-
Content Count
17,683 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
325
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Ismail Omar Guelleh speech during Conference
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
He called in the most strong wordings the international to come NOW rather then later with alternative's for replacing AMISOM. And that supporting, training, equiping a Somali army that will replace amisom is the only real tangible result the international can contribute to. AMISOM waa mashruuc, Ugaandha iyo Burundi lacag ku cunooyo, askartoodana loo biilo and unimaginable of whatever they could have earned in their respective countries. Ismaaciil Cumar Geelle wuu la socdaa saas, xataa ciidamadiisa haddii lacagtaas lagu siiyo. Haddii lacagta lagu qarash gareeyo AMISOM Soomaaliya iyo askar Soomaaliyeed la siin lahaa, wax badan isbadali lahaa, daqli wanaagsan dalka gali lahaa. -
Ninkaan muxuu rabaa horta. Qoraaladiisa iyo kuwa u jawaabayba ma aqrinin, laakiin ciyaal ciyaaleed u aqaan inay saan iskugu jawaabaan. Su'aasheyda aan ku noqdee, muxuu rabaa asaga uu aaminsanyahay? In la isku dhiibo Xabashada? In jabhadda hub dhigis isku sameyso oo siyaasadda Xabashada ka mid noqoto?
-
Showqi, sawirkaan aan kasoo qaaday xaafadda Kaasabalbalaare markaa 2003 tagay. Shaneemo Kaasabalbalaare waaye sawirka.
-
LooooooooooooL, marqaankeyga malawaxa inaa igu kicisid maa rabtaa. Xaasid xaasadiina xasada waaxid. I hope mid saliid miiran oo madoow ahayn. I hate those kind of malawax.
-
Maxamed Faroole oo Shirqool maleegay!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
"Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo. "Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay Gabadhaan magaceeda Raxanreeb maala yiraahdaa mise Najmo? Ina Faroole hanjabadiisa wax cusub ma'aha. He thinks he owns gobollada Bari, qofkii dacaayad ama wax ka sheegana waa fair game la target gareeyo. Meeqa ayuu xiray, kuwa kalena ka mamnuucay inay ka shaqeyaan gobollada Bari. -
Maxamed Faroole oo Shirqool maleegay!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dr_Osman's topic in Politics
The guy posted it in his Facebook page. Sheekadaan ha ahaato shirqool la isku dilo ama la isku dhaco, koley run ayee u egtahay, haddee saas tahayna waa shuqul maafiyo. I hope in uu ka daba harin. Xataa gabadha la socoto Najmo Axmed Cabdi waa gabadhii Aqalka Cad ee Mareykanka ee Obama su'aal ku weydiisay. Qaar ka mid ah ergadii ka qaybgashay shirkii wadatashiga ee ka dhacay Garoowe oo jirdil loo gaystay Nairobi ,Kenya - Waxaa todobaadkii hore ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland shirkii wadatashiga ee madaxda Soomaalidu ay kaga arrinsanayeen u diyaar-garowga sidii dalku u yeelan lahaa dawlad dhexe oo ka gudubta nidaamka KMG ah ee haatan ay ku dhisantahay xukuumada jirta. Waxaana shirkaas ka qaybgalayay wufuud Soomaaliyeed oo ka kala timid gobollada dalka, kuwaasoo Garoowe u tagay inay ka qaybgalaan shirkaas muhiimka ahaa ee looga baaraan dagayay mustaqbalka Soomaaliya. Waxaase markii ay ergooyinkii dib ugu soo noqdeen goobihii ay ka kala yimaadeen, dib ugu soo laabtay magaalada Nairobi qaar kamid ah ergadii ka qaybgashay shirkii Garoowe oo qaarkood ay soo gaareen dhaawacyo halis ah oo ay u gaysteen ciidamada ammaanka ee Puntland. Cabdi Xayi Garaad oo horay u ahaan jiray madaxa maaliyada ee hay'ada CRD, hadana la shaqeeya wasaarada dastuurka ee Soomaaliya ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray jirdilkii ay ciidamada ammaanka Puntland u gaysteen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirka. C/salaan Axmed Caato oo ah saxafi, ahna madaxa wakaalada filimada ee Soomaaliya ayaa isna kamid ah dadka lagu jirdilay magaalada Garoowe, kadib markii gaarigii ay wateen oo dhex marayay bartamaha magaalada Garoowe ay joojiyeen askar ku labisan dareeska ciidanka ammaanka, oo ku bilaabay inay ku garaacaan baadka qoryihii ay wateen sida ay Hiiraan Online u xaqiijisay Najmo Axmed Cabdi oo iyaduna kamid ahayd dadkii lagu jirdilay magaalada Garoowe. "Waxaa madaxa la iga saaray qoriga oo ammaankiisu furanyahay, waxaana la iigu hanjabay in la i dilo doono hadii aan gaariga kasoo dagto, markaas ayay la dageen wiilashii oo ay ku bilaabeen inay u garaacaan si naxariis darro ah". Ayay tiri Najmo. "Ma filaynin in sidan naloogu galayo dhul Soomaaliyeed oo aan u tagnay inaan shir kaga qaybgalno". Ayay sii raacisay. Markii uu falkani dhacay ayaa wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland uu ballanqaaday inay soo qaban doonaan askartii ka dambaysay falkan, balse ma jirto cid ilaa iyo haatan loo xiray. Weerarka ay ciidamada ammaanka ee Puntland ku qaadeen qaar kamid ah ergadii ka qaybgalaysay shirkii wadatashiga ee Garoowe ayaan la garanayn sababta ka dambaysa, balse arrintan ayaa mugdi galinaysa kalsoonida lagu qabi karo ammaanka Puntland, maadaama ay ciidamadii ammaanka sugayay ay ku xadgudbeen marti ka qaybgalaysay shir ay Soomaali isugu timid. Xigasho -
Ex-Somali PM won't contest war crime claims in US
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Qaranki's topic in Politics
Waa lala taliya Maxamed Cali Samatar that it is costly to pay anymore in order defend himself before the civil courts than settle. It might have actually costed more paying the lawyers than a settlement. Waana saas. Waa anshaxxumo in kaligiis la daba dhigto, dadkii ka dambi badnaa oo xiligiisa iyo xiliiyadii dowlad la'aantaba wada joogaan, qaarkood jagooyin haayo wali. -
London conference on somalia: Final communique
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Midabyada la doortay goobta lagu sharxay horta waa ka helay. Baluugga iyo caddaanka calankeena ayee madashaa. Aad iyo aad ugu helay taas. Laakiin tan xun waxee tahay Shariifka in la fadhiisiyo geeska, not dhexda. Waxee ku tusineysaa the closer a leader sits to the middle, the heavyweight his country is meddling in Soomaaliya's affairs. Ninka dhexda iska qabsaday and to the left of British prime minister waaba Ugaandha's Musafeeni. Yaa ku xigo? Turkiga. Yaaku sii xigo, kii Reer Kiinya. Markaas Shariifka oo Soomaaliya matalo la arkaa. Midigta ra'iisul wasaarahana waa saas. Qaramada Midoobay, islaantii Mareykanka, Sanaawigii Itoobiya. All are closer to middle than Shariifka. Dalkeena dadkaas iyo dalalkooda faragelin weyn ku haayo. And this sawir proves so. -
'We' kulahaa. I and you both know inaa wiilo tahay, adiga iyo boorso waligaaga isqaadin nooh.
-
Showqi, safaradiisa yaraan lahaa markaas. For sure.
-
Xiinka, Che wuu tagay, anigaa taas ka marqaati ah. Saxiix.com Horta Nuunka, Libooye i soo xasuusisee, qaraabada ku jiri jireen. Ee Libooyo degmo ahaan maanta Dhadhaab maa lagu dari lahaa mise meel ka baxsan waaye. Libooyo sadexda xiro midee maanta u dhow.
-
Che, maxaa ugu jawaabtay marka? Barbaarta Islii ayeeba buuxaan ee Kenyaatigaan maxee been iskugu sheegayaan. Nuunka, adiga marka tagtid Kaakuma gacan laguu taagaa. Waligaa Kaakuma ma tagtay?
-
Tagitaankooda 'photo op' sakoow waxee dadka tusineysaa at least inay daneynayaan dadkooda 21 sano ku rafaadsan xerooyinkaas. Dhiirogelinna wey u tahay walaalaheena ku rafaadsan deegaankaas. Yaab ila tahay wali, xero saas u weyn, oo dad badan caalamka ka tirsan wada booqday, yet no so-called Soomaali leader visited ever. Che, sheekada naga yaree nooh. Wax kalaa u tagtee waa ognahayee.
-
Dhagaxleey u shidan ayaa la dhahaa ileen waa run. Meeqo qof lagu sheegaa degan Dhagaxleey, Nuunka.
-
UK Foreign Secretary William Hague Meets President Silanyo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Siciid1986's topic in Politics
GoldCoast;792838 wrote: LOL is this the surprise folks were telling us to watch out for. So you mean to tell me PM David Cameron sat down with diaspora groups and even a Universal TV interview, but didn't have time to meet the President? BBC Soomaali, too. They had 'exclusive' wareysi of him that was broadcast today. -
They (Western media and NGOs) say this is the largest refugee camp in the world. Yet, no Soomaali leader had ever visited it. Ever. Walaa Shariifyada, walaa kii ka horeeye ee C/llaahi Yuusuf, walaa Geedi, Nuur Cadde, Ina C/rashiid, Farmaajo iyo kan hadda joogo ee Ina Gaas. Walaa Aaden Madoobe markuu guddoomiyaha baarlamaanka ahaa. None whatsoever soo caga dhigay those camps -- Dhagaxleey, Ifoow iyo Xagardheere -- Soomaali badan ka buuxaan. Had iyo jeerna Nayroobi lagama waayo. Weird. Very werid. Danjiraha Cali Ameerika ugu roon oo ka mid ah qofka kaliya masuul sheegto gaaray deegaankaas.
-
Soomaaliya dhanba wax 'free' ku helay iska yar. Dad baa u geeriyooday, dadna wee u soo saxariiroodeen. Sayidka ka koow yahay. Dad baa waliba xaanshi u laqay badbaadinta qarankeena. Kala goyntiisana wax loo dulqaadan karo ma'aha. Dheel dheel kula ahaa. Hooyo Soomaaliyeed ayaa ereyadaan hore ugu buraanburtay: Maxaa diideen, dalkeenii maxaa dayacay? Maxaad doonaysaan waa idinkan cidlada degayee? Damiir xumadiina qarankii ka dhigay daleel Haddaad dal shisheeye joogtaan damiir la’aan Oo aad ku doodaan nabad baanu u nahay diyaar Haddana diidaan wixii daawo dhalin lahaa War yaa dabiibaaya qarankan dugaagu helay? Qaranka Soomaaliya dad badan baa u galay qabriga Rag baa qaadan waayey gumaysiga quursigiis Rag baa ka qawaafay asaagaa qabaan u noqo Rag baa soo qaaday calankeena qaaliga ah Rag baa qalin dahab ah taariiqda loogu qoray
-
Showqi;792648 wrote: That is a lot of walk, how long did it take him? 2,,3 hours Qof Xamar ku barbaaray oo waa hore ugu dambeysayna, that won't be a long walk, but a needed one. Anigaba haddaa Xamar aadi lahaa, Siliga Mareykanka oo degmada Wadajir ku taalo anigoo lug kasoo bilaabay ilaa iyo Kaaraan waaku gaari lahaa without daal because xaraarad iyo xiiso aan Xamar u haayo, inkastoo 2003 tagay. ______________________ Turkey - Somalia aid pioneers? Somalia remains a notoriously hard place to help . But on a windswept hilltop along the coast a few miles south of the capital, Mogadishu, a giant, almost ludicrously neat, brand new tented camp for displaced families stands as a monument to what foreigners can achieve here with the right approach. "We've had no security problems yet," said Alper Kucuk, deputy head of the Turkish Red Crescent delegation to Somalia, as we toured the camp surrounded by our own guards and a contingent of soldiers provided by the local administration. "We have 2,100 tents for 12,000 people. Somalis treat us like their family and we are sure that anyone who has the willingness to do something for them will be very welcome," said Mr Kucuk. In the months since the militant Islamist group, al-Shabab, was finally pushed out of the city by African Union soldiers Turkey has emerged as the most visible foreign presence in Mogadishu - if you discount the green armoured cars belonging to the AU force (Amisom), which still growl their way through the busy streets. While most foreign organisations remain cooped up at the heavily guarded Amisom base by the airport, some 200 Turkish nationals are now living and working in the city on a variety of projects, ranging from construction to logistics and aid. "They are our brothers" is a common reaction from Somalis when the Turkish are mentioned. "While some talk, they act," was how a man called Aden put it to me. He said he had recently returned from Canada to help the reconstruction of Somalia. So why aren't other countries, or the United Nations, more active, and is it fair to criticise organisations for taking big security precautions, given the number of aid workers who have been killed in Somalia over the years? "They could do more," said Mr Kucuk simply. Boots-on-the-ground approach The UK's new ambassador to Somalia, Matt Baugh, still based in neighbouring Kenya, acknowledged that "the Turkish have shown what it is possible to do operationally". "They've brought a really strong political force to bear. They're intimately involved - a real force." Turkey's boots-on-the-ground approach is having something of a catalytic effect on the aid community. "The Turkish aid is setting a lot of pace," said Killian Kleinschmidt, the UN's deputy humanitarian co-ordinator in Somalia. He acknowledged that organisations with Islamic backgrounds "can move better than we can". "It's a constant challenge for all of us to adapt [to the changing security situation]," he said. "We are now making dramatic steps in recent days to enhance our mobility. Some organisations are slow. Some are faster." The humanitarian needs here remain considerable, with hundreds of thousands of people dependent on outside aid and living, in Mr Kleinschmidt's words, "just above survival". The improved security environment in Mogadishu is an opportunity to be seized, but the toughest challenge remains to find ways to reach out to those suffering outside the capital, in areas still under the control of al-Shabab. Xigasho
-
Why Federalism won't work in Somalia.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Ifafaaladaada waaku mahadsantahay, waana ku raacsanahay inay Soomaaliya 'federalism' waxba u soo kordhineynin ka ahayn isqabqabsi cusub. Laakiin maxaa ugu tagtay gobollada Sanaag, Togdheer, Sool, Waqooyi Galbeed iyo Awdal? -
Che -Guevara;792338 wrote: ^Well, you know what they say power and sex.... The Canadian dude seems unmoved or self-absorbed...loool Inaa saas dhaho aan rabayba. Stephen Harper even sucks in this. His boredom personality is beyond.
-
Waa wareey, si qatarsan u xssuusataa, runtii. Jidkaas Carwada ku dhaco Jidka Taleex ayaa la dhahaa.
-
Seinfeld ayaaba soo xasuustay.
-
Che, ha lagu imtixaamee, haddaa adiga that friend ahaan lahayd, jidadkee soo raaci lahayd adigoo Xamarweyne kasoo dhaqaaqay Taleex soo aaday. Aan aragno xasuustaada Xamar.
-
Strolling to buy a lollipop in Mogadishu A traffic policeman. Pedestrians. Taxis. Crowded markets and cafes. An absence of constant gunfire. Mogadishu has changed dramatically. It's six months since I was last in the Somali capital - a city then ravaged by famine, swarming with gunmen, and fought over by a lethal assortment of African Union peacekeepers, Islamist militants and clan militias. I won't pretend this is anywhere close to "normal" now. The endless ruins are still packed with displaced families, and behind each busy street thousands of people remain camped out in the most wretched makeshift tents. More are arriving every day - fleeing the fighting and the uncertainty that continues to plague towns outside the capital. There are regular car bombings here too, and suicide attacks by al-Shabab - the militant Islamist group that was finally pushed out of almost the entire city late last year. But the experience of walking through the now bustling city centre - we are still guarded, admittedly, by half a dozen gunmen - has made me appreciate why so many Somalis here, and so many governments abroad, are suddenly talking eagerly of a "window of opportunity" for a failed state that has spent two decades slouching from one catastrophe to the next. Thursday's brief but high-profile international conference on Somalia in London is a reflection of - and belated investment in - that new sense of hope. "Somalis are risk-takers and entrepreneurs. Their lives are restarting," said the city's deputy Mayor, Iman Icar, strolling past the ruins of Mogadishu's cathedral and buying a lollipop from a small stall. A crowd of young children watched us talking, and then switched their attention back to a football game being played in the courtyard of what was once an elegant colonial-era restaurant. "It's sad they are not in school," said the deputy mayor, who went on to call for "billions of dollars - a Marshall Plan," from the outside world to rebuild the city. The sense of calm that has settled haphazardly, over Mogadishu could, of course, vanish very quickly. Somalia has a history of false dawns. The country's feuding elites, ably assisted by a succession of misplaced foreign interventions, have rarely squandered an opportunity to put clan, or region, or profit before reconciliation and stability. But as Somalia's chaos has started to spread - in the form of terrorism and piracy - the outside world has finally shown signs of more concerted interest. Over the next few days I'll be reporting in more detail from this city. I've already spoken to the president of the transitional government and spent some time on the new frontlines outside Mogadishu with Ugandan peacekeepers. I'll also be looking at Turkey's sudden emergence as a key foreign player here - its officials, aid groups and businesses establishing a significant presence in the city and putting many other nations to shame . BBC
-
Abdirashid Omar, 28, is in hiding after writing a poem criticising the Somali Islamist group al-Shabab, which controls much of southern Somalia and is fighting interim government forces for control of Mogadishu. Somalia has not had a functioning national government for 20 years. Oral poetry, sometimes performed with music, plays an important role in Somali cultural life. Poets are often highly respected and a message recited in verse can become viral and carry great sway. Abdirashid Omar told BBC Focus on Africa why he wrote the poem: When I started doing this poetry initially, the aim was to tackle the social problems, then in December 2009 there was that attack - the Shamo Hotel attack in Mogadishu. I was in a hotel in Eastleigh [a predominantly ethnic Somali inhabited suburb of Kenya's capital, Nairobi] that night watching television and I saw the bomb blast that killed several people who were graduating from medical school. That night I could not sleep because it was so painful. It took me some four hours to make the poem Fatwo (the Decree). The next morning I recorded the 10-minute poem and a week later I recited it - chanting it - to an audience in the border town of Garissa [where many Somalis in Kenya live]. By the next day, it was in circulation in Somali society. It was that hideous, cruel act that provoked me, just made me write this poem. 'They use fear to control' In Eastleigh, I knew that I was living in a society where close to 50% of the people were agreeing with al-Shabab and what they were doing in Somalia, but for us to correct the wrongs of society we must brave the situation. I knew it was dangerous, but I had to say it because someone, somewhere had to talk about this. I realised my message had reached them from the calls I was receiving. Then it was I think on 15 May last year - the day I wanted to launch my poetry album, which included Fatwo that was already posted on the YouTube - I was given 15 days to repent, to "come back to God". If I did not repent within that time then they said: "You shall know that you will no longer live in this world, we'll kill you." I was supposed to withdraw the poem and write another to counter it - with a poem praising them. A person who contradicts his own poem will never be taken [seriously] again in Somali society - something they knew because they are Somalis. The police advised me to move out of Eastleigh for my safety because I refused to retract the poem. As a poet I will talk about the social ills. If there are people who are pushing this society towards a dangerous zone - like al-Shabab are doing - I will be writing poems about them. When you look at al-Shabab, they are people who are between the ages of 12 to 20. What makes them tick is the silence of the society - we let them use fear to control the society. Anger gives me the kind of drive I have, because this society, at the end of the day, has to solve its own problems. The international community will not solve its problem. We have to have voices among the people who will defy the kind of threats and dangers that are there, who will say: "No it's enough." I fear no-one if I feel I can do good through the power of my pen. BBC
