Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. So it is all about advocating gobollada Bari's interests now and not Soomaaliya, aha? Even if that said interest is against Soomaaliya's interest. Do you know Soomaaliya has 18 gobol. Anyway, why don't you and your like-minded folks just admit that you yourselves are hardcore goosashadoon wannabes. Maxaa midnimada Soomaaliya loogu gambanaa when you have no interest of Soomaaliya's overall interest. Naasir, Reer Khaliijka waa kuwa dalkeena ka dhigay dhul nabaadguur ah oo abaaraha ka dhamaan doonin. Geedaheena dhan dhuxul ay shiishadooda xun ku dhuuqaan ka dhigeen because dhuxusha makes shiishada more 'nice.' Xaasidnimo ku gaareen inay iyaga geedahooda la gooyin, laakiin geedaheeda wada gubaan oo dhulkeenana saxaro ka dhigaan sida dhulalkooda. Soomaali waxmagarata ah 'safeguarding' their tiny clan villages ayaa u horseedayana (even if they make it saxaro-like), una daran the few dollars jeebabkooda lagu shubo and not a care in the world for the future of our people.
  2. Xamar uu aadaa isma dhaheynin. Mana ogeyn in uu Reer Sool ahaa. Waa u sugaa markuu soo noqdo.
  3. Allahu aclam, but this is very worrisome development. Yacni sheekada waxee isku badaleysaa aniga haddii la iga bixiyo adigana kuma raaxeysaneysid. Aakhiro ha laguu diro waaye.
  4. Che -Guevara;795889 wrote: The Ugandan and Burundi askar are paid mercenaries. U sheeg yaryaruuracaan. Burundi ayaa Soomaaliya axsaan u joogo inay naga dhaadhacsiyaan rabaan. It ain't my money kulahaa. That money in the name of Soomaaliya lagu bixinoyaa, Soomaali badan dalkeena ku sugan wax u tari lahaa, instead of going straight into Bujumbura and Kambaala. Dhaqaalahaas Soomaaliya ayaa u baahan. Why loo diidanyahay credible Soomaali army la sameeyo and cunaqabateynta hubka laga qaado. AMISOM hubkee rabto soo dajisan kartaa, but not Soomaalida iyo dowladooda. What kind of twisted logic is this. Turkiga kun jeer ku mahadsanyihiin. Abaalkoodana milyan jeer lama gudi karo. AMISOMkaas I hope they find another place ay qandaraas ku qaataan, not Soomaaliya. Worse is that Kenyaatiga xataa now wey fahmeen qandaraaska, oo magaca AMISOM ku gambanaayaan now oo ay ku dhaqaalo cunaayaan. It is faleebo qandaraas ah waaye waala isku fahmay.
  5. They could have 'paid their lives' in the jungles of northern Ugaandha and saved their country's civil war from Lord's Resistance Army, no? Sheeko ciyaaleedka iska yaree. AMISOM axsaan uma joogto Soomaaliya. Mashruuc u joogaan.
  6. The Zack;795814 wrote: Ameen! God bless Uganda and Burundi for giving Turkey the peace they need to operate. Taas yaan la ilaawin. Turkiga iyo Reer Turkigaba doesn't get any $$$$ back. Burundi iyo Ugaandha ciidamadooda loo biilaa, doolarkoodana dalkooda ku noqdaa. Taas kala ogoow adigana. Turkiga, dowladooda iyo dadweynahoodaba wey ku wada mahadsanyihiin kun jeer. Soomaalida damiirka leh abaalkooda ma iloowi doonto.
  7. Ahahahaha. Is that Mukhtaar, our banoonimate, on the right side of the picture? Waa wareey. Nayroobi fresh air ku soo qaadanaa la isku ogaa ileen Xamarna waa isgeeye oo jago raadis noqday. I hope his siyaasad is not as bad as his banooni playing. Muxuu dad dardaray markii banooni la ciyaaraayo.
  8. Ninkaan waa ninkii labaad Xamar lagu dilaayo in as many weeks because guri ayuu leeyahay ayaa laga heystay in the last 20 years if we believe the news report. Marka uu sharciga u marayna waala qaarjiye. Xildhibaan ayaa saan camal loo shirqoolay laguna dilay Xamar bishii Nofeembar ee sanadkii hore markuu damcay in uu gurigiisa soo ceshto. Nooc cusub waaye filaa Xamar ka bilaabatay dadkana lagu cabsiiyo hantihooda maguuraanka see u sheegan. ______________________
  9. Maaddeey;795140 wrote: ^Ushriko uu ku yaallaa,wax yar ayuuMasjidka Al-Hidaaya u jiraa. Alaabtaan adaankuugu talagay! Alaabtaas waa meesha arooska lagu dhigay. Gudaheeda ma gishay oo ma seexatay. Definitely not bad for Islii. Muslim-Christian debate, waxba kamafahmo, but I make sure we say the Takbeer in unison:) Kun jeer aan agmaray waligeyna uma istaagin. Sartaa deganeen ayaaba muuqato. Taas dahabka ah oo Imaaraadka (Emirates) la dhaho tan dheer ka dambeyso waaye sartaa deganeen. Haddaa Islii la qabsatid runtii you would never want to live in another place. Just ask Che. Teeda kale masaajidkaas midka ku dhex yaalo miyaa saraha Kambaniyaasha oo Ushrika ku yaalo? Saraha cad cad oo isku eg la yiraahdo Company masaajid ku dhex yaalo oo ay isku egyihiin masaajidkaas Bilaal la yiraahdo.
  10. Saw this on the BBC last year. He arranged a parade but some local warlord/criminal turned up and slaughtered the band. This blokes was response was, after running away with his armed guards, was to say "we will do it again next year!". I don't know why this comment on that website made me to laugh, especially since I watched that documentary (with that grisly scene included) he is referring to.
  11. Indha adeygnimo la dhahaa waxaas. Still most comments on there waa terrible, terrible.
  12. Showqi, idinkoo Bashiir Lugeey xaafadiina tahay maa dad kale ku ciyaari jiray barxadaas. Anaga Bashiir Lugeey idinkaa nooga dhawaa, saas ee tahayna waaku ciyaari jirnay oo geeska dhanka garaashka ayaa meel ka lahayn. Laakiin uma badneen, oo badanaa Tarbuunka ayaa ku soo ciyaari jirnay,meel yar ku lahayn xagaas. Xaafadeenana waaku ciyaari jirnay, markaa badano ayaa Bashiir Lugeey ama Tarbuunka aadi jirnay. Laanta horteeda jaay ayeeba ahaan jirtay banooni kuma fiicneen. Xaafadaas ciyaalkooda teeda kale maba soo bixi jirin oo guryahooda ku jiri jireen, iyaga iyo eeyadooda. Ma xasuusataa sartii aad u dheereyd oo caddeed oo Laanta gadaasheeda laga dhisaaye. Meeqo sano sartaas la dhisaaye oo haddana joogsaneysay, haddana dhismada laga sii bilaabaayo. Iyadoo wax u dhiman yihiin dagaalada dhacay. Gurigaas eeyga joogay ninkaas joogay in uu fiyoowaa ma moodi. Qof maanka looga jiray ayaa gurigaas joogi jiray, qofkaa sheegeysid iyo qof kale in uu ahaa ma'ogi. Wiilka eeygaas lahaa ayaa isku iskool ahayn inkastoo fasalada naga sareeye dhigan jiray.
  13. Cappuccino(kabushiin) alaabeysan meeshan ka cab, iskan jir waa 100/- lakin the benefit is u can take ur laptop there and surf the net for free. Boqol shilin maa qaali ah? Soo arag Grand Royal qiimaha uu koobka kubishiiniga ka joogo. Waxaan ku ogaa 300. Teeda kale sartaas Shariifka (Gulf Palace) see ku kortay. Wax ka jaraanjar gaaban ma arkin, waaba daqrameysaa saa iskaga ilaaineysid their low jaraanjaro. Masaajidka Bilaal intuu ku yaalaa? Segshan 1? Hore uma arag. Burcadbadeeda sar dheer ku dhagan kuma ogeyn, inkastoo kuwa laga dhisaaye agagaarkaas. Haddii 'Shabaab' meel loo bixiye waxaa ugu wacan dhilqaha ku badan. Geedkaas dhilqaha ah Islii waxaa looga yaqaan 'Shabaab' maadaama si la iskaga ciribtiro adagtahay. Hoteelada waa weyn xataa waaku jiraa.
  14. Showqi, eeygii dadka dhibi jiray waxba kama fogeyn hee markaas. Laanta inta aan la gaarin ama laanta kasoo horjeedkeeda guryaha ku yaalay midkood reer deganaa ayaa waxaa la joogi jiray eey xun dadka dhibo ee ma xasuusataa? Ar maxaa eeygaasna dhibnay anagana, muxuu nasoo bursaday anagoo Tarbuunka ka nimid ama Taleex. Dhif dhif marka aan galno shaneemada oo habeen nagu noqoto, jidkaas ciyaal xaafadeena masoo mari jirin oo eeygaas ka cabsan jirnay mugdina wey ahayd. Waa soo wareegsan jirnay oo waxaa soo mari jirnay isgoyska Kaasabalbalaare ilaa isgoyska Bakaaraha kasoo leexan jirnay. Barxadii Bashiir Lugeeyna banooni maku ciyaartay, bacaadkaas badanaa banooniga ku ciyaari jirnay.
  15. Since Ditoore Che is not in, here is how he would've diagnosed: Delusional disorder, previously called paranoid disorder, is a type of serious mental illness called a "psychosis" in which a person cannot tell what is real from what is imagined. The main feature of this disorder is the presence of delusions, which are unshakable beliefs in something untrue.
  16. Taas waa sidaa u micneysatay shaqsi ahaantaada, dad kale sidaa adiga saas u aaminsantahay si ka duwan oo kale u aaminsanyihiin. Qof saxsana ma jirto. Taleexi, yaa dhaho Laascaano? Ninkii 'Konfuurian' wax walba ugu dhagtay igu daranba.
  17. Maaddeey;794105 wrote: This is Al Hidaaya masjid, try to pray in it to avoid the overcrowded Sixth st. Masjid AKA: Abubakar al Siddik, and enjoy the smooth talking, funny and knowledgeable Sheikh Shible. Looking forward to his Khutbah later on today. No wonder Maadeey Maanuur masaajidka kooxdiisa soo sawirtay. Xasan Xuseen, oo wadaad pro-Barbaarta ah, kuu fadhiyo dheh. Kan iyo kan 6ka lama dhaafo dheh. Wali maku tukatay kan 12ka. Car waa kaasaa haddee daacad kaa tahay kaasna waaku soo tukaday dheh. Kaasba waa weynyahayee. Eniwey, tabeelaha ee ku qorantahay Kilimanjaro Medical Complex, tilmaameysana jidkaas kabaha iiga dhamaaaday exactly this time last year, Febraayo. Sarta Burcadbadeeda la dhaho meeshaas ku taalo.
  18. Carafaat;794266 wrote: is it Baydhaba mise Baydhabo? Is it Marko or Marka? Is it Caynaba or Caynabo? Is it Diridhabo mise Diridhaba? Is it Baraawe or Baraawo? Is it Kismaayo or Kismaaya? Is it Cadaado or Cadaada? Is it Boorame or Boorama? Is it Ceerigaabo or Ceerigaaba? Is it Buurhakabo or Buurhakaba? Haye, masii wadaa.
  19. Kii Garoowe lagu qabtay oo la yiri Soomaali iskugu timid kaliya waxaa lagu soo qoray warmurtiyeedkiisa afka qalaad ee Ingiriiska kaliya. Kii dhul shisheeye lagu qabtayna Afsoomaali asagoo ku qoran waa laga soo saaray.
  20. Caano_Geel;793799 wrote: Dumarku niyaw horta maxay isla kala guraan, markay isa sawirayaan? It is called xarago. Haweenka iyo xaragada ma kala foga.
  21. Filla Baydhabo Xamar ayee ku taalaa, not Baydhabo. Baydhabo madaxtooyada labaad ayaa ku taalo, waa meesha uu Siyaad Barre vacation ku qaadan jiray. It is above the city, on the top of a hill. Yes, C/llaahi Yuusuf briefly lived there during his stay in that city.
  22. He called in the most strong wordings the international to come NOW rather then later with alternative's for replacing AMISOM. And that supporting, training, equiping a Somali army that will replace amisom is the only real tangible result the international can contribute to. AMISOM waa mashruuc, Ugaandha iyo Burundi lacag ku cunooyo, askartoodana loo biilo and unimaginable of whatever they could have earned in their respective countries. Ismaaciil Cumar Geelle wuu la socdaa saas, xataa ciidamadiisa haddii lacagtaas lagu siiyo. Haddii lacagta lagu qarash gareeyo AMISOM Soomaaliya iyo askar Soomaaliyeed la siin lahaa, wax badan isbadali lahaa, daqli wanaagsan dalka gali lahaa.
  23. Ninkaan muxuu rabaa horta. Qoraaladiisa iyo kuwa u jawaabayba ma aqrinin, laakiin ciyaal ciyaaleed u aqaan inay saan iskugu jawaabaan. Su'aasheyda aan ku noqdee, muxuu rabaa asaga uu aaminsanyahay? In la isku dhiibo Xabashada? In jabhadda hub dhigis isku sameyso oo siyaasadda Xabashada ka mid noqoto?