Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Koor haddii Afmaxaatiri mobile laga dhigo, so Afmaay waa laga dhigi karaa. Mobile Afsoomaaliga in telefoonka gacanta loo daayaa moodaaye, marka ninkaas hadda iyo erey bixin miyaa. Ereyga 'telefoon' meesha ku jiro diidanyahay filaa. Waa runtaa ma qorno Afmaay oo script la isku raacsanyahay ma jirto maanta, laakiin script kale duwan jiro. In la isku raaco u baahantahay. Horumarintiisa afka Soomaaliga guud ahaantiisa horumarintiisa qeyb ka tahay. Rabi ha idmo, Afmaay script la isku raacsanyahay mar dhow lagu qoraa. Horta nabaddii dhameystiran hala helo.
  2. Afwaamo ayaan ka helaa. Bilcaanta see u dhahaan waliba. Afwaamo laakiin waa sii kala baxaa, kan Careys Ciise Kaarshe ku saar qaadi jiray waaka gadisan yahay kan Wajeer looga hadlo. Wajeer iyo Gaarisa kuwa looga hadlo aad iyo aad u jiid jiidaan xarafka u dambeeyo ereyga ku dhamaanaayo. Tusaale ahaan 'maxaa tusin' waxaa loogu dhawaaqaa 'maxaa tusinnnnnn.' Intee aadeysaa 'intee aadiiii.'
  3. Reer Waqooyi reeraha kala yaqaano ayaaba tahee. But Reer Waqooyi badan ayaa deganaa gobolladas pre-civil war. Ilaa hadda wey deganyihiin qaarkood, I think. Amaa kuwaas ahayd taloow.
  4. I don't think it is going to die. If it dies, it will slowly die with Afmaxaatiri. Afmaxaatiri too waala haayaa, dad Ingiriis mooday ilbaxnimo ku hadalkeeda iyo kuwii Barbaartii Carabiga mooday waajibaad in lagu hadlo. Kuwaan waa kuwii dalka, kuwa qurbaha sideena camal maxaa ka sugee. Waxaa arkeysaa dad hoggaanka haayo oo ereyo Ingiriis ku dardaraayo markee hadlaayaan. Shariifka isdhahaaye asagaa ayaa u roon laakiin maalin dhawayd qudbadiisa dhageystay ku maqlaaye ereyo Ingiriis aanan ka filaneynin, sida 'procedure.' Yaa u sheego dadka ku dhageysanaayo waa dadka gudaha ku nool.
  5. Here we go. Markuu Carafaad Soomaaliya ka hadlaaye, it included Waqooyi Galbeed. Inaa sii sheegatid ahayd adigana.
  6. Let's talk about less about MMA and more about how phony and sham this money printing business seems. Neither is it legal under the current constitution or any known laws Soomaaliya had ever seen. It is pure tuugnimo and abuse of legalities in the highest order. If it doesn't seem to you (which is obviously blinded by...), it does well seem to us. Waa aragnaa, and we are against it. Deal with it.
  7. At least his theory makes more plausible compared to yours, though. What was yours again? Reer Qureesh ayaan kasoo jeedaa?
  8. Reer Afgooye Afmaay is the easiest. Dadka Bakool ka imaadana weyba ku kacdaa markee maqlaan Reer Afgooye oo ku hadlaayo lahjadaas. Yacni Afmaay iyo Afmaxaatiri la isku walaaqay waaye, yacni 60%-40% ratio camal. But I don't think kan looga hadlo Xuddur in uu purest yahay. Af haddii la baaraayo miyiga ayaa la tagaa.
  9. Funny ma'ahee ilma'adeerkaa intuu isdhahaaye wax sax ayuu biyo iyo shidaal isku dhex walaaqay nooh. I agree with his points, laakiin we can't change history to be too political correct. However, we are all Soomaali now.
  10. Mario B;801353 wrote: You came out as a clown too going all defensive without knowing the gist of the story. Meeshaanba waxee ka dhigeen little kindergarten playgrounds. Everyone tolka ahayn that questions the ridiculousness of this and others is a 'hater.' Waa sheeko afar iyo shan jiriyaasha. Such a...
  11. Makuuloow waala heshay. Watarbaroof ayaa dhihi jirnay. Micnaha loola jeedo waagaas aan yareen ma garan jirin gadaal ka gartay erey Ingiriis in uu yahay.
  12. I didn't say light skinned. I said dadka Banaadiriga, Banaadiriga dad madoow iyo kuwa cad u kala baxaan oo ay iska kala dhaleen. Maki Xaaji Banaadir is Banaadiri, dhiig ahaan Carabta wax u gashaa, so is Axmed Naaji Sacad. Soomaali midabkooda cad oo isirkooda dadka dhulkaas waligooda degi jiray wey jiraan, so are kuwa dhuxusha u eg.
  13. Maxaa waaye magacyada qabiilka aad meesha keenteen. Fadlan tirtira magacyada qabiilada. Jacfar, kabahaas magac ayee lahaan jireen ma sheegi kartaa. Ciyaalkeena Xamar magacaas u kasi jirnay.
  14. What is there exactly to comprehend? Whose sphere right and law is it to order and print Soomaali shilin? Ma gobol's finance minister ayaa ku shaqo leh. In the history of 'federalism' (and I don't believe this is even suitable in Soomaaliya still), no regional part of a 'federal' state had ever ordered its own money, sidestepping the 'federal' authority. How can a mere gobol's finance minister order lacag lasoo daabacdo. What kind of gobol you isku camirayaal don't understand? It doesn't have to come to Muqdisho. It has to go from Xamar to other gobolo as long as Muqdisho magaalo madaxda tahay. That is how u shaqeyso, mise Xamar magaalo madaxdii ayaa laga qaaday aanan anaga ogeyn, so now a gobol's finance minister is dictating for the rest of the country. What is this, still warlordism era maala joogaa ninka lacagtiisa iska soo daabacan jiray, though they still respected and only printed the 1,000 denomination. What was central bank in Xamar was for again? Dad ayaaba wali micnaha 'federalism' fahmin. Another reason we reject it, maba fahmaan. Ciidama badda ayee ku leeyihiin, how can a gobol have ciidamo badeed and military? And now this.
  15. Ciidamo milatari gooni ayaa leeyahay, ciidamo bad ayaa sameysanayaa, lacag gooni ayaa daabacanayaa, qeyraadka dalka maamul goboleedka bas saxiixi karo iyagaana leh. Calan maamuleedka gobolka iyo calanka dalka la isla simay maalin dhawaydna. What was this again? Waa goosanay maala dhaho maxaa been la iskugu sheegaa, Soomaalida kalena been loogu sheegaa. Mise sharcigaa la kala garaneynin.
  16. Xuddur, Bakool in 1969 according to the website the picture was posted on. This is my Aabo's birthplace and I had never been to it. It looks very interesting. Afrohaas ka helay. Darn qurbahaan bidaar nagu dishay. Shuud.
  17. Carafaad, what is your point exactly? Waala ogyahay inay jiraan Banaadiriga oo isir ahaantooda kasoo jeedaan Carabaha iyo Iiraan. Ee taas yaa dood ka keenay. Reer Xamar, Reer Marko, Reer Baraawe, Camuudi iyo kuwa kale isirnimadooda inay dhulal kale kasoo jeedaan waal ogyahay, taas qof diidana ma jirto. Maantana Soomaali ayee yihiin, oo dalkeena gobannimadiisa ayee kasoo qaateen, boqolkiiba boqolna dad u dhashay Soomaaliya. Dad waxee diidanyihiin markee maryooleey iyo lamagoodlaha faradheerta ah dhahaan isirkooda Carab waaye. Taas waa maya. Kuwaasaana dalka loogu yimid, iyagaana dalka ku badan marka isirkooda waa Soomaalinimo. Haddaa isleedahay Bantu iyo Carab ayaa iska dhalay Soomaalida, Soomaalida maanta jirto waxee u ekaan lahaayeen Baajuunta iyo Sawaaxiliga degan Kismaayo, Bambaaso ilaa iyo Sansibaar. Baajuun iyo Soomaalina iskuma eka. Kala saar dadka. Marka wareerka badan aad iswareerineysid yaree.
  18. USC qabiilnimo camal u isticmaaloyaa saas moodaa. Maxaa darbiyada Xamar in 1991 USC, USC lagu qori jiray siiba ciyaalka waagaas jiray without even knowing waxee sadexdaan xaraf u taagantahay.
  19. Aniga iyo xaajiyadeyda in 1992. Rabi mahadiis, wali waa isagfadhinaa.
  20. but if the south becomes peaceful and builds a clean government i will get my blue flag.... Bas, bas, xaaji, intaan ayaa lagaa rabay. Xaajiyadana nagu salaan if she was Reer Koronto. Reer Kanada waa isbishaalee, you know it.
  21. Aaheey, marna Burtuqiiska, marna Ruushka iyo Reer Kuuba. Iskiifiyaashaas haddeenan ahayn... Laakiin qof Soomaali isku sheegaayo haddana Xabashi isku dhiibay, dhaqankooda iyo dhalashadooda qaatay, taageersana waa lowest of the low in the eyes of Soomaalida damiirka ku jiro.
  22. Stoic, when did you become this hardened goosashadoon folk? I hadn't seen sujuu sidaan camal u rabo in Soomaaliya loo kala gooyo. At worst, they are ambivalent. Ma xaajiyadaa guursatay ayaa this hardcore kaa dhigtay?
  23. Amiin Caamir sababta loo eedeynaayo ma garan kari. Mise Banaadiriga dhan hal qowmiyada laga wada dhigay miyaa. Amiin Caamir Reer Marko waaye, kaas kanaalkaas lehna Camuudi in uu yahay jeclahay oo Xamar ku dhashay. Yes, wali ma arkin Amiin Caamir oo sawirgacmeed ka sawiray kanaalkaas, still... Waa run, kanaalkaas qofkii lacag bixiyo lagama hadlo, inkastoo mar mar dadka ka soo qeybgalo dacaayadeyaan laakiin official ahaan wax kama sheego meelaha qaarkood, waxaana ka mid ah deegaanka Soomaali Galbeed iyo dulmiga ka dhaco lagama soo waramo. Kaliya officially sanctioned reports kasoo tabiyaan deegaankaas. Jabuuti likewise wax lagama sheegi karo. Qaarkood kalena waa maamul gobolleedyo laakiin kuwaas inay lacag bixiyaan igulama eko, cabsi darteeda waaye oo wariyaasha kasoo waramaayo ka cabsanaayo dadka maamulo deegaanadaas Soomaaliyeed.
  24. Maaddeey;795140 wrote: ^Ushriko uu ku yaallaa,wax yar ayuuMasjidka Al-Hidaaya u jiraa. Alaabtaan adaankuugu talagay! Hoteelkaan quraacdaan ayee bixiyaan haddaa one of their suites seexatid. They provide free WiFi as well.