-
Content Count
17,655 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Evicting squatters in Mogadishu to rebuild.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to burahadeer's topic in Politics
Indhashareer iyo eviction maxaa isku keenay? Fix your link. -
War Reer Ayslaan yeenan deg degin. Tan ha aqristaan. Alberta-Ontario cold war to linger amid strong Canadian dollar The strength of the Canadian dollar threatens to prolong inter-provincial tensions as its effects are felt differently across the country. Strong commodities prices have helped buoy the loonie combination that boosts Alberta's fortunes but hurts Ontario as it hammers manufacturing. Indeed, BMO Nesbitt Burns noted today, some 500,000 factory jobs have been lost in Canada over the 10 years since the currency began climbing back from its 62-cent lows. In a separate study today, senior currency strategists David Watt and Stewart Hall of RBC Dominion Securities pointed out that "wrenching adjustments are imposed on a relative few" by the high currency. And they noted the spat between Alberta's Premier Alison Redford and her Ontario counterpart Dalton McGuinty. "With future oil sands production, global oil demand and oil exports seen keeping [the Canadian dollar] persistently strong, regional tensions are likely to linger, particularly if the benefits remain highly concentrated." They cited "a (cold) war of words" between Alberta, home to Canada's oil industry, and Ontario, a manufacturing hub. Ms. Redford had wanted Ontario to help in the fight for pipelines, while Mr. McGuinty responded by saying he'd take a weaker currency over a "rapidly growing" energy sector in Alberta. "Reasonable projections for oil sands production, global oil demand and oil exports, with almost all of the increased oil production destined for foreign shores ... suggest persistent tailwinds to [the Candian dollar] over time," said the RBC strategists. "McGuinty’s statement hints at the potential for lingering regional tensions during the next commodity super cycle." Ontario's factories have been hit hard, though the province has still created hundreds of thousands of jobs in other sectors over the past several years. Mr. Watt and Mr. Hall believe most of the hit to manufacturing jobs is now done, though they don't see that work returning in the near future. Their comments came as BMO's deputy chief economist, Douglas Porter, published a study showing the impact of the dollar's return to grace over the past 10 years. Sii aqriso ___________________ The premier of Ontario now wants the Canadian dollar in uu ku noqdo suu ahaa in early 2000s when halkii doolar was worth 62 cents US camal. War kac dheh, waa gartiis doolar xawilaad kuma diree. I remember it used to cost $165 Canadian per US $100 sent.
-
Qoftaan magaceeda waa maqli jiray, laakiin xusuus uma heynin muuqaalkeeda. Waa laga yaabaa anooo yar inaa ka fiirsaday telafashinkii qaranka. Qofta bilaash looma amaani jirin ileen wey taqaanaa sida loo daadahiyo barnaamijkaan camal. Dadka ku amaani jiray quruxdeeda laakiin qof taqaano shaqadeeda kasoo baxday u egtahay. Ereyada kaftankeeda ayaaba ka helay, sida 'walaalkiisa/walaashiisa.' Midka ugu wacayna 'Maamada' waxaa loogu jawaabay 'abaaba.' True ciyaal xaafad.
-
The 4.5 is not only wrong, its a crime against humanity
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Carafaat's topic in Politics
" frameborder="0" allowfullscreen> Waligaa jir Axmed Naaji Sacad. Faan faanka qabiilka Faarax anaa kaa sareeye Ka fogaado foolxumadiisa Foor boonti faaykaan Dadka kala fogeynaayo Banaadiriga dad ugu dalka jecel ku jiraan Soomaalida. How I wish we had more of them than maryooleey iyo faradheertaan qabyaaladda dishay. -
Hebel Fantastik hadda wuxuuba u shaqeyaa Yunifersal. Waa kan asagoo Buuloxaawo kasoo waramaayo maalmo kahor. Xiliga 23:35 ayuu soo muuqanaa. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Iisi with caayda. Wareysigaas kaftan ayuu ahaa, I don't know why some folks are all heated up. Granted he could have used other words than kuwa uu isticmaalay. However, waa runtiis, dad badan ayaa ku mashquul ah qoftaas, siiba kuwa joogo Afrika. I don't personally know waxee ku arkeen ka ahayn islux luxideeda. But that is their dooq.
-
The brother might have been to another airport u maleynaa. At least it is 10 times better than Heathrow, Gatwick and that one in Baaris. Sawirkaan 2009 ka qaaday mar aan dhex joogay garoonkaas.
-
Max’ed Cali Ibraahim (Catoosh) ayaa waxa uu sheegay in shacabka reer Baydhabo ay soo noqotay xornimadoodu, isagoo carabka ku dhuftay in dhibaatooyinkii ay ku arkeen magaalada Baydhabo ay qeyb ka tahay in rag ka tirsan Al Shabaab ay guursadeen haween raggii qabay cabsi darteed ay magaalada isaga baxeen xilligii ay gacanta ku hayeen Al Shabaab ee 3-dii sano ee lasoo dhaafay. Xigasho
-
I don't know who invents in his (I assume it is always a he guy waliba mid surwaal gaaban) wildest dreams these kind of stories. Ma wuxuu aaminsanyahay in uu ajir ka helaayo by lying in the name of good? Yes, tan camal wey dhici kartaa, but after reading too many of these kind since '90s online, it is about time runta la isku sheego.
-
Macallinka;796597 wrote: Where is he? lol Sawirka waxaa ka muuqdo meesha uu ra'iisul wasaaraha Ingiriiska taaganyahay geesahiisa sadex magac ku qoran oo dadkii istaagi lahaa ka maqanyihiin. Sadexdaas magac maadaama safka hore dhexda tahay waxaa ku qiyaasi karnaa inay ahaayeen Hillary Clinton, Shariifka iyo Ban Kimoon. Probably sadexdooda shirar gaar ah ku jireen, ama iyaga isla shiraayeba. This picture of leaders si deg deg lagu qaaday oo kama soo gaari karin sadexda maqan. Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga asagana waaka maqanyahay.
-
Mahadsanid, Amiin Caamir. Waxaa intaas oo kumanaan ereyo ku qornay hal sawir yar ayaa lagu sheegay.
-
One of the 'poorest, most miserable areas of the world' kulahaa. Faarabuuto. How rich was Mareykanka markee sameysanaayeen in 1776?
-
Hundred one ways to enjoy Islii (Eastleigh)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in General
Maaddeey;796089 wrote: Bus 'matatu' no 9 stage. Eastleigh Mall (Al Andalus Hotel) Waxaa soo xasuustay wiil aan Xamar isku xaafad ku ahayn oo Afrika gabi ahaanteedaba ugu dambeysay 1987 ayaa Nayroobi isla joognay samarkii. Toronto uu ka yimid, hoteelkaas Andalus ku soo degay asaga iyo his nephew. Bil iyo xoogahoo degnaayeen before guri ka heleen Burhaan Estate with his aabo Xamar ka yimid. Maxaa ka raacday hee intuu hoteelkaas ka guurin. Wuxuu dhahay 3:30 am ayaa soo kacnaa saqda dhexe habeen walba. Sabab? Basaskaas hoteelka hortiisa ka baxo ayaa bilaaban jiray waqtigaas yiri, iyagoo muusikada kor u dheereynaayo iyo hoon yeeriskooda. Ilaa iyo waaga ka baryaayo waa soo jeedeynaa yiri, oo qoraxda markee soo baxdo xoogahoo neefsaneynaa seexanaa yiri. Mar kalena wuxuu yiri maqaayada hoteelkaas Andalus asagoo fadhiyo qado sugaayo ayaa qof kale soo agfadhiistay, wuuna salaamay. Isma yaqaanaan. Qofkii cunto dalbaday, asagana cuntadiisa loo keenay. Hadalo yar yar u bilaabay qofkii, oo dad isyaqaano iska dhigaayaa. Cuntadii markuu dhameystay istaagay, qof musqusha aadaayo iska dhigay oo soo faraxalanaayo. Qofkii maaba soo noqdan hee. Asagana maba oga, markii la keenay risiidkii ayuu yaabay. Qiimaha cuntada labadooda ku qoran. Asagii yaab, wuu u sheegay ninkaas ma aqaani yiri, oo miiska iska soo fadhiistay wuuna i salaamay wax kale aan isku naqaano maleh yiri. Yaaka yeelaayo hee. Wuu bixiye qiimaha cuntada labadooda. Mar dambe maa qof agteyda xataa koob shaah in uu ku cabo u ogalaan jiray kulahaa. Waxaa u wici jiray kabalyeeriyaasha uu dhahay, digniina waa siin jiray. Qosol naga dhameeye markuu ka sheekeynaayo hoteelkaas iyo Islii dhanba, siiba qof Afrika aanan arag 24 sano. ____________________ Che, yacni Nayroobi ahaan ka wadaa. Ani Nayroobi koley Islii ka dooran lahaa. Nayroobi xaafadaheeda kale waa arkay, waa nadiif iyo qurux laakiin cidlo iyo boring waaye. Sagaashameydii degnaan jirnay, haddana walaasheen degan oo guri ku leh xaafad isku dhaceyso oo aanan Islii ahayn. Saas ee tahayna maalin walba Islii ayee joogi jirtay. -
Nin-Yaaban;796511 wrote: Horta, MMA, sxb LCBO muxuu yahayna?...waxeey igu tiri waa Grocery Store, saas ayaan ku sugayey. at 'grocery store.' Naga daa nooh nabsashada qofta waa isla ogeydeen. Haddee LCBO grocery store tahay, casinos waa shopping centres markaas hee. Eniwey, google it, you will know waxee tahay.
-
Nuunka in uu tago fiicneyd sanadihii lasoo mooday Balcad, uuna dacweeyo, Barbaarta ku diro. Waxa kaliya Barbaarta ku fiicanyihiin xaqdaro ma yaqaanaan oo kuwaas beertiina heysto si xishmo la'aan ah ayaa looga saari lahaa. Sheekadaas qoryaha madaxa la iska saaraaye waagii qabqabliyaasha ahayd oo xishood ma jirin ama cabsi. Laakiin hadda xoogahoo dowlad yar awood leh ayaa jirto oo waala isshirqooloyaa, sidii waagii hore maalin cad la iskuma booteenaayo ama la isku dilaayo. Waxaaba soo xasuustay maamada oo ka sheekeyneysay markaa Nayroobi joogay inay jireen dad ayaa kula kaftami jiray waayadii qabqabliyaasha markee gurigeena imaadaan ama guriga agmarayaan. Dad reeraha si fiican u yaqaano ma'aha, markaas ayee waxee ku kaftami jireen, "Ar maxaa ka dhaxeeye duqa iyo Siyaad Barre?" Yacni guri saan u weyn xaafadaan Hodan ku yaalo suu ku helay camal. Siyaad Barre iyo duqa inay mucaarad isku ahaayeenba iyaga maa kuu og. Wax walba dowladii Kacaanka moodaan dhasheen. Waa ka horeysay inay jirtayba maba la oga.
-
They were Suufiyo in the traiditional sense of the word and were competing with the larger Qaadariya, the other then well known dariiq.
-
Soomaalis back then followed certain Suufi dariiqooyin, including Saalixiya, Axmediya iyo Qaadariya (Sheekh Awey's dariiq). Suufinimo wax laga cararo ma'aha. You are just presenting one extreme version of it, which Soomaalida didn't follow. Soomaalida waxa diinta soo wada baray 'Suufi' ayee wada ahaayeen.
-
Ninyaaban, runtiis waayee LCBO parking lotkooda maxaa ku geeye. Xaaska sugaaye kulahaa. By the way, most 'professional' security guards in here Ontario dress like that, especially kuwa ilaaliya the malls. They are paid good, too.
-
Qof uu ku bar barto uu rabay. Before I viewed mid caddaan ayaa mooday and I was like, caddaanka shoot first and ask questions later, especially about madoowga, ee maxaa si ka ah kan. Ileen mid madoow gym ku soo daalay ah waaye too much training soo qaatay qof uu ku jimicsado raadinaaye and that drunkard filled it. I think he will be disciplined for sure. One more reason not to live in Mareykanka. My growing list of avoiding that place is getting ever longer.
-
Qof baa maanta basic history soo bartay. Shax, shax, shax, baraawo, baraawo. Ereyga Daraawiish yaanan ogeyn meesha uu kasoo jeeday. Weren't Sayidka's fighters followers of Saalixiya Suufi dariiqo? Now, soo baar ereyga Saalixiya iyo meesha uu kasoo jeedo.
-
Viva Ina Beerdilaacshe. Heesta aabihiisa aad u keenay. Heesahaa aad u jeclahay ku jirtaa heestaan. Goofaartankii xalay Maraan gogosha kugu tabay Kaa eegay gooyaal Kaa waayey garabkeyga Ilmo goba ma iga tiri
-
Showqi;796271 wrote: Xaakin hadii aan ahaan lahaa aniga kuwaas waxaan ku xukumi lahaa in ijaarkii u baaqday 20ka sano iyo guryahaas dayactirkoodii, oo waliba interest la kor saaray laga qaadi doono. Waa hadii ay guryahaas si deg deg ah uga bixi waayaan. Waagii Maxkamadaha sheekooyin waa weyn yaab leh dhacay oo guryaha la heysto ku saabsan. Dad sugaaye 15 sano ayaa fursad u helay inay guryahooda soo dhacsadaan. Dad 'wadaado' sheeganaaye oo guryo dadoow xaaraan ah xoog ku heysteen awlaadoodana ku dhaleen ayaa ceeboobay markee alaabtooda loo tuur tuuray. Qaarkood waxee la soo shirtagaynba inay xaq u leeyihiin inay la wareegeen maadaama 15 sano iyo ka badan degnaayeen maadaama dadkii lahaa ka war waayeen. Waa wada beentooda. Sharciga Ingiriiska ka jiro miyaa gurigii aan la sheegan la iska qaadan karo.
-
Eng.Cadde;795962 wrote: Miskiin The Marxuum was not the owner of the house but a friend of the guy who owned it.The marxum was helping him get his house back.The dalfac family is very old businessmen family who owned numerous real estates and have a monopoly on exports and imports.What ever happens,properties whether individual or public Must be returned.taasi cid laga baryaayo malahan.and that is why when the Gov of sharif decided to kick the squatters many did vacate on their own free will.hadiiba public buildings laga baxayo miyey kula tahay in privately owned house lagu jiro karo?? Kuwa guryaha gaarka loo leeyahay ku jiro aad ayee uga duwanyihiin kuwa ku jiray meelaha dowladda lahayd. Badanaa kuwaas dad iska danyar ayee ahaayeen oo weyna ogaayeen inay meesha tahay goob dowlad leedahay, iyagana ma heysanin oo dad kale ayee 'ijaarka' siin jireen oo maafiyo ahaa. Dadkaas ayaa furaha laga soo qaaday. I think kuwaas wax lagu aamusiyo la siiye. However kuwa heysto guryaha gaarka loo leeyahay aad iyo aad ugu duwanyihiin. Qaarkood waxeeba aaminsanyihiin inay xaq ku yeesheen maadaama 20 sano iyo ka badan heystaan. Kuwa kalena waxee aaminsanyihiinba guryaha Xamar wada qurxoon ama wada waa weyn in dowladii hore bixisay si masuqmaasuq ahaan camal, oo xalaal in lagu helin awalba. Andacoodeenkooda saas ah. Indha adeygnimo cad waaye. Waxaa xasuustaa markaa 2003 Xamar tageeye ayaa maalin isku sawireynay xaafadeena oo ahayd xaafad laga wada qaxay badanaa. Koo ayaa guri kasoo baxay, isla markiina nagu yiri joojiya sawirada aad qaadeysiin. Ciyaalka xaafadii hore ayaa ahayn ku niri, oo guryahaan dhan waalidiinteena iyo dad aan wada naqaano wada leh. Waxaa leedihiin malahee haddaa sawirada joojin weyseen xoog ayaa ku joojineysiin yiri. Mid ciyaal xaafadda isku ahayn oo laakiin qabiilmates meesha meel u dhow isbaaro u taalo ayaa xanaaqay. Suu noogu booteen karaa. Ar naga daa iri, waa yahay raali ahoow ku niri, waana kasoo tagnay. Ninkaas camal ayaaba joogo xaafad dhan xoog ku heystayba.