-
Content Count
17,660 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Wiilkaas cashar weyn leyli ah ku baray ee next time kaabaha galaaska ka dhig, a kaabagalaas.
-
Britons among ‘ugliest people,’ dating site says
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to rudy-Diiriye's topic in General
Haddii la isku barbardhigo cadddaanka degan Galbeedka Yurub, wax ka foolxun Reer Ingiriis ma arkin. It is true, iyaga dhan white trash u wada eg, from boqoradooda to wiilkeeda. I can't believe Kanada's official head of state is her and kaas dhagaha waa weyn soon will be. -
...waxaana kaliya ka qeyb galay Ragga, iyagoo haweenka laga saaray. Allergy bilcaan ayee qabaan. Waxee ka qeybgaleen ayaa iska yar haddeeba dumarkaba u ogaleen. Markee dadkaas u ogolaadaan si xor ah inay u dabaaldegaan Istunka, Dabshidka iyo other dhaqameedka ayee dhab ka tahay. Otherwise barabagaandhadaan meesha ha kala tagaan.
-
Originally posted by Castro: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: First impressions? Hmm... Probably, waa dheertahay lasoo boodaan. They might add, I may guess, that I am reserved too in the initial contact. Ar maxaa is faanisay. Waa dheerahay kulahaa. Adiga matihidoo kaan cafe istaar ku arkaayay asagoo high heels xiran? I say you were no more then 5' 5". I now them are fighting words. lol. Waa ku salaamay macalinka. Ee laakiin dheeraanta faan miyaa? Maba ogeyn oo dadka dhaadheer baac la moodaa maxaa ka aqaanaa, ee marka haddee faan tahay maba sheegeen. I never liked dheeraanimo growing up, but it is different story now, for another reason, alxamdulilaah. Waa lagaa qaaday salaanta, xaaji. Horta ma tagtay Istar waagii? Meesha weyba casriyeyeen now.
-
12 Year Old Girl Sneezes 12000 Times A Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in General
Yea, living with that ma sahlano. I was listening on the radio this morning about her. I think they were saying something like she sneezes 16 times per minute. I thought it is almost impossible to live in that kind since I have had thought a real sneezing that I know and experience. Ileen this kind uu ahaa. See, her eyes are even open when she is sneezing sometimes. In real sneezing, that cannot be almost possible. Maskiinta, I hope she recovers. -
Top five largest cities in order - Somalia 2009
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Caano_Geel's topic in General
Actually, baska ma xumeen. Waagii sagaashameydii haa, laakiin hadda markaa raacay caadi ila ahaa. By the way, goormaa Nayroobi aadee, duqa. Gaarisana ma gaaree this time? -
12 Year Old Girl Sneezes 12000 Times A Day
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in General
I do know what hindhiso is because sanboor ayaa qabaa, marka waxaas hindisho ma igula eka. Wax kale probably. -
My Recent Acquisition of a SOL account!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Originally posted by Tuujiye: Daroogada badan iska dhaaf waraa.... Aqri waxa aad qortay? H1N1 camal in laguu talaalo waaye adiga!! waa la iska marqaamaa markaas wixii larabo ayaa la iska qoraa kawaran subxaanalaah... war aaway kuwii meeshan u talin jiray, war waxaan keyboorka ka qaada yaaqee..... Wareer Badanaa!!! Double at H1N1. Waraa haye ma istalaashay maadaama dadka 'high-priority' group ku jiro ahayd? -
-
Paragon, iska qiro ciyaartaas ugu heersareyso waxa inta la keenaayo, mise professional ha ahaadaan mise wax kale. Che run sheegay, faradheer iyo maryooleey xee ka yaqaanaan waxaas. mid kale ah ila arka. Cunugaas yar tooreyda fake ah isku gooy gooynaayo ka cabso. N.B. -- Many gabdho way la niikiyaan markee maqlaan heestaas Xasan Aaden Samatar qaado ee Iyeeyoow Iyeeyoow, laakiin heesta waa cultural oo ciyaar gooni ah leedahay. I had seen ciyaartaas, kinda like tan ciyaalkaan perform gareynoyaan in the video.
-
One other man attempts to touch the lion's nose.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Libaaxsankataabte wey dhamaatay, xaaji. Libaaxhabsiiye ayaa yimid. Iska qiro waa lagaa geesisanyahee. -
Xildhibaan lagu dilay Magaalada Garowe
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Thankful's topic in Politics
Rabiyoow raxmaan. Eebba ha u naxariisto marxuumka iyo marxuumada kale gacan ka gardaran dishay. -
Originally posted by Muhammed: ^So you'd support a junion politician deep down south who can't roam outside of villa Somalia without the protection of armored Amisom vehicles and guards..really that man. What about Faroole who is relatively more suitable state leader? So instead you chose Sharif. This Just goes to show you how out of touch with reality reer Maakhir really are. They dont know what to think. This is your President and for this is your flag. Baddacas, your ideas are flawed these days. I tried inaa kaa wareegsado, oo kaa gambisto maadaama qof aqiyaar tahay, but your ideas stink, sir. It is too irresistible not to refute. At least Shariifka is welcomed in the corridors of power in Washington, the headquarters of United Nations in New York and the central, modern-day meesha Yurub laga xukumo Brussels. All with open arms and official diplomatic recognition, welcomed by the top officials. Tell me Md. Riyaale dadka soo dhaweeyo? Waaba if he ventures out from the former aqal of Moorgan, sidii qof private citizen camal ah u baxaa, una soo noqdaa. Kamoon, admit, if one was indifferent about this issue, whom would the person choose his or her leader to be? Taas isweydiis maleh, duqa.
-
arka.
-
Interesting Analysis By Sheikh Abdirahman On Somalia Today
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in General
Nuursi beel. -
Top five largest cities in order - Somalia 2009
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Caano_Geel's topic in General
Maxaa ku faraxday? Gaarisa maa satellite ku aragtay finally? Gaarisa goormee kugu dameysay horta? Arag sawiradaan sanadkaan bilowgiis kasoo qaaday: Baskaan Nuunka ayaa dabakafuul ka ah. Isbitaalka Gaarisa. The sawir's quality is not good because baabuur socdo anoo ku jiro qaaday sawirka, not to mention it was at dusk. -
Soomaalis Deported from Soomaaliya!!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
LoooL, Hatu. Wax baas. I clicked ka waran. Meel baas la i geeye. What the... I guess that is what a seven years later would make links go that wild. I am glad Che didn't click it, too. -
Interesting Analysis By Sheikh Abdirahman On Somalia Today
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in General
How can I have that 'phobia' when I am in fact wadaad myself? No, no need to be phobic about some people. I am not anti-wadaad, either. Just many so-called sententious 'wadaado' in the last two decades dadkii wareeriye, oo lagama amaan heli karo. Kuwaas ima soo maraan again. -
Saudi livestock move boosts Somaliland economy
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Saudi livestock move boosts Somaliland economy Misplaced title. It says right on the beginning of the news article: "Days after Saudi Arabia lifted a nine-year ban on livestock imports from Somalia..." So the lifting of this ban boosts overall Soomaaliya economy, not only Waqooyi Galbeed, because same can be said in Boosaaso port. -
British comedy, which is your favourite?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in General
The Benny Hill Show. -
Interesting Analysis By Sheikh Abdirahman On Somalia Today
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in General
Wadaadadaan cusub kuwaan sheeganaayo ummadda wada wareeriye. It just reminded me what happened on the weekend at this Soomaali restaurant. My friend related to me later. The owner was telling to my friend, a wadaad gardheer, what happened earlier. "Wadaad" like him maqaayadda soo galay, saw gabdho meesha fadhiyo wearing pants and downright went to lecture in the most embarrassing way. "Maad Illaahiin ka cabsatiin, maad isdadiin, aawey waalidiintiina, maxee tahay saan..." He kept repeating that and more while others can overhear him. The owner was there, waiting his order. The owner said he couldn't further tolerate the 'wadaad's' abuse against his customers. Saan wax looma sheegee ku yiri, yaaba ka war maqlaayo, though. Marka dadkaas camal wadaado sheegto these days. Dadkaas ima soo maraan. -
Baddacas, your logic is still flawed, xaaji. Afti haddii la qaado aad leedahay, and you say the majority opinion matters, then let it take in overall Soomaaliya. Let the same plebiscite be held in Soomaaliya oo dhan, concerning the issue about separation. Mar waxaa leedahay Waqooyi Galbeed bas tan laga qaado shaqeyneyso oo Soomaalida kale degan gobollada kale ee Soomaaliya do not matter, yet Reer Sool iyo Sanaag waa u diideysa the right la siiyo, their own referendums in their own regions, the same right you allowed to give the separatists. Same can be said Reer Waqooyi Galbeed has no right to vote in their own, since they are a minority and overall opinion, which are for pro-unity, should matter. Marka wax daacad la imoow haddii kale naga kale yaree bahasha, duqa.
-
Somali Refugees in Nepal: Stuck in Waiting Room
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to BiLaaL's topic in General
Afarta gees adduunka Soomaali ku dhibaateysan. Eebboow. -
They call me 'aboow heeloow.' First impressions? Hmm... Probably, waa dheertahay lasoo boodaan. They might add, I may guess, that I am reserved too in the initial contact. As Soomaalida dhahdo, too, barasho horteed ha i nicin. Marka first impressions do matter, but hardly.