Showqi

Nomads
  • Content Count

    2,610
  • Joined

  • Last visited

About Showqi

  • Rank
    Waxgarad
  1. Showqi

    Haye

    Faduuli ima keenin ee lacag raadis baan ahay saaxiib fuluus, fuluus ma garatay. Waraa Macruuf Cimilada Vancouver hadaa arki leheed Toronto waa ka soo cararilaheed saxiib. Winter ma jiro halkaan.
  2. Showqi

    Haye

    Wax Vancouver degan Sol ma joogaan?
  3. Saaxiib la'ima xareeysan ee aduunkii kale ayaan mashquul Ku noqday. iigu soo ducee, in aan xabad quruxleey ah is helno.
  4. <cite> @Bluelicious said:</cite> Showqiiiii! We are one game away from the quarter final. Blue, baayo inagu Holland baynu u sacaba tumeeynaa. Hadii Eebe idmo Final-ka ayeynu gaadhi doonaa. Soda kale ma ii fiicantahay.
  5. Can't wait to see Holland Vs Chile tomorrow.
  6. Haye MMA meeqo kaniini Aspirin aa liqday sabtidii? Koleey bareejadaas madax xanuun eey kugu riday!
  7. Marfishka cajalado ma yaalaan Miyaa!!! Waa maxay baryadu.
  8. This is one of Alpha's lost Script! Waaryee Alpha Stop fooling us
  9. Wyre, ma shan cisho ayaad la rafaneysay sidii aad gidaarkan wax ugu soo qori lahayd. Hahaha walaahi Somalia Online mashaqo ayey ku galisay. War ninyohow mar hadii aad isbadalka cusub la qabsan weyday dee bal ka retire-garow Somalia Online
  10. ^^ Waryaa why are you promoting Mr. Bulxan`s stuff only! ma isku qabiil baad tihiin:D
  11. Sheekadani waxay i soo xusuusisay hees Soomaaliyeed oo odhanaysay: Afkii qalaad ha moodin Carrabku qaldi mayee Sidii caanaha qudhqudhiyaay Mashaqo! Iminka Afkii Soomaaliga ayaanuba carrabkoodiiba karaynin:o:o
  12. Tallaabo;972572 wrote: Rear word: Waaq , meaning God Marka Caabudwaaq macnaheedu ma Caabud ilaahay baa?
  13. Talaabo, tittle-kaaga ereyga warbaahinta ayaan waxaan Ku badali lahaa Macluumaadka, the rest is correct Warbaahin = Media, and not Information Resource Centre