Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

About Cawaale

  • Rank
    Waxgarad
  1. When you have Kismayo's dilemma, Embassy disputes in several countries, Illegal coal trade and a dominant-party system why do you have to beat around the bushes. You have got something genuine to criticize the man for maxaa Clinton and sheekadeeda ku giliyay. 10 years of SOL(what suppose to be the "a Utopia-lie" fadhi ku dirir society and we are still painting the walls. Indeed Clan is everything.
  2. Che -Guevara;910111 wrote: You are sad n pathetic, +1
  3. Oba, perhaps we were too skinny and had no value when it comes to being slaved. Plus the stubborn headed we are. I mean who buy something they don't intend to use? Why would you buy a Somali if they are not going to do your work and fight with you too. If you kill them you lose money, if not you still lose money. So it wasn't about being Muslim or not. No human being should be slave to another.
  4. Nuune, I was drinking coffee yo markaad tiri you actually recognize some of the faces, now i need to clean my laptop. Ilaahay amarkii. NG, Interesting thread. It's unfortunate that the only sources we can go back to for documentation is indeed the slaves traders.
  5. By Maxamed Xaaji - Waa hagaag, waxaan Daawaday ama aan dhageystay aan iraahdee qeybo ka mid ah hadal uu Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur "Tarsan" uu ka jeediyay xaruntiisa Daraad. Sida ii muuqatay ayaa Mudane Tarsan khudbaddiisu ahayd mid ka dheer tan internetka la soo giliyay balse ahayd mid la soo jar-jaray oo la is ku keenay.Weli, sidaas ay tahay waxa ay khudbadiisu soo jiidatay guud ahaan Soomaalida Qurba-Joogtada aha ama dadka dhowaanahan loogu yeero "Dayuusbaro". Inta aanan laygu la dagaalin ereygaas isaga ah aan ka afeefto oo aan iraahdo anigaba waxaan ka mid ahay qoladaas inkastoo aan aanan ka mid ahayn kuwa "Qooqan" waa sida uu Mudane Tarzan hadalkiisu u dhigaye.! Haddii aanad maqal hadalkii Tarzan waxaad ka dhageysan kartaa Halkaan. " frameborder="0" allowfullscreen> Waan jeclaan lahaa in aan dhihi karo Mudane Tarzan waxa uu u hadlay si ka duwan sida Siyaasiyiinta iyo dadka Hogaanka inoo ah kuwooda ugu fiican; balse, taa waxay noqoneysaa been qayaxan waayo inta badab siyaasiyiinteenu afkaa daloola: Mudane Tarzan-na ugu yaraan shalay Af intuu la ekaa ayuu furtay.! Waa sax in Soomaalida Quruba-joogta ah ay ka dhaqan duwanyihiin kuwa Wadanka gudahiisa ku sugan -Ha yaraato ama ama habadnaatee-, Aniga halkan uma joogo in aan difaaco Qurba-Joogta. Bal in yar aan isla eegno waxyaabaha Anshax darrida ah ee ka dhaca gudaha Magaala-Madaxda taasi oo ay Qurba-Jogtu wax shaqo ah aysan ku lahayn ama aysan ahayn Mas'uuliyaddooda. Waa midda koowaadee, Muqdisho waa magaalada ugu kufsiga badan guud ahaan geyiga Soomaaliya, oo waxay maraysaa xaaladdeeda in kor u kaca Kufsiga uu gaaro heer ay hay'adaha Dowliga ah sida kuwa UN-ta iyo waliba Ururada Bulshada sida Xarunta Nabadda iyo Xuquuqda Aadanah ee "Elman" ay qeylo dhaan ku aaddan kor u kaca xaaladaha kufsiga ay soo diraan. Haddaba waxaa is weydiin mudan Duqa magaalada maxaa sababay in uu arin sidaas oo kale ah indhaha ka xirto oo uu ka hadlo dhalinyaro badda u dabaal tagtay? Ma waxa jira Anshax darri ka weyn kufsiga? Haddii ay jawaabtu 'Haa" tahay xaqu buu leeyahay in uu af lagaadeeyo qurba joogta anshax darrida kufsiga ka weyn noo keentay. Balse haddii ay ajwaabtu tahay "Maya" waxa ay ila tahay kufsiga iyo boobka Askarta dowladda ayaa ka muhiimsan kana degdeg mudan arinkan isaga ah maadaama dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed iyo Diintubaay ka soo horjeedaan? Arinka labaad ama Su'aasha labaad ee aan is weydiinayay waxay tahay? Mudane Tarzan inta uu xilka hayay markii laga yimaado in ay shabaab magaalada ka baxeen (Taana waxaa mahaddeeda iska leh ciidamada Ajnabiga ah iyo Turjubaanadooda) Mudane Tarzan muxuu ku soo kordhiyay magaalada? Ololihii Nadaafadda halkuu ku dambeeyay? Faanoolaha Cusub ee Maka Al Mukarama muxuu u dhamaan la'yahay? Sidoo kale Duqa Magaalada waxaa uu hadda ka hor hadlay oo uu qiray in ay jirto oo illaa iyo haddana taagan ka faa'iideysiga dadka barakacayaasha ah oo maalinba maalinta ka sii dambeysa sii kordhaya oo wajiya cusub yeelanaya. Taa muxuu ka qabtay? Gabdhaha yaryar ee Qaxootiga am barakacayaasha ah ee laga ganaagcsanaaya jirkooda iyo qoysaska qalabkii iyo cunnadii loogu tala galay suuqa lagu iibanayo muxuu ka yiri duqa magaalada? Haddii aan u soo laabto arinta Qurba-Joogta waxay ku wacnaan lahayd in arimaha muhiimka ah sida hubka aan sharciyeysneyn iyo sicir bararka ku aaddan deegaanka oo ay labaduba la socdaan Qurba-Joogta in uu ka hadlo ama uu xal u helo Duqa-Magaalada.Tolkaygii Dayusbarana waxaan jeclaan lahaa in aan mid u sheego, waa laga fiicanyahay in aad waddankaagii hooyo oo aad intaas oo sanadood aad ka maqnaydeen in aad u la soo noqotaan waxyaaba wax u dhimaya dooqa iyo dareenka guud ee shacabka. Sidoo kale waxaa iyadana laga haboonyahay in xilli ay shaqaalaha Ajaanibta ah ee hay'adaha UN-ta iyo kuwa la mid ka ah ay ixtiraamayaan dhaqanka umadda in aad adiga oo u dhashay dalkii in aad gaar marto oo aad geeska ku dhufato dhaqankii iyo anshaxii guud ee Umadda aanay fiicneyn. Intaas kadib, Asxaabeey talo ma ahan in aad Xamar oo dhan aad Xeeb qalalan ku soo koobtaan. Goobihii caanka ah ee magaalada sida Matxafka, taallooyinkii iyo dhismooyinkii caanka ahaa booqda. Bal u kaadi, waxay ila tahay intuba in ay burbureen oo anay sariba ka taagnayn sidaa awgedna aysan ku haabooneyn in la iska ga qaado sawiro Facebook-ga la soo giliyo? Xalku muxuu yahay marka? Xeebta ma tagnaa, mise magaaladeednna ayaa dhisanaa oo aan gacan ka gaysano dib u dhiska iyo soo nooleynta bilicdeeda? Jawaabta idinkaan idin daayay ee Qurba-Joogeey, Caqli lix saaca naga dhaafa..Duqa Magaaladana, Magaalada Liido way ka weyntahay Mudane.! Source: KeydMedia.com
  6. Thanks Somalia. Tarzan and reviving the city? Did you hear about the new Faanoolee aka Maka Al Mukarama St.
  7. Somalia, That is a privet picture you are posting sxb. And its clearly from FB. Naga baandhee Plz.
  8. Interesting thread. I have many famous Somalis in my city. We had politicians like Ina Cumar Jees, Ali Mahdi, AbdiKasimi's(He is till around thou), the Buubaa's and Adam Ade's sons. Also there are/was entertainer's families such as Salaad Darbi's daughter, Xudeydi's sweet heart, Omar Shooli, Ina Dalmar(artist), Dalha(an artist and a parliamentarian who also used to academic professor). Also Xasan Xundubey of BBC lived here and Abukar Boston(BBC and Xidigtii October). Sheikh Mohamed Idris's family too. The list is long because somehow Egypt was one of the first escape destinations during the civil war.
  9. some do, some don't. And each to their own understanding or lack of understanding.
  10. LOL@ the title of the thread. The queen of Dhaanto kulahaa. Carry on sxb. And Oh Happy Christmas to you. It's Jan 7th.
  11. Caawa xaafadda waa qasantahay. MB members and sympathizers roaming around the neighbourhood where I live in defence for the second man of the Muslim Brotherhood group whose home address was posted on Twitter and Facebook early today. They are afraid that some protesters may come and do sit-ins here or even take it to another level in protesting. Sheekada ma fiicno.
  12. AUN Samia iyo Soomaalida tiraha badan ee badaha, saxaraha ku dhintay. And those who died of hunger too. Alpha, Sxb stop generalising people. Some journalists are genuine messengers. And in the case of the photo you posted I want you to know that the photographer was not only after fame. Kevin(an African journalist) who won the Pulitzer prize for the above disturbing photograph of a Sudanese child in the year of 1994 has committed suicide in the same year!
  13. Wyre, Keefa haaluka yaa Aqal -Carab Actually, I have a different point of view on this. I don't know if noticed but the brother came across as very convincing and too natural. But we know that his name can't be "I come from Somalia" in any way. So maxaa dhacay? Well, lets just say the local Imam advised him in uusan islaanta yari ku dhaaran..so he is trying his best to adhere to the advices given by the Imam and regulations made by the court at the same time.