-
Content Count
17,649 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Sultan of Somaliland: It's time to unite Somali's.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
Suldaankaan seems in uu wax ogyahay than the average jaamac in Hargeysa who wants goosashadoonka. -
Carafaad, laba Liido jirtay ma ogtahay taas horta? Liido iyo Sugunto Liido.
-
Iran sends aid convoy to Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Shinbir Majabe's topic in General
Blah yada blah yada blah yada blah yada blah yada blah yada blah. Horaa loo yiri af dharagsan wuu iska hadlaa. Gartaa waaye calooshaada kuu buuxdo, Soomaali baahana kama naxeysid. Reer Iiraan wey ku mahadsanyihiin. -
Carafaad, heeso Afmaay oo wadani ah haddaa rabtid tan . Meesha waxaa ka muuqdo fanaaniinta Shimaali iyo Buunis iyo abwaankii weynaa Sahal Macalin Ciise. Iyo wadaniyiinta dhabta ah Asli Calansida iyo Xirsi Calanside, Rabi ha u raxmadee. Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri: Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin
-
Shalay Maanta. Toddobaadkii hore la qaaday sawirkaaan. Mar mar, it does still shock me how Xamar isku badashay.
-
Shabaab gives away wheelchairs to the disabled 'Pics'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
First gacmaha iyo lugaha ka gooya masaakiinta, markaasna kuraastaan lagu socdo siiya miyaa dadka. Ii sheeg Awmaadeey, meeqo ayee curyaamiyeen oo dhalinyaro ah ayna mustaqbalkooda ku wada dheel dheeleen? -
Batii, batii beridaa Baroogo oo lukunta Batuulo hooy bog yareey Berkee la koo sheenay Bilaantey bog yareey Berkee la koo sheenay Bilaanta beledkaan adi ley ki baafisoo Berkoo, berkoo ke eree - beerey tumani Birin, birin ke eree - beerey tumani Fannaanadaas, Shamsa Max'ed Food, looma gali karo. Afmaay si fiican u taqaan. Reer Baardheere ahaayeen reerkooda, caan ka ahaayeen degmadaas.
-
Awright, qalaas. Waala xiray this thread. This is a family forum, biibol.
-
Why did you mention the TVga adiga? Now, wuuka bixiye meesha nooh. Ah, am I glad or what, barafkaas camal sanadkaan waaka neefsanee.
-
MP Asha A. Abdalla attends Maakhir Conference in Nairobi (Pics)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
I met her in Nayroobi. Hoteelada iska soo wada horjeedo ee xaafadda Islii ee Madiina, Barakaad iyo Andalus lagama waayo. Qof fiican waaye. Iyada, Jiniboqor, Dalxa, Max'ed Cabdi Yuusuf lagamaba waayo hoteeladaas Islii. -
It is wonderful, especially to me who hadn't seen winter in the last three years and so. So enjoy while it lasts, sisters.
-
Nice kaamiro but it is too bulgy for my liking. I like kaamirooyinka ugu yar yar jeebka la gishan karo. I wish kuwa yar yar had qualities like the bulgy ones.
-
Oh, this is one of the best images I had seen by Amiin Caamir. Aad iyo aad ugu hadleysaa the reality.
-
SOL's A/Khadar on WaagaCusub.com LOOOOOL
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to The Zack's topic in Politics
Nin fiyoow ma'aha ninkaan, dumarka xataa ma dhaafo. He is on Facebook maalin walba dad ku caayaa, dumar bilaa ciyaal. Qofkii aaminaa ka darana. Markuu ugu darnaa waxee ahayd markuu ku qoray shabakadaas sarkaal Xabashi isdili rabay oo laba xabbad isku xigto madaxa iskaga dhuftay back in 2007. -
Actually, waxaa laga maamulaa bahashaas iswado garoonka Muqdisho by baasaasta Mareykanka. You never know marka.
-
100 Somali families arrested - Norway
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
ElPunto;784694 wrote: But MMA if biilka is not enough for your family in Scandanavia (which let's face it is an exceedingly hard proposition) - tell your relatives in Africa - that they have Allah to provide for them. Waxaan maa kaa dhab ah? Seriously??? Kamoon. -
Congratulations, You Won
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waa markee ciyaalka isku camiri jireen with their petulant melodrama-like playground behaviours. Daa'uud, ha isku daalin dadkaan, the neo-qabyaaladists. No wonder kuwa goosashadoonka wants nothing to do with certain folks. I can understand now. Iyagaa ka daran separatists. As though dadka inay ka xigaan camal dhulkaas iskugu camiraayo. We will always question what is not good for Soomaaliya, regardless the expected knee-jerk, pettish reactions or not. -
Abwaan, winterkii inta sanadkaan u gooye ayaa Bariga Yurub ku dhacay. Dalalka Bolaan, Roomaaniya, Hangari iyo Yukreen masiibo qaboob la dhahaaye helay. I was earlier in the day looking at the paper's weather forecast in the European cities, oh, my. All double digit minus Celsius ahaayeen in Bariga Yurub and most parts of Galbeedka Yurub.
-
100 Somali families arrested - Norway
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
Of course Reer Scandinavia, especially dalalka Iswiidhan iyo Norwey, I have my utmost respect to give. Waa dalalka ilaa hadda Soomaalida soo dhaweeyo whereas Yurubta kale dhibsadaan. However, you can understand waxa ku kalifay Soomaalida qaarkood inay sameeyaan waxaan camal. Lacagta lagu siiyo reerkooda inay ku filnaato waa laga yaabaa, but Soomaalida badankooda reerahooda Afrika joogo ayee biilaan. See lagu biilaa. It would either be starve yourself and family or forget the relatives in Afrika. Marka waa arki kartaa xaalka. Laakiin hadduu ninka shaqeynaayo, haddana ku dhahaayo dowladda isma qabno xaaskiisa, that is a whole different league and I am downright against that. -
This is my first real winter in Kanada since late 2008. Oh, man, oh, man. Is it wonderful or what. In my 15 years here, I had never seen a bare, exposed grass in Febraayo! It was always covered by snow, not to mention the hard, strong winds that used to dharbaax you on the face haddaa banaanka u baxdid months like this. How I wish every winter was like this.
-
100 Somali families arrested - Norway
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to OdaySomali's topic in General
Ooh, maan. The comments on Youtube on that clip is a bonanza for Soomaaliphobes. There are those who rig the system for millions and possibly billions. They are being rewarded a knighthood and take the title Sir. Only poor families oo iska masaakiin ah oo wax yar yar qarsaday ayaa saas loo humiliate gareynaa. It is a twisted world. -
The reason why Ethiopia supports anti Somaliland elements
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aah, dad baa waaga u baryay, finally. Haye, dad ayaa maanta ogaaday Xabashi waxee tahay iyo sidee u dhaqmaan iyo sidee Soomaali u necebyihiin. Aawey kii dhihi jiray 'wiilka Addisababa ku dhashay iiga dhow kan Xamar ku dhashay." Maanta ayaa rabaa wuxuu dhahaayo then. Xabashida Soomaalida ma kala jeclo, waligoodna ma kala jeclaan. Kuwa danteeda u aragto inay ugu jiraan ayee raacaan hadba xiligaas, Soomaalina inay waligood isqabqabsiga ka baxdo ma rabaan. -
Waxaan xasuustaa hadda ka hor ayaan islaan duqowday oo carab ah kursi uga kacnay,markaasay inta fariisatay meeshay ka oran lahayd khyr allaha idin siiyo dadkii kale oo carabta ahaa la hadashay waxayna ku tiri xataa adoontii baa idinka garasho fiican oo kursi iiga kacday aad baa naloogu qoslay waayo si fiicanbaan u labisnayn Uma jawaabin miyaa habartaas? Taas camal axsaan iyo xishmad midba ma istaahisho.
-
The picture being used is at least hoax it had been said and doesn't match the accompanying story. You can see there is no baby child under that person. Xigasho I immediately suspected the authenticity of the image above because ciida gaduudan uma eko dhul dalka Jabbaan ah, siiba meeshii dhulgariirkii iyo badgariirkii ka dhacay. Dhul caro gaduudan ma ahayn meeshaas.
-
If you weren't Somali, would you like to be?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to samjamaa's topic in General
Wax Soomaali dhaamo dunidaan aan arkaaye kuma arkin. So, had iyo jeer Soomaali ayaan dooran lahaa. One, two, three options xataa haddii la dhaho. The only people isgaran karo ifka meeshee ka joogaan waa Soomaali. No other people on this world is blessed with this. It is the only people meeshee rabaan ha joogaanee hal af isku af garan karo, oo dad boqol sano isyaqaanayna isku salaamaayo markee kulmaan, sheekadoodana kala istaageynin, no strangeness between them. Only Soomaalida can do this.