay oo Xamar u duulay, a mere 30 km away; heck since it the airport a mere 20 km away. My goodness. Dadkiisa haduu saas ugu baqaayo, intuu ka talinaa hee. Marmarkaan camal ayuu aabaheey dhihi "aana beele, baraka beele..." -
War maanta meeshaan Maxkamadaha iyo that group ama this group ma joogto, ma taalo. Maanta Amxaar, Xabash ah ayaa fadhigaaga -- xuduntii Soomaaliya ee Xamar -- ku xaarxaaraayo, juuq iyo jiiq mana leh. Dhiig haduu na huri lahaa maanta waana huray. Walaahi tan inaa my worst nightmare u maleyn. Laakiin Eebbe baa joogo, kama quursaneyno. Amxaara tabar la'aa awalba, oo fuleynimo lagu ogaa wax ee tarayaan maleh hadaan iskaashano. Iskaashi kaliya ayaa loo baahanyahay, waa taas Xisbullaah iska dhicisay Yahuuda oo ifka maanta dowlada sadexaad ama afaraad lagu sheego ugu awood badan [Eebbaa awood lahee]. Xabash waala kicinaa. Kaariyaasha iyo inatareeyada ciidamada u saaran duqooway ay wataan ayaaba igu daran, hadee umaleyaan kuwaas inay wax ku tarayaan, waala arkaa. Kuwa maanta hoggaamiye ku sheega ah oo Xabash u dabanaageynaayo meeshee galaan hala arko that day when it arrives. I hope inay u cararin Addis Ababa. We don't care what Bush and his neocons are. Amxaar xaarkiis ka carari jiray baa u jeednaa, hadee moodan inay wax u tarayaan, they will hugely be disapointed, as they were disappointed both in Ciraaq and Lubnaan. To those who were supporting Maxkamadaha for ideological reasons -- I wasn't -- your sadness can be detected that it might have to do with the movement's losing than seeing kaare Xabash in Xamar's street. Maxkamadaha iyaga ayaa isdhigay meshee yaalaan, oo gafgaf, dafdaf iyo haadhaad oo intee heeso ban gareynayeen, intee salaad xoog ha lagu tukado lahayeen, intee ciyaalka timaha ka jarayeen, intee shaneemooyinka yaryar xiraayeen, intee isboortiga diidaayeen, intee Indhamadoowe dabada ku wateen [who eventually led them to this road] -- waxaas dhan looma joogin. They should have foreseen the big picture. Dadka la iskuma kiciyo. Waa kaasaa maanta dhalinyaradeena degmooyinka Xabashada ku heysato ku sugan complacency iska noqday, iskaba dhaaf resistance because telafashinkii laga joojiye, heesihii laga joojiye ayaa usoo noqday iyo timihii laga jaraaye ayaa laga dhaafay. Intaas ayee arkaan. I digress, however. Maanta taas ma taalo. Maanta maalin ka murugo badan ma joogto. Xoolo iyaga ka daran ayaa Xabasho keenay, kuwa aan Soomaali aan ugu wici karin wax walba ha ahaatee.
-
Bush iyo wixii u dabashaqeeyo ayaa dilay boqolaal kun, oo ku dhaw milyan iyo ka badan -- from Soomaaliya, Afgaanistaan, Lubnaan, Falastiin iyo Ciraaq. God know where else. Hadii la leeyahay qofna gacantiis kuma dilin, so is Saadaam Xuseen. Maanta murder looma fiiriyo kaliya qofka gacan ku dilaha ah, but his or her policies and its result. Koleey Eebbe waa joogaa, maalinta qiyaamaha ayaa jirto oo la isla xisaabtami doono. On that day, wuxuu Saadaam Xuseen galabsaday ama galabsan will be a child's play compared to kuwa dimuqraadi isku sheega ah maanta maatada dhameynaayo gees ka gees ifka.
-
Originally posted by NGONGE: PPs Whatever happened to Juma? If he were ‘exiled’, I reckon the fact he was responsible for this thread qualifies him for a pardon now. Your buddy is long "pardoned" and is here under another pseudo name. Hint, he was posting the very day you were taking out of archives this thread. Use your fine-tuned techniques to spot handwritings. Kamoon. That is all. I won't reveal anything else. Biis aawt.
-
Anyway, waa la wada dhimanaa. Kii dhintay iyo kii noolba Eebbehiis ayee sugayaan, but if this is war dhab ah, well, it is a cruel twist and irony. Wixii Muslim ah oo dhintay Eebbe ha u wada naxariisto. Second, Geeddi looks all smiles. If you are referring to this unconfirmed and Geedi having the opportunity to be a "president," I thought by constitution guddoomiyaha baarlamaanka will be an interim president, not ra'iisul wasaaraha. Then again dowlad ku sheegaan in eyes of Soomaalida damiirka leh is illegit, as far as we are concerned; it just deesn't exist, for it went down with diyaaradihii dhulkeena rusheeye.
-
Ceebla, your sudden interest of our endless intriguing political affairs aaba i dishay, even 2004 qoraallo eh soo gudbineysid. Wixii ku dhaafay maa catch up sameynoysaa? LoL. [*Edited*] Wait for the 15th or 16th, this time geed hoostiis ayaa lagu qabanaa. No more posh hotels ku yaalo Neyroobi ama Liibiya ama Masar ama Addis Ababa oo dan kale lahaa. This time under geed qurac or qansax, facilitated by malaaq/suldaan/ugaas/garaad/beeldaaje/caaqil/iimaam/islaan/wabar/boqor.
-
Rumar has Indhacade Got Paid to start the war
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to XOG-ogaal's topic in Politics
Ah, scapegoats waa bilaabatay. Indhamadoowe maxaa ka rabtiin. Dantiisa ayuu yaqaanay. Shabeelladahoose ayaa u darneed ninkaas, sadly wax badso wax beel ayuu ka helay intuu save his ego isdhahaaye barbaarteenana ku dhamaatay dagaal aan loo baahneen. But it isn't for the blame game now. Anything anti-Xabash, I am with them. From quraansho to Maroodi, I am with them. -
Ha quursan. Ha quursan. Eebbe lagama quursado. Soomaalinima haka quursan. Be proud of it, Soomaaliya, wey jirtaa, weyna jiri doontaa. Gumeystihii shanta noo qeybiye Aabiyaasheen kama quursan oo 60 sano joogay u halgamay xureynteeda. Gobanimo cusub ayaa soo baxday, waaba fursad fiican to rejuvenate and recharge our Soomaalinimo once again. Let us prove to our Gobanimodoon Aabiyaal that we won't let them down the freedom they so hardly fought. We won't, Eebba ha idmee. Noo. The virus among us nagu kor iyo hoos noolaa waa soo baxeen, kuwaas ka quurso, and Soomaalinimadooda iska iloow, waaba Soomaali ku sheeg from now on. Glad to know finally. Waa Eebbe mahadiis inay nagu dhex jireen generations, no longer isqarin waayeen, though. Teeda kalen Xabash ha keeno qoyskooda iyo aafadooda mise yuu keenin, iyagaa ku dhib qabo. The more xaasas ee keenaan, the better for struggle to liberate dhulkeena, because xaasaskooda markee dhiigooda daadaan arkaan iyagaa carari doono, awalba reero fuley ahaa. Ogoow Mareykankii ugu awood weynaa [Eebbaa awood lahee] ifka iyo adduunka 25,000 ciidan, Rangers ku jiray ["Ranjeris ma rootiyaa," remember? ] watay, plus ciidamadii kale ee Qaramada Midooway ku jabay Xamar kaliya, even a little fight against a sub-clan Soomaalida kale wada fiirsan jirtay. Wacdala Xabash Soomaali wada neceb, oo tabardaro iyo fuleynimo isku darsaday wax naga qaadi karo. Walaahi aan ku dhahay alalalaaskaan waa dhamaanaa. Endless wars ayaa bilaabaneyso. Amxaarada waa siday rabeen, I would rather prefer chaos than Xabash ii taliyo iyo in Addis Ababa la iiga soo taliyo. Damiir maba isiin karo.
-
Eebbe ha u naxariisto, u dambi dhaafo. Barbaar iyo dhalinyaro badan ayaa ku dhamaaday, oo Xabash maxaa kaa galay u laaye. They believed in their dal, and ultimately u geeriyooday defending it. Eebbe ha u wada naxariisto halyeeydaas dhamaantood. Will not be forgotten.
-
Qolodiisa. Typo. S and D waa isku dhegan yihiin on the keyboard, mind you.
-
The following words below, if I had seen at any other time than the past few days, dhiigeyga Soomaaliga ayaa kari lahaa. I was sadly proven ultimately wrong the last few days. Virus nagu kor iyo hoos noolaa ayaa soo baxay, that has no principle, no damiir, no caqli iyo no dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisa. The virus only wuxuu ku noolyahay tolkiisa, qolodiida, jilibkiisa oo dantiisa u eh. A virus that must need to be eradicated dad ku qaraaban jiray our magac Soomaali. No more. Labawajiilenimada ee yihiin waa iska soo dhigeen barxada that no lines uncrossed. They will cross any line to achieve their sickening qabyaalad mentality. Back to the topic, a Xabash wrote the following words regarding Soomaalis in their discussion board: Somalis might bargain their foreign guests for Khat, if that makes a rational sense to them. There is a Somali saying I heard a long time ago. Don't remember exactly how it goes, but it is something like a Somali would exchange even his God for some materials. [Inta riix]
-
Somaliland “Why Ethiopia didn’t help us? Its not fair”
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liibaan's topic in Politics
Baddacase, widaayoow is daji. Dadka alalaasaayo ha alalaasaan dhaaf yaaqeey. Toddobaadka waa laga baxaa. Reality will set in. Dhaaf yaaqeey dadka adiga guurka cusub ee Sanaawi guursaday ku jiro. But Sanaawi did not marry the proud Soomaali people, only did kii dabanaageys ahaa that I seriously question their Soomaalinimo. [Ever wondered why some never write in Afsoomaali all these years in this site and the few words they write is obviously foreign sounding ones? Obviously they can read, but writing is a whole lot more and hassling. The hint of doubting their Soomaalinimo starts from there.] -
Who? Maryan Mursal Mataan? Hal toddobaad lee joogtay Xamar, duqa. Taloow maanta maxee ka dhihi doontaa, Maryaneey, maadaama Amxaaro Xamar kusoo duulay, almost qabsan rabo since she was and is one of the strongest nationalists, daljecel alive. By the way, that little girl calanka luxluxeyso in the opening clip is from Koronto, at Centennial Stadium. Waa meesha ee Soomaalida banooniga ku qabsadaan kuleelaha walba.
-
Earlier, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi said officials had been discussing how to keep Mogadishu from descending into chaos. "We will not let Mogadishu burn," Meles told reporters in Addis Ababa. ma qosolkaa mise waa murugoonaa? Ninkii waxaas keenay haduu noolyahay iyo haduu baqtiyaba, waxba Soomaali damiirka leh uma dhimeyso. He is nin iska dhintay iska socdo, oo iska noole eh as far as Soomaalida are concerned. Stoogenimo waa dhaafay, puppetnimada waa mooday, haduu moodo dowlada ku sheega burburtay, non-existent inay shaqeyneyso waala arki doonaa. Alalalaaks waa dhamaan doonaa bari. Sanaawi Xabash ayaa maanta saas ku kibreynaayo, islaweyni heer gaartay "we will not let Xamar burn" laga yiraahdo maanta Addis Ababa. Maanta in Xamar laga xukumo Addis Ababa. Aan is wada duugno ayaa dhaanto, ma ogolaan doono inay taas shaqeyso, though. No.
-
Taladaan ayaa idiin sheegaaye from the day one. Hadii lala hadli lahayn, shib laga ahaan lahaa waxba asagaa isku dardarsami lahaa. Beentiisa in jawaab lasiiyo waa u baahantahay, laakiin robot jawaab iyo jawaab la'aan sidiisa waaye.
-
Jimcaale, tacsida aa tireysid maxaa waaye, LoL. Ha walwalin, kuwa iyaga ka daran ayaa soo baxaayo if dowlada ku burburtay, non-existent isku deyso Xamar inay maamusho, iskaba dhaaf dalka oo dhan. Jug jug meeshaada joog waaye, clan interwars already have started. Waa siduu Tigreyga Xabashka ah Sanaawi rabay, waligeena isbaabino, but kan stooge u ahaa, puppetka u ahaa, dowlad ku sheegiis burburtay know that? Asagaa arki doono the nightmare u dhiman oo markii lagu shaqeystay. Ooh, the upcoming reality, the shock, the unbelievablity.
-
What is your most memorable thing from ICU?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somali_Friend's topic in Politics
Xabash, if you do not stop this inflammantary and trolling threads you open each day, we will have no choice but to delete them. Time for toleration and ignoring whatever you write is up, Mr. Dirdiraale. This is a final warning. Do not post inflammatory, trolling posts that will result insults and other personal name-calling. -
They are virus, they will be eradicated. Believe me, they aren't that many. Soomaali badan ayaa soo kacay Amxaar duqeyneyso markee maqleen dhulkeena Soomaaliya. Marka don't ever, ever use "Soomaali-Xabash," Soomaali iyo Xabash dab iyo biyo ayee isku yihiin, neither can get together. Xabashada, like the '77 uu Soviet u hiiliye, waxaa this time usoo hiilisay Mareykanka. Without Soviet, maanta Soomaali Galbeed ayaa fadhin lahayn, and without Mareykanka today waxaan ma dhaceen. Soomaali waa dad Muslimiin eh, Muslimkii usoo hiilin lahaana iyagaa midba mid loo rifayaa. Afrikaankii kalena aan isku qaarada ahayn Xabashta la saftay iskaba dhaaf, oo Soomaali Afrikaan uma heystaan inaa nahnay. Marka ha quursan.
-
Our own SOL will have its share of division between the TFG cheerleaders after the fall of Muqdisho. Soon after the dust settles PL will deploy its army to Adhi-cadde. SL is told forget the South, PL is a clear and present danger to you. It is a lose-lose situation for all, the TFG, ICU and the rest. The damage is already done. No point of return. Back to square one. Rag hunguri buu isku raacaa is going to back back pretty soon. In other words, filinkii dheeraa aan fiirsanay lix iyo tobankii sano u dambeysay. Xabashada maka kala jeclo, as long aans ku jirto jahwareer iyo midow la'aan. Xamar already bililiqo ayaa ka socdo, laakiin Xabash Xamar ma tagi doono. Dowlada ku sheega, non-existent, puppet waa riyooneysaa hadaa Xamar isdhaheyso waaka talin doontaa. Already qadkii cagaarkaa ee foosha xumaa ayaa ka bilowday . ------------------ Waraa Nuune, halgankii maa ku maqneed. Waa ayaandaradii Soomaali soo marto tii ugu weyneed tan maanta socoto. Wax la murugooda waa dhaaftay, anagoo iska dhimano ayaa dhaanto intay Xamar Xabasho qabsan lahayd. Laakiin they won't. Believe me. Madaxweyne ku sheega, the puppet, stooge, the biggest traitor ever Soomaalida arkeen haduu ku fikiraayo Xamar ayaa ka talin doontaa. It already clan wars isku badashay. Wadaadana meeshooda ayee ka wadayaan qaraxyo iyo bambooyin. Baqdaad II ka sug Xamar, waaba hadee kuwa riyoonaayo ku fikiraan Xamar qabsaneysiin, which they won't. Dad maa booday inay Soomaalida Xabashada kala jeceshahay. Cruel awakening ayaa sugeyso markii qabqabliyaashii soo noqdaan, the puppet, stooge madaxweyne ku sheeg with his equally dowlad ku sheeg, non-existent burburtay isdhahaayo they will allow you to rule, iskaba dhaaf Soomaalida u mindiyo safeysanaayo. Nin magaligiis soo galay uma jeedee, wuu arki doonaa the puppet, stooge, dabanaageys of Sanaawi meeshuu Xamar ku gaaro. Soomaali waa sii kala tageysaa because of him, in uu isku keeno iska dhaafee. Mark these words: You will see kuwaan hada "secessionists" dadka kale ku caaynaayo iyagoo bari waa goo'sanay leh markee the puppet, stooge, dabanaageys of Sanaawi u socon weyso in uu waligiis ka taliyo dalka, which will come to be true. Maalintaas ayaa rabaa we "seceded" and declared "independence" iyagoo ku haayo. They already showed viruses nagu kor noolaa inay ahayeen, their hypocritenima waa soo baxee that coming day. Just mark those words.
-
Soomaalidiina ninkaan maka daashiin miyaa. Ninkaan maalin walba inta been been socoto ayuu ku qoraa, oo jawaab raadis waaye, wax u jawaabo haduu weyn lahaa asagaa iska bixi lahaa. Idinka aaminkiina wuxuu qoro ayaa igu kaliftay inaa idiin sheego. Idaacadda Jigjigo uu maalin walba inta uu soo giliyaa? Yaa leh idaacadaas, oo magaceeda ku qaraabanaayo? Idaacadda Jigjigo waxaa leh shirkad lagu macaabo Horn Communications, Inc [ku qor radiojigjiga.com meesha], shirkadaan oo lehna Sanaawi maadaama media free ka jirin dhulkaas Amxaarka.
-
Didn't you know we are all Somali-Ethiopians... What the... Ha dhihin saas. Amxaarka meesha ku jiro wuxuu rabay ayaa saan ahayd. War ha niyad jabin. Believe Xabash in uu dal Soomaaliyeed xukumo ma jiri doonto, and don't even give a faint optimistism the non-existent, puppet, stooge dowlad ku sheegaan burburtay. Even hadee Maxkamadaha meesha ka baxaan, it will be an ugly clan wars that we witnessed the 16 years, especially a one that will surpass the early '90s. Eratareeya and Liibiya will arm angry clans Xabasho loo soo kaxeystay.
-
This time, however, we're taking Ethiopia down with us. Nin dhar cad wato, dhiiqo waa iska ilaaliyaa ayaa la yiri. Ama si kale ha u dhahee, guri muraayad leh qof degan dhagax ma tuuro, ayaa la dhahay. Ha quursan, Kaastaro. A week ago non-existent, illegit dowlad ku sheega only controlled Baydhabo. It still controls meeshaas, inta kale qabqablihii ayaa xukumo. Amxaarada liked the former status quo, keeping each warlord's enclave in check and arming each side to hate the other. If the stooge, ultimate puppet madaxweyne ku sheega thinks Sanaawi would let him govern asagaa arki doono, let alone Soomaali people would let him rule Xamar. I repeat Xamar isn't degmooyin, oo laba milyan oo qof ayaa degan. Xabashada, however, rather prefer that -- the chaos and dagaalooge rule -- than a strong proctectorate regime even. Chaos and anarchy that can easily be manipulated is better than a weak, non-existent [in the eyes of Soomaalida], even if it is a puppet.
-
I didn't know maraxa iska daacsada ee Maxamed Dheere in uu kamid ahaa non-existent dowlad ku sheega. Whatever happened to "waa odey ciyaal suuq ah, oo barkimaha iyo joodariyaashii naga xaday xataa..." And Cabdi Qeybdiid asagana ma lagu daray dowlad ku sheegii burburtay? Even hadee ku jiraan, iyaga ma qabsan degmooyinkaan, ee Xabash ayaa qabsatay. Don't be cocky about wax Xabashada qabatay. Max'ed Dheere lix bilood baahi maku disheen Quracjoome iyo agagaarkaas haduu kaligiis wax tari lahaa. Be your own man. Rag iska dhig. Anyway, I will await "odeygaan ciyaal suuqa ah..." burst deja vu.
-
What is the official name ICU or UIC or CIU, etc?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Alisomali's topic in General
Midowga Maxkamadaha Islaamiga [MMI]. You can translate it any other language you wish. They later changed, though not widespread in use, Golaha Sare ee Maxkamadaha Islaamiga [GSMI]. Soomaalida are also equally using 'maxkamadaha' [soomaali syntax] iyo 'maxaakiimta' [Carabi syntax]. According to google, twice as many as use maxkamadaha [108,000] than maxaakiimta [57,300]. Good to know Soomaalida at least keep the Soomaali way, though the word maxkamad itself doesn't have Soomaali root.