-
Content Count
17,667 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
I don't get the point of this. Qof kuwaas la baxay Dhalinta amaano ama difaaco in this online golo iska yar, except few misguided ones. There is no leadership, either. The leadership in Bari claim otherwise. Same in kuwa in Waqooyi. Plus whatever negative kuwaas la baxay Dhalinta sameyaan is documented on here, fiercely criticized. So is Shariifka and his administration. Dad la cafiyo iska yar. Koonfurta is not one fiefdom region that is united with one leadership at the top, either. The last 19 years intee jirtay? P.S. - Have you ever been to 'Koonfurta' horta?
-
The Somali Peninsula in 10 Years (2019)!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Originally posted by Che -Guevara: The Somali problem didn't start and won't end with Somaliland. -
Maxaa la dhihi jiray? Been la qabtay hee... Almost everyone who nominally had read the Soomaali news in the past week knew this -- knew this fact that Cali Ameerika has nothing to do selling that safaarad's selling, the illegal transaction which took place in mid '90s. Some people didn't even bother to comprehend what they've copied and pasted: "Wuxuu sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan ka qaadi doonaan safiirkii hore ee Somalia u fadhiyey magaalada Nairobi..."
-
Somalia Top ten Richest Guys...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
Nuunka, xirtaan intee kasoo aruurisay? Soomaali Business Directory? Dilaale weyn ahayd ileen. It is a sad reality iyaga dhan dhaqaalahooda badanaa Bariga Afrika ku invest gareeyeen. Taloow what other country u wareegi doonaan? Rawaandha, Burundi iyo Saambiya? -
Saqajaanimo tendencies of Somali People!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Ee laakiin liimo waa dhanaanee waana la fiiqaayee see camaleeto marka. Wax kale oo macaan ahayn laakiin la fiiqo jirto; ma sheegaayi since the forum is PG-rated nooh, especially in this thread where 'saqajaanimo tendencies' are not encouraged. Perhaps wasqaanimo might be appreciated. -
Kenyan women storm police station and demand sex
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in General
Waala kala qooq badanyahay. This old news article proves this theory I had for a long time -- that bilcaanta wey ka qooq badanyihiin nimanka. Now it is officially true. -
About darn time other Canadians have open access to this great channel I had seen and watching the last couple of years.
-
Originally posted by nuune: ^^ Seems kaala-footo to me. Labada odey ee su'aalaha badan kan bikoorada wato iyo kan funaanada gaduudan xiran ayagu meel walba miyey taaganyihiin horta! He depicts them as the common, average Soomaali person who are bewildered sometimes what is going on the never-ending cycle of Soomaali politics of isqabqabsi..
-
You are speaking like he is an independent fella when it comes imprisonment, jirdilka and handing over Reer Soomaali Galbeed to Xabashida. In this issue, Xabashi ayaa meesha u taliso. He can nothing about it, hadduu iswaalana mid ee ku badalaan ma weynaayaan and if he further resists, they would and could easily arm a 'jabhad' to oust him. Waxaan midnimo iyo iskaashi la'aanta Soomaalida keentay. Midba mooradiisa loogu hanjabo, juuqna dhihi karin.
-
Somalia Top ten Richest Guys...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Yaabka-Yaabkiis's topic in General
-
at 'barasho wanaagsan.' I thought barasho wanaagsan marka la kala tagaayo oo la isku cusubyahay la dhahaa. The dude is trying, though. Wuu dhaamaa kuwaas kuus kuusan ee yar.
-
Saqajaanimo tendencies of Somali People!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Originally posted by Haatu: sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there Nuunka runtiisa waaye. Jiirooyinka iyo luuqyada magacyo lahaan jireen. Jiirogaroob ma maqashay? Jiiromaafiya? Waraa Tuujka, yaree qaafka ku iri. Ani iyo macalinimo kala dheer ee adiga garbaha soo tuujin jiray ayaaba Bii'ej'dhii {PhD} ku heysto sida loo falaqeeyo ciyaarahaan ee walaalkeen ugu dhig iyagoo dirsan ka dirsan u socdo. -
Oh, rednecks. I don't know Soomaalida meelahaas degan see dadkaan ula deganyihiin. Waligey ma aanan arag dad as misinformed and as equally loudmouthed as those ignorant people walina isla sii saxsan.
-
Saqajaanimo tendencies of Somali People!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Maya, waa ninac luubaani. -
Meeshaan cadownimo iyo waxaas kama jirto. Ima yaqaanaan kuwaas madaxa duubtay, anigana ma aqaani dadkaas. Reerkeygana ma leynin, anigana waxba kama dilin, ee marka wax keenaayo cadownimo iska yar. Kaas hadduu Soomaali yahay, anigana ma'ihi marka. N.B. - I am just sharing my opinion, meel kale iyo si kale ha u qaadan. It is just an opinion of mine. If you happen to support cawaantaan madaxa duubtay, whom I believe are the worst group Soomaaliya had ever seen in those trying times of last two decades. Just another opinion of mine before sii saniftid. They are not malaa'ik lasoo diray, as some of their ardent supporters believe so. You have a right to support them, I too equally have a right to oppose and oppose I will always remain. Marka no need aad u saniftid, duqa.
-
Darbisaar muu sameynooyaa?
-
Xarakada Alshabaab ayaa hanjabaad kulul ugu hanjabtay culumada degmada Kaaraan Kadib markii Xarakada Alshabaab ee wareeqo digniin ah ku daadiyeen degmada Kaaraan ayaa yimid khilaaf xoogan oo lagala soo horjeedsaday waxa ay ku kacayaan. Warqadahaan ayaa waxaa ku qornaa in khudbadaha laga akhriyo masaajidada Kaaraan in laga wada badalo sida ay ku socdaan oo ay qaataan waxa ay Xarakada Alshabaab u soo diyaariso. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan cidii ka dhaga adeego in lagu qaadi doono ciqaab culus. Durbadiiba arintaan ayaa waxaa ka dhashay murun iyo qalalaaso fara badan, iyadoo ay Culumada ka door bideen in ay iskaga barakacaan degmada Kaaraan marba haddii faraha lala soo galay afkaartooda. Sheekh caan ka ah degmada Kaaraan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in waxa ay ku kacayaan Alshabaab ay tahay qalad aanan loo dulqaadin karin, isagoo intaasi ku daray in ay yihiin dad Islaam ah oo ay weligood arkin dad oranaaya waa inaad badashaan qaabka aad qudbadaha u wadaaan. " Waxaanu soo aragnay dowladdii Maxamed Siyaad Barre oo lagu sheegay Geeska Afrika iney ugu awood badan tahay ayaa ebed soo faragashan qudbadaha masaajidada ka socdo, waxa aanu ka akhirno masaajidada waa waxa ay soo akhrin jireen Culumadii inaga horeysay ,” sidaasi waxaa yiri sheekh caan ka ah degmada Kaaraan oo codsaday inaanan xusin magaciisa. Degmada Kaaraan hadal heenta ugu badan ayaa waxay noqotay arintaan ka dhex aloosan Alshabaab iyo Culumada deegaanka. Xigasho ________________ What is this? Turkiya or one of the 'stans in Central Asia?
-
Originally posted by Koora-Tuunshe: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Awoowe halka laga hadlayaa Areys Ciise (AUN) way ka sarraysaa ............... Soomaali dhibka heystaa wuxuu yahay, kan ayaa sareeya iyo kan waalaga sareeyaa! MMA fikir ahaan waan la qabaa in labadaba Suugaan ahaan uu Careys uu soo jiidasho leeyahay. U sheeg. Sareeyaa kulahaa. Aniga Careys ayaa sareeyo ma dhihin. Aragtideyda dhiibtay oo ah in uu asaga, waa Careys Ciise Kaarshe, ila soo jiidasho leeyahay than the other two, not that I have anything against the other two.
-
Abdi is a schoolteacher who loves Hollywood cinema and used to be known to his friends as The American. Not so any longer - recently, Abdi received a threatening call telling him to drop that "evil" nickname. Haddee run tahay, kuwaan yaabkooda igama dhamaado. Taloow haddee Maykal Maryama uu noolyahay oo ay qaban lahayeen kuwaan Dhalinta la baxay maxee ku sameyn lahaayeen? I am sure magaciisa kaliya xoog ma ugu badali lahayn.
-
Saqajaanimo tendencies of Somali People!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
Idinka now 'saqajaanimo' ayaa wadiin oo xariifkaan waa u dhameyseen. Quit "saqajaanimo tendencies" waraada. Nuunka igu daranba "la iilaaf" kulahaa. Alam nashrax sheekada mareysee la iilaaf maa loo noqday. -
Originally posted by Kanzy: quote:Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah. Taariikhi? What an inslut. Somalis never conducted Zakaat in Somalia? Waxaan kan ku hadlay ma Soomaali baa mise ajnabi ka yimi AfghanistanProbably the latter. Waa kan sawirkiisana: Waa kan gadaal taagan. _____________ Maadeey, kuwaan ima soo maraan ee wax kale sheeg. Qof macquul ku mooday laakiin haddaa cawaantaan taageersantahay...
-
Labadoodaba waxaa dhaama Careys Ciise Kaarshe. Sababtaa u leeyahay waxee tahay, waa mida koowaad, haddaa dhageysatid saararkiisa ereyo Afsoomaaliga u wada dhameystiran, nooc walba inta lahjadadood ee Afsoomaaliga ka buuxaan, oo Afsoomaali qof dhameeye barashadiisa iyo garashadiisa u ekaa. Mida labaad waa suu ugu dhawaaqaayo saararkiisa soo jiidashada leh, qofka ku qasbeyso in uu dhageysto.